24/02/2026
๐๐ข๐๐ญ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ faraceeda Hargeisa ayaa qayb ka ahayd tartan ay soo qaban-qaabisay ๐๐ฎ๐๐ข๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐, kaas oo ay qayb ka ahaayeen jamacaddaha gobolka Maroodijeh.
Tartankani waxa uu daaranaa waddaniyadda, qaranimadda iyo fahamka dastuurka ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐. Tartanka waxaa uu ka qabsoomay ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐.