22/07/2026
Ilaahay mahadii waxa Si habsamileh noogu qabsoomay Tababarkii loo Fidinayay Barayaasha ka hawl-gala Dugsiga Bilkhayr, Tababarkan oo Taabanayay Dhibacyo badan oo Habka wax dhigista ah ayaa waxa soo jeedinayay Sadex kamida Aqoonyahanada & Barayaasha Dalkeena.
Rabbi ha inagu anfaco Xogaha iyo khibradaha Faraha badan ee aan ka faaidaysanay.