Hargeisa School of Health Sciences

Hargeisa School of Health Sciences Hargeisa School of Health Sciences (HSOHS) is a student-centered institution dedicated to teaching excellence and preparing future healthcare professionals.

Sanad wacan ummada rer somaliland ilahay ha inoo barakeeyo sanadkan inoo curtay Dr.Cabdicasiis Muse MaxamuudAgaasimaha M...
16/06/2026

Sanad wacan ummada rer somaliland
ilahay ha inoo barakeeyo sanadkan inoo curtay

Dr.Cabdicasiis Muse Maxamuud
Agaasimaha Machadka Culuumta Cafimaadka Hargeysa

"CIID MUBARAK"Munaasabadda Ciidul-Adxa awgeed waxa aan hambalyo   u dirayaa dhammaan ummadda islaamka ah ee ku dhaqan da...
26/05/2026

"CIID MUBARAK"
Munaasabadda Ciidul-Adxa awgeed waxa aan hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda islaamka ah ee ku dhaqan daafaha dunnida, shacab-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo sidoo kale dhamaanMaamulka,Macalimiinta iyo ardeyda, waxa aan Alle inooga baryayaa in ilaahay inaga aqbalo acmaashi wanaagsanayd, bishaas bisheedana inagu gaadhsiiyo nabadqab iyo caafimaad raaga."

Dr.Cabdicasiis Muse Maxamuud Agaasimaha Machadka Culuumta Cafimaadka Hargeysa

Hal-kudhegga Sannadka ee xuska 18 May 𝐀πͺ𝐨𝐨𝐧𝐬𝐒 𝐒𝐲𝐨 π€ππ€πžπ²π¬π’.
17/05/2026

Hal-kudhegga Sannadka ee xuska 18 May 𝐀πͺ𝐨𝐨𝐧𝐬𝐒 𝐒𝐲𝐨 π€ππ€πžπ²π¬π’.

Kullan Casho Sharaf ah oo uu Maamulku Ku Maamusay teamka Machadka Culuumta Caafimaadka gaar ahan intii Ka Shaqaysay Band...
16/05/2026

Kullan Casho Sharaf ah oo uu Maamulku Ku Maamusay teamka Machadka Culuumta Caafimaadka gaar ahan intii Ka Shaqaysay Bandhiga Xuska 18 May

15/05/2026

Marka Qalbiga Dadku Wanaagsanyahay Waxwalba Way Hagaagayaan Marwo Sahra Halgan

15/05/2026

18 May Waa Maalin Qaranka Qaali Ku ah Marwo Rooda

15/05/2026

Wadankan Somaliland Ciyaar Kumu Iman Ragba u Godgalay Alleh HawNaxariste Wasiirka Caaimaadka Dr Xuseen Bashiir

14/05/2026

Hooyooyinka Tusmo,sahra iyo Ardaydeedi Machadka Culuumta Caafimaadka ee Hargeisa

Sawirro :- Qaybta 3aad Xafladda Xuska Munaasibada 18 May Xarunta  Machadka Culuumta Caafimaadka ee Hargeysa
14/05/2026

Sawirro :- Qaybta 3aad Xafladda Xuska Munaasibada 18 May Xarunta Machadka Culuumta Caafimaadka ee Hargeysa

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa School of Health Sciences posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hargeisa School of Health Sciences:

Shortcuts

Share

Category