Kas-Maal Primary and Kg School

Kas-Maal Primary and Kg School Journey to excellence through quality education Ahmed dhagah, Siinay

16/05/2026

Tartan aqooneedka sanadlaha ee dugsiga Kas-Maal Primary and Kg School ee kobci_garaadkaaga oo meel xaasaasi ah maraya.

Waxa xusid mudan in sanadkii 11aad oo xidhiidha ah uu socdo.

Kasmaal kobta kobcinta aqoonta

29/04/2026

Ardayda oo ka tirsan ardayda fasalka 8B ee Kas-Maal Primary and Kg School ee sanadkan u fadhiistay imtixaanki Haya'adda Al Huda Org ay ka qaaday dugsiyadda hoos yimaada oo dareenkeeda .

Kasmaal kobta kobcinta barbaarta

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ Kas-Maal Primary and Kg School   ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ,...
28/03/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต

๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ Kas-Maal Primary and Kg School ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—น๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป Maanta ๐—ผ๐—ผ sabti ๐—ฎ๐—ต ๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ผ ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐”จ๐”ž awgii gakinka dambe.

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ป.

31/01/2026

Agaasimaha Guud ee Haya'adda Dhawrista Tayada QarankaJSL Mudane: Axmed Cali Ismaaciil ayaa ka so qaybgalay xafladda abaalmarinta ardayda.

Xafladda kalka koowaad ee sannad-dugsiyeedka 2025-2026 ayaa saaka ka qabsoontay dugsiga.munaasibaddan oo loogu fooladeyn...
28/01/2026

Xafladda kalka koowaad ee sannad-dugsiyeedka 2025-2026 ayaa saaka ka qabsoontay dugsiga.

munaasibaddan oo loogu fooladeynaayay ardaydii kaalmaha h**e ku guuleystay ayaa waxa ka soo qayb galay waalidiinta,barayaasha ,maamulka iyo masuuliyin kala duwan oo uu ugu h**eeyo agaasimaha guud ee Hay'adda tayo dhawrista Qaranka JSL mudane Axmed Cali Ismaaciil
musharax xildhiban Dr.Saacid
Guddimiyaha waxbarashada AlHuda sh.ciise Yuusuf Maxamuud
madaxa xidhiidhada AlHuda sh. C/khaaliq Sh.Axmed
qaar ka mid ah maamulayaasha Dugsiyada Dalladda AlHuda.

munaasibadfan aya akuso afmeerantay jawi degan iyo farxadd

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ:Waxa la ogaysiinayaa Waalidka, Ardayda, Macallimiinta iyo Hawlwadeennada dugsiga in maalinta Sabtida 17/01/2026...
16/01/2026

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ:

Waxa la ogaysiinayaa Waalidka, Ardayda, Macallimiinta iyo Hawlwadeennada dugsiga in maalinta Sabtida 17/01/2026 uu dugsigu FASAX yahay Munaasibadda Israa wal micraaj awgeed.

maamusidda Hogaamiyaha fasalka 8A(Boys)_________________________________form_masterka fasalka 8A ee wiilasha mudane   ay...
26/11/2025

maamusidda Hogaamiyaha fasalka 8A(Boys)
_________________________________

form_masterka fasalka 8A ee wiilasha mudane ayaa shahaado sharaf ku maamusay ardaygii ugu sareeyay dhammaan qiimaynaha heer fasaleed ee kalka 1aad ee sanad waxbarasheedka 2025_2026.
Ardaygaas oo noqday Ismaaciil C/laahi xasan
munaasibadd kooban oo lagu qabtay fasalka gudihiisa waxa kasoo qayb galay maamulaha dugsiga mudane isaga oo bogaadiyay ardaygaa ku guuleystay shahaado sharafta islamarkaana dhammaan ardayda kula dardaarmay dadaal joogta ah inay sameeyaan.

Allaa mahad leh

Kas-Maal Primary and Kg School

fans

Maamulka, macalimiinta iyo ardayda dugsiga Kas-Maal Primary and Kg School  waxa ay hambalyo iyo bogaadin h dirayaan maca...
27/08/2025

Maamulka, macalimiinta iyo ardayda dugsiga Kas-Maal Primary and Kg School waxa ay hambalyo iyo bogaadin h dirayaan macalinka luuqadda carabiga ee qaybta wiilasha oo ka qalin jabiyay maalintii shalay jaamacadda Gollis Shariica gaar ahaana kuliyadda fiqiga islaamka isaga oo ku diyaariyay shahaadada sare ee masterta.

Hambalyo ustaad....

Hambalyo Maamulka dugisga kasmaal waxa uu bogaadinayaa ardaydii fasalada sideedaad ee sanad waxbarasheedkii h**e ee 2024...
17/08/2025

Hambalyo

Maamulka dugisga kasmaal waxa uu bogaadinayaa ardaydii fasalada sideedaad ee sanad waxbarasheedkii h**e ee 2024/2025 oo maanta lagau dhawaaqay natiijadii imtixaankii qaranka oo ay galeen .

Imtixaankaas oo dhammaan ardayda dugsiga Kas-Maal Primary and Kg School ay keeneen natiijo fiican oo ay dhammantood ku wada gudbeen sidii looga bartay.

Waxa aanu ugu ducaynaynaa in ALLE (swt) markasta iyo meel walba uu guuleeyo.

Kobta aqoonta iyo tayada waa dugsiga kasmaal.

Tayadu waa astaantayadaKas-Maal Primary and Kg School
15/08/2025

Tayadu waa astaantayada
Kas-Maal Primary and Kg School

Address

Ahmed Dhagax
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252636588013

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kas-Maal Primary and Kg School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share