Markiz imaamu Axmed binu Xambal

Markiz imaamu Axmed binu Xambal Markiz-ku Wuxuu U Furanyahay Cid kasta oo baranaysa Shareecada islaamka
Online iyo ofline Labadaba.

31/12/2023
30/12/2023

Markiz-ku Wuxuu ku Yaalaa xaafada xerro-Awr gaar ahaan dhinaca galbeed wadada If iyo Aakhiro.

Faah-faahin 0634482662/////0634164753.

Waxbarasho Tayo Leh, Macalimiin Khibrad Leh Ugu Kaalay Markiz Imaamu Axmed Binu Xambal.0634482662////0634164753
30/12/2023

Waxbarasho Tayo Leh, Macalimiin Khibrad Leh Ugu Kaalay Markiz Imaamu Axmed Binu Xambal.
0634482662////0634164753

29/12/2023

Ardayad Wax ka Barata Markiz-ka imaamu Axmed binu Xambal.

29/12/2023

Ardayad Ka mid ah Ardayda fasalka barbaarinta Ama KG-ga ee Markiz-ka imaamu axmed Binu Xambal.

29/12/2023

Maamulaha Markiz-ka Imaamu Xambal
Sh Axmed maxamuud oo Daahir oo Ka warbixanaya Sida ay U Socota Waxbarashada Markiz-ka.

29/12/2023

Kormeeraha Markiz-ka imaamu Axmed Binu Xambal Sh Axmed maxamuud sh.Cumar oo Ka warbixanaya Shaqada Kormeerka Ee markiz-ka.

Address

If Iyo Aakhiro
Hargeisa

Telephone

+252634482662

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markiz imaamu Axmed binu Xambal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Markiz imaamu Axmed binu Xambal:

Shortcuts

Share