Abaarso Tech University

Abaarso Tech University

Share

Ku soo hiro aqoon tayo leh, macalimiin tacliin iyo khibrad dheeri ah leh, iyo deegaan ku haboon waxbarashada.

Abaarso Tech University is an internationally recognized university that is committed to supporting and developing highly qualified students. This is why we are dedicated to recruiting the best lecturers from across the world, and aim to provide quality teaching and service. We have some of the best undergraduate and postgraduate programs in the entire country; as can be seen by so many of our students who have already achieved great success thanks to our study programs.

17/05/2026

🎉 Happy 18 May 🎉
Waxaan dhammaan shacabka reer Somaliland ugu hambalyeynaynaa Sanad guurada 35aad ee qaranimada Somaliland.
Waxaan Alle ka baryeynaa nabad, barwaaqo iyo horumar waara. ✨
Sidoo kale waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo shaqaalaha Jaamacada Abaarso Tech in fasax rasmi ah uu jiri doono maalmaha 18 iyo 19 May.
📚 Shaqada iyo waxbarashadaba waxa dib loogu soo laaban doonaa maalinta Arbacada 20 May, Insha Allah.

Photos from Abaarso Tech University's post 05/05/2026

Maanta waxaa si heer sare ah u qabsoomay shir muhiim ah oo ay yeesheen macallimiinta Kuliyadda Caafimaadka iyo maamulka Jaamacadda ATU, kaas oo diiradda lagu saaray wada-tashi iyo horumarinta tayada waxbarashada.
Shirkan ayaa ahaa mid aqooneed oo lagu falanqeeyay caqabadaha jira, fursadaha horumarineed, iyo sidii loo xoojin lahaa hababka waxbaridda si ay ula jaanqaadaan heerarka caalamiga ah ee tacliinta sare. Waxaa si gaar ah loo adkeeyay muhiimadda ay leedahay isku-xirnaanta macallimiinta iyo maamulka, taas oo laf-dhabar u ah hirgelinta manhaj casri ah oo tayo leh.
Intii uu shirku socday, waxaa la soo bandhigay aragtiyo cilmiyeed iyo talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan kor u qaadista kartida ardayda, tayeynta manhajka, iyo kobcinta cilmi-baarista. Sidoo kale, waxaa la isla gartay in joogteynta wada-tashiga noocan ahi ay door weyn ka qaadato horumarinta waxbarasho iyo soo saarista xirfadlayaal tayo sare leh.

Photos from Abaarso Tech University's post 28/04/2026

Xaflada Abaalmarinta Guulaystayaasha Tartanka Daljir ee Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha & Arimaha Dastuurka.
Jaamacada Abaarso Tech ayaa kaalinta 1aad ka gashay Tartanka Daljir oo udhaxeeyay Jaamacadaha Gobolka Maroodi-jeex.

28/04/2026

Dr. Ahmed Hussein Esse Gudoomiyaha Jaamacada Abaarso Tech oo kalmad qiimo badan ka jeediyay Xaflada Abaalmarinta Guuleystayaasha Tartanka Daljir ee Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha & Arimaha Dastuurka,
Tartankaas oo Jaamacada Abaarso Tech ka gashay kaalinta 1aad.

Photos from Abaarso Tech University's post 27/04/2026

Jaamacada Abaarso Tech oo ka qayb gashay furitaanka Tartan Aqooneedka Ardayda waxkabarata dugsiga sare ee Sh. Ali Ibrahim (Ex-Biyo Dhacay).
Abaarso Tech University

Photos from Abaarso Tech University's post 05/04/2026


Guddoomiyaha iyo Hawladeenada Jaamacadda Abaarso Tech oo soo dhaweeyey macalimiin cusub oo ku soo biiray qaybta Ingiriisiga, kuwaas oo ka yimid dalka Ingiriiska iyo waddamada kale ee Yurub
Abaarso Tech University

29/03/2026

30% DISCOUNT!
Abaarso Tech University is proud to Promote Its English Language program, designed to give you the Skill that Open doors in education, career and business.
63 4859585

26/03/2026

Ogaysiis!
Jaamacaddu waxay si rasmi ah u furmaysaa maalinta Sabtida 28/03/2026, haddii Allah idmo.

19/03/2026


Dhamaan Maamulka iyo Hawl-wadeenada Abaarso Tech University waxa ay ummada Muslimiinta ah ugu hambalyaynayaan Farxada Munaasibada CIIDUL-FIDRIGA.
Abaarso Tech University

11/03/2026

Warmest congratulations to Dr. Mustafa Abdirahman Habane on the successful completion of his Doctor of Philosophy (PhD) in Governance and Regional Integration at the Pan African University and The University of Yaoundé II, Yaoundé, Cameroon.

This distinguished achievement reflects his scholarly excellence, intellectual rigor, and steadfast commitment to the fields of governance, regional cooperation, and diplomacy. His accomplishment marks an important personal milestone while also contributing meaningfully to Africa’s growing body of academic and policy scholarship.

May this milestone inspire continued research, leadership, and impactful contributions in academia, public policy, and regional development.

09/03/2026

Gudoomiyaha Jaamacada Abaarso Tech oo Hambalyo dhiiri Galin ah u diray Ardaydii ku guulaysatay Tartan Aqooneedka Daljir ee Fahamka Dastuurka iyo Barashada Wadaniyada.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Sha'ab Area
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00
Tuesday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00
Saturday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00