Wll ku dhiirigali naftada akhriska iyo barashada quraanka kariimka ah
Al-wahyeyn Online Academy
Ku baro Quraanka iyo Culuumta asaasiga ah hab online ah
Amin wngsan dhamantiin waxaan bushooro cusub ogaysiinayaynaa dhamaan shacbi waynaha somaliyeed gudo iyo dibadba waxan leenahy kuso dhawaada Mac-hadka al-wahyeyn online academy ee barashada Quraanka kariimka ah iyo culuumta diiniga ah ee asaasiga ah
Isku day inta karaankaga ah in aanad ramadan ka dhigin bil cunto balse aad ka dhigto bil aad ilaahey u dhawaatid
16/04/2018
Mac-hadka al-wahyeyn online academy waxa uu ugu busharaynaya waalidiinta qurbaha ku nool ee caruurtoda la jecel barashada quraanka in uu mac-hadku is qoristii bilaabey sidaad h**e uga baraten sanadkana uu idin so kordhiyey barista quranka dadka waawayn ardayda cusubna bisha koobaad bilaash loogu dhigi doono haddaba ka faaiidaysta
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa