Kali Network

Kali Network

Share

Cisco training center for young adults.

07/01/2024

Ogaysis Fadlan wixii inta dheer nagala so xidhidh whatsap 0638040827 fadlan u share gare si ardayda kale u bahan uga faidaystan mahadsanidin Kali Network

27/12/2023

Ku so dhawada collegeka barashada cilmiga networkingka ee Kali Network sanadka cusub insha allah classes bilabayan h**e u so gadh isqoristu way socota yan ka buxsamin xaruntu waxay ku taal jigjigayar badacas wadasa statehouseka ama whatsap nagala so hadal 0638040827

24/12/2023

ku so dhawaw Kali Network college is qorista wa socota h**e u soo gaadh fursada classes h**e u bilabmayan xarunta waxay ku taal bada cas jigjigayar wadada state house, waxa u dhawnahay labada fooq ee ilma wadiid ama lambarkayga soo wac 63 8040827

20/12/2023

Waxan u sheegayna Ardayda u baahan in baartaan cilmiga Networkingka sida CCNA iyo CCNB in aan qiimihi idin jabinay sanadka cusub awgii oo halkii uu aha 63$ aan u ka dhignay 55$ markaas waxa u shegayna ardaya in u h**e u soo gadhan is qoristu way socota hada classyada waxay bilabmi donan bisha kowad ilaa bisha labad h**e u soo gaadh ama whatsap nagala so xidhiidh 63 8040827 Kali Network Mahadsidin fadlan garee si ardayda kale uga faideystan

20/12/2023

welcome Kali Network is qoristu way furan tahay h**e u soo gadh yay ka buuxsamin welcome

16/12/2023

ku so dhawada Kali Network is qoristu way socota waxa ugu talo galnay in an sanadka qaadano 80 arday oo noqon doona 4 class is qoristu hadda way socota h**e u soo gaadh

xarunta collegeka waxay ku taal badda cas wadada state house waxan u dhawnahay labada fooq ee matanaha ee ilma wadiid ama nagala soo xidhidh lamabarka 63 8040827 mahadsanidin

11/12/2023
09/12/2023

welcome to Kali Network Ardayda la qadanaya way koban yihin 80 arday sanadkii qadanayna calass kasta 20 arday ka kobnan dona is qorista iyo diwaan galinta ardayda waa socota sanadka cusub class-ka wa bilabmayan h**e u so gaadh fursada ka faidayso hadii ad xiseynayso cilmiga networkingka CCNA iyo CCNP oo si heer sare lagu bari doono mahadsanidin

06/12/2023

Kali Network h**e u so gaadh is qoristu way bilabantay wiigi sadex cisho ayad dhigan doonta ka faideyso fursada dahabiga ardayda jecel in cilmiga Networkig bartan gaar ahan CCNA iyo CCNP h**e u so gaadh ama whatsap no nagala so xidhidh 0648040827 buttonka hose ku dhufo si ad nola so xidhidho mahasanidin



Send a message to learn more

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Jijigayar, Badacas Area
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 13:00
Wednesday 08:00 - 13:00
Saturday 08:00 - 13:00
Sunday 08:00 - 13:00