Tisqaad Computer Science College

Tisqaad Computer Science College Tisqaad Computer Science College

03/02/2026

FURSAD DAHABIYA
dhamaan ardaydeena jecel inay 2026 sii kordhiyaan xirfadooda
Waxaan usoo kordhinay bisha 2aad
Xirfad kale oo wakhti xaadirkan loo baahan yahay Smart home camera waa camerad ku shaqaysa SIM card sidoo kale mobile lagu xidho

Workshop
Kani waaxa uu soconayaa kaliya 2 days sabtida ayuu bilaamayaa

* Registration $5
* Certificate free

FURSAD  DAHABIYA 🌟dhamaan ardaydeena jecel inay 2026 sii kordhiyaan xirfadooda Waxaan usoo kordhinay bisha 2aadXirfad ka...
02/02/2026

FURSAD DAHABIYA 🌟
dhamaan ardaydeena jecel inay 2026 sii kordhiyaan xirfadooda
Waxaan usoo kordhinay bisha 2aad
Xirfad kale oo wakhti xaadirkan loo baahan yahay Smart home camera waa camerad ku shaqaysa SIM card sidoo kale mobile lagu xidho

Workshop
Kani waaxa uu soconayaa kaliya 2 days sabtida ayuu bilaamayaa

* Registration $5
* Certificate free

Ma Jeceshay inaad barato xirfada muuqaal Samaynta Iyo Weliba Cod hagaajinta Hadaba kuliyadda Tisqaad Computer Science Co...
25/01/2026

Ma Jeceshay inaad barato xirfada muuqaal Samaynta Iyo Weliba Cod hagaajinta Hadaba kuliyadda Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu casrisan ee bixisa culuumta Technolgyga Waxay Bishan Qaadanaysaa Fasalo Cusub oo Video Editing Ah
ka faaidayso fursadan oo maanta bero xirfad aad ku shaqaysato
Wixi faahfaahin nagala soo xidhiidh :
Qaybta Suuqa Hoose : 511889 || 4783297 || 4101930

📘 Computerized Accounting CourseMa rabtaa xirfad kaa caawisa inaad shaqo ka hesho goobaha ganacsiga casriga ah?Hadda ku ...
25/01/2026

📘 Computerized Accounting Course
Ma rabtaa xirfad kaa caawisa inaad shaqo ka hesho goobaha ganacsiga casriga ah?
Hadda ku biir Computerized Accounting Course oo baro barnaamijyada ugu awoodda badan:
✅ QuickBooks Desktop
✅ QuickBooks Online
✅ Excel Accounting
✅ Odoo Accounting
🎯 Faa’iidooyinka Barashada Computerized Accounting:
✨ Waxaad awoodi doontaa inaad:
✅Si fudud u maamusho Sales, Purchases & Expenses
✅Sameyso Balance Sheet, Profit & Loss Statements iyo warbixinno maaliyadeed casri ah
✅Ka shaqeyso shirkadaha yaryar, kuwa dhexe iyo kuwa waaweyn
✅Ku xirnaato suuqa shaqada gudaha iyo dibadda
✅U adeegto ganacsigaaga si xirfad leh adigoo adeegsanaya software casri ah
✅Kordhiso kalsoonidaada xirfadeed iyo fursadaha shaqo
📅 Macluumaadka Koorso:
☑️Maalmaha Casharada: Khamiis & Jimce
☑️Mudada: 3 Bilood
📞 kala xidhiidh :511889/0634253356
💡 “Xisaabaadka casriga ah waa furaha shaqooyinka maanta iyo ganacsiga guuleysta bari.”

Kuliyadda Tisqaad Computer Science College waxay qaadanaysa bishan 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻  fasalo cusub oo la dhigan doono maalm...
25/01/2026

Kuliyadda Tisqaad Computer Science College waxay qaadanaysa bishan 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 fasalo cusub oo la dhigan doono maalmaha 𝗸𝗵𝗮𝗺𝗶𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗮𝗵𝗮 kuwaas oo lagu baran doono barnaamijyada la qadanayo waxa kamid ah:-
--------------- 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 -----------------
1. Adobe Photoshop CC 2025
2. Adobe InDesign CC 2025
3. Adobe Illustrator CC 2025
Wixi faahfaahin nagala soo xidhiidh :
Qaybta Suuqa Hoose : 511889 || 4783297|| 4101930
Qaybta Xero-Awr: 570886 || 63 7845680

⏰ 🔥CCTV CAMERA TRAINING & FINGER PRINT 🔥  oo ah kuliyada ugu balaadhan ee bixisa culuumta  -ka iyo  -ga oo ku taala maga...
25/01/2026


🔥CCTV CAMERA TRAINING & FINGER PRINT 🔥
oo ah kuliyada ugu balaadhan ee bixisa culuumta -ka iyo -ga oo ku taala magaalada wax ay bishan qaadanaysaa fasalo cusub oo ah.
# CCTV Camera & FINGER PRINT (Barashada Kamaradaha ilaalada iyo Qalabka Caadiriska)
aad Course-kan aad dhamaysato waxaad awood u yeelan doontaa inaad kushaqaysan karto una xidhi karto goobkasta.
wax dhigista iyo .
uu soconayo Course-ku :waa 2 Bil
Maalmaha Khamiista Iyo JImcaha
ah: Tirada ardayda la qaadanaya way xadidadan tahay.
ka baro Kulliyada Tisqaad Computer Science College oo looga bartay Culuumta casriga ah ee ICT-ga.
kala xidhiiidh Numberadan 0634711050|511889
Ama soo booqo xafiiska Kulliyada oo ku yaala agagaarka istaanka basaska idaacada guudka sare ee fooqa dhoola yare

Noqo Computer Technician oo baro sida loo furfuro Computer sida ✅Desktop-ka✅Laptop-ka✅ loona cilada saaro sidoo kale loo...
25/01/2026

Noqo Computer Technician oo baro sida loo furfuro Computer sida ✅Desktop-ka
✅Laptop-ka
✅ loona cilada saaro sidoo kale loogu shubo Programs kala DuwanNoqo Computer Technician oo baro sida loo furfuro Computer sida
✅Desktop-ka
✅Laptop-ka
✅ loona cilada saaro sidoo kale loogu shubo Programs kala Duwan
Hadaba kuuliyadu waxa ay Bishan Qadanysaa Fasalo Cusub FG: Ardayda La Qadanayaa Way Koobantahay

Diploma of IT Fasalo Cusub Bisha  Kuliyada Tisqaad Computer Science College waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo IT ...
25/01/2026

Diploma of IT Fasalo Cusub Bisha
Kuliyada Tisqaad Computer Science College waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo IT billow ah waxaanad ku qaadan doonta
Takhasusaadka kala ah :-
✅ Hardware & Troubleshooting
✅ Multimedia
✅ Web Design
✅ Network Essentials
✅ Database
✅ Programming Language
hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: ☎️511889 || 4101930
Qaybta Xero-Awr: 570886 || 63 7845680

Khamiisaha iyo Jimcaha Fasalo Cusub Bisha  Kuliyadu waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah khamiisa...
25/01/2026

Khamiisaha iyo Jimcaha Fasalo Cusub Bisha
Kuliyadu waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah khamiisaha iyo Jimcaha, hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 0634159493|| 41019300
Qaybta Xero Awr: 570886 || 63 7845680Khamiisaha iyo Jimcaha Fasalo Cusub Bisha
Kuliyadu waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah khamiisaha iyo Jimcaha, hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 0634159493|| 41019300
Qaybta Xero Awr: 570886 || 63 7845680

Barashada Computerka oo degdeg ah(Intensive Course)Fasalo Cusub Bisha  Kuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah k...
25/01/2026

Barashada Computerka oo degdeg ah(Intensive Course)
Fasalo Cusub Bisha
Kuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu balaadhan uguna casrisan ee laga barto aqoonta IT-ga iyo Computerka waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer degdeg ah Kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 0634253356 || 4101930
Qaybta Xero Awr:570886 || 63 7845680
Qaybta Gebilay : 625405 || 0634557767

Free New Computer Classes  Kuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu balaadhan bixisana aqoon casri a...
25/01/2026

Free New Computer Classes
Kuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu balaadhan bixisana aqoon casri ah oo tayo leh
Waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah hadaba ka faa iidayso fursadan lana xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 4101930
Qaybta Xero Awr: 570886 || 63 7845680
Qaybta Gebilay : 625405 || 063455776

WargalinKuliyadu waxa soo qaban qaabisay mawduuc muhiim(Workshop) oo ku saabsan Applied Artificial Intelligence.Dhamaan ...
21/01/2026

Wargalin
Kuliyadu waxa soo qaban qaabisay mawduuc muhiim(Workshop) oo ku saabsan Applied Artificial Intelligence.
Dhamaan ardayda iyo cidii kale ee xiisaynaysa wuxu inoo qabsoomi insha allah
》22 khamiista habeenka jumcuhu soo galayo.
》Bacda Makhrib
》Hallka Tisqaad

Address

Wadada Abdirahman Tuur
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tisqaad Computer Science College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share