25/04/2023
------E-commerce(Alibaba Sourcing) and Digital Marketing----
Barashada Suuqa Online ah iyo Xayaysiinta Casriga ah.
Ma jeceshahay inaad barato sida suqa Alibaba looga soo adeegto adiga oo jooga dalkaaga?
Ma jeceshahay inaad soo iibsato Alaba(Products) Jaban ee ku jira Alibaba?
Hada hadii ay jawaabtaadu tahay Haa . waxay Kuliyada Aqoon-kaabe Online College kuugu Bushaaraynaysaa in ay kuu diyaarisay Coure-dhamaystiran oo ah mid aad ganacsi online ah ku bilaabi kartid adiga oo kasoo adeeganaya suuqyada China .
Hadaba hadii aad u baahan tahay faahfaahin qaabka diwaan galinta nagalasoo 63 4611901