19/09/2024
Maanta oo ay taariikhdu ahayd 18/9/2024-ka waxa dugsiga Oxford nagu Soo bookhday Caalimka weyn ee sh.Axmed Cabdilahi Aadan (Sh.Shacbaan ) oo halkaas ardeyda uga Soo jeediyey mawduuc aad u muhiim ah kaas oo ka hadlaayey AQOONTA IYO FAA'IDDADA AY LEEDAHAY ADUUN IYO AAKHIRABA una hoga tusaaleeyey.
/dhexe Ee Oxford
-2025
17/09/2024
Waxa sharaf noo ah in maalinta Barri ah 18 September 2024 uu Xarunta Dugsiga Marti noogu yahay Sheekha Caalimka ah : Ahmed Abdilahi Adam (SHACBAAN).
Sheekhu waxa uu ardayda dugsiga u jeedin doonaa Waano iyo Cawdi ku Saabsan qiimaha aqoonta ee Adduunka iyo aakhiraba.
17/09/2024
Gudoomiyaha Saf-Arooryaadka dugsiga Nuuradiin Xarbayn Ayaa ku dhawaaqay jadwalka kala hor marinta barnaamujyada safka ee fasalada,Kaas oo bilaami doona maalinka berri ah 18/09/2024.
Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wada ayaa ku adkeeyey fasallada ka qayb Galaaya barnaamujyada Saf-Arooryaadka in ay ilaaliyaaan Wakhtiga.
Allah Mahad leh
/dheer
16/09/2024
# AWARD ANNOUNCEMENT
We are committed to supporting and motivating our young students as they navigate their educational journey.
Today, we celebrate two outstanding Grade 4 students who have achieved remarkable success in their class math quiz.
08/08/2024
Maamulka iyo Macalimiinta dugsiga hoose dhexe Ee Oxford waxay si Kal iyo laab ah u Soo dhaweynayaan Ardeyda Fasaxa muddada 48-ka maalmood ah ku maqnayd ee dib ugu Soo laabta dugsiga iyagoo caafimaad qaba iyo Ardeyda Cusub ee Sannadka ku Soo biirtay.
02/08/2024
📢 Ogaysiis Ogaysiis.
Waxa la ogaysiinayaa dhammaan Macalimiinta,Ardeyda ,Waalidiinta iyo darawallada Gaadiidka in uu dugsigu fasax yahay maalinka berri ah oo Sabti ah iyo Axada geerida ku timmi maamulaha dugsiga C/naasir Cabdi Cilmi awgeed Lana geli doono maalinka Isniinta oo ay bishu tahay 05/8/2024.
.....Alla Mahad leh......
25/07/2024
Maamullaha dugsiga Oxford waxa uu idinku Soo dhawaynayaa waalid adiga iyo ubadkaaga deegaan ku haboon wax barashada, lana jaan qaadaya siyaasada wax barasho ee dalka.
Soo xidhiidh :-
☎️+ 252 634017101
☎️+252 634479152
Ama Soo booqo Xarunta dugsiga oo ku taala degmadda maxamuud Haybe, Sariibada qudhacdheer Koonfur ayuu ka xigaa