Cilmi-Soor Schools

Cilmi-Soor Schools Cilmisoor Kg, Primary, Hifti, and Supplementary schools.

Isku soo noqod wacan idilkiinba.
31/07/2026

Isku soo noqod wacan idilkiinba.

19/07/2026

Soo booqo xarunta dugsiga

19/07/2026

Ku soo dhawaada is qorista sanad dugsiyeedka cusub ee 2026-2027.

Is qoristu waa ay socotaa,fadlan ha moogaan hana ka maqnaan
17/07/2026

Is qoristu waa ay socotaa,fadlan ha moogaan hana ka maqnaan

27/06/2026

42,293 Arday Oo Saaka U Fadhiistay Imtixaannada Shahaadiga Ah Ee Somaliland

Waxaa saaka si rasmi ah u bilaabmay imtixaannada shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026, iyadoo 42,293 arday ay u fadhiisteen guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland.

Imtixaannada ayaa waxaa si rasmi ah u daah-furay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

Tirada ardayda imtixaanka u fadhiisatay ayaa isugu jirta:

✅️26,148 arday oo dhigta dugsiyada hoose/dhexe.
✅️ 16,145 arday oo dhigta dugsiyada sare.

ALLE ha u fududeeyo dhammaantood , gaar ahaan ardayda dugsigeenna Cilmi-Soor Schools .

Alle ha guuleeyo dhammaan ardayda qaranka.Gaar ahaan ardayda Cilmi-soor guulaysta labada daaroodba.
23/06/2026

Alle ha guuleeyo dhammaan ardayda qaranka.
Gaar ahaan ardayda Cilmi-soor guulaysta labada daaroodba.

25/05/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH
​Ku: Ardayda, Waalidiinta, iyo Macallimiinta Dugsiga Hoose/Dhexe ee Cilmi-soor.
​Fasax ku-meel-gaadh ah
​Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta dugsiga Cilmi-soor in dugsigu uu fasax noqon doono laga bilaabo maalinta Salaasada (26-ka May) ilaa 29-ka May.
​Dugsigu wuxuu dib u furi doonaa si caadi ah maalinta Sabtida, 30-ka May.
​Fadlan la socda ogaysiiskan, kuna dadaala waqtiga.
​Maamulka Dugsiga Cilmi-soor

Hamaliyo dhammaan bahda Cilmi-Soor Schools oo guul ka soo hooyay imtixaankii tijaabada ahaa ee daladda Hankaab ka qaaday...
22/05/2026

Hamaliyo dhammaan bahda Cilmi-Soor Schools oo guul ka soo hooyay imtixaankii tijaabada ahaa ee daladda Hankaab ka qaaday dugsiyada hoosyimaada.

Waxa uu maamulka dugsigu ogaysiinayaa ardayda, waalidiinta, macalimiinta iyo shaqaalaha kale ee dugsiga Cilmi-soor in dh...
30/04/2026

Waxa uu maamulka dugsigu ogaysiinayaa ardayda, waalidiinta, macalimiinta iyo shaqaalaha kale ee dugsiga Cilmi-soor in dhammaan qaybaha dugsigu fasaxyihiin 2-5-2026(Sabti), fasaxa maalinta shaqaalaha adduunka awgeed oo dhammaan shaqaalaha wadanku fasaxyihiin.

Isku soo noqod wacan oo wanaagsan.Raxmadkii Allena uu inoo shubay ee ardayeey taxadir ku yimaada dugsiga idam Alle.
23/03/2026

Isku soo noqod wacan oo wanaagsan.
Raxmadkii Allena uu inoo shubay ee ardayeey taxadir ku yimaada dugsiga idam Alle.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 12:00
13:00 - 18:00

Telephone

+252634198177

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cilmi-Soor Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category