12/08/2021
Congratulations to khalid Ali , for being student of the week; fifth week of 6th grade in science studies. We are so proud for his progress of making difference and hard working. Our students deserve better!!!
11/08/2021
(Khamiis kasta kala soco bogayaga dib noqoshada khamiisaha ee xusuusaha dugsiga)
11/08/2021
Habsa accepted Mrs. Hamdi's reading challenge. She reads 12 pages per night.
11/08/2021
Congratulations to khadir jama, for being student of the week; fifth week of 8th grade in science studies. We are so proud for his progress of making difference and hard working. Our students deserve better!!!
11/08/2021
Asma accepted Mrs. Hamdi's reading challenge. She reads 17 pages per night.
10/08/2021
Fasalka 5A ayaa xaflad ku sagootiyay form master koodii h**e form masterka imikana ku soo dhaweeyay.
09/08/2021
Repost
KU CELIN
Ku dhamaan ardayda!
Cimiladu subaxnimada way qaboobaan kartaa roobna wuu da'ayaa. Fadlan hubi in aad funaanad wadatid inta aanad baska dugsiga soo raacin. MAHADSANID.
09/08/2021
Barmaamujka LETS DO MATH TOGETHER ee macallin Guuleed iyo fasalka 6aad waxa kaalinta sadexaad wada galay:
1.cabdilaahi cali cawaale
2. Cabdishakuur Baashe Cumar
3. Faais Asad Abiib
4. Muxiyadiin cabdirashiid yuusuf
09/08/2021
Habsa accepted Mrs. Hamdi's reading challenge. She reads 10 lines per night.
08/08/2021
Barmaamujka LETS DO MATH TOGETHER ee macallin Guuleed iyo fasalka 6aad waxa kaalinta labaad ka galay; MUXIYADIN iyo KHAALID.
08/08/2021
Ku dhamaan waalidiinta iyo ardayda!
Maamulka dugsia ilays waxa uu ku war gelinayaa waalidiinta, ardayda, macalimiinta
iyo shaqaale waynaha in berri oo ISNIIN ah
in dugsigu fasax yahay maadaama ay ku beegantahay sanadkii cusbaa.
Waxaanu dugsigu dib u furmi doonaa maalinta SALAASADA. Dhamaantiin sanad waxan.
07/08/2021
Macallin Ayaanle iyo Aadan waa saaxiib.
Farxad bay u tahay dugsiga ilays in ardaydiisa iyo macalimiintiisu ay saaxiib yihiin.👍👍👍