Higher International College

Higher International College

Share

participatory student method
disseminating of knowledge by using open-mind and modern educational facilities.

19/12/2020

Higher International College waxay u diyaarisay grammar bilaash ah ardayda dugsiyada sare iyo jaamacadah si ay u hagaa luqadooda. courses kii kalena way socdaan. la soco

Photos from Higher International College's post 10/12/2018

INTERNATIONAL COLLEGE .
Center Of English Language

bulshada jecel barashada luqada English-ta waxay kuliyada Higher international college ku wargelinaysaa,
in kuliyady bixinayso English courses maqal iyo muuqaal ah
kuugu diyaara macalimin takhasus u leh cashaada ay bixinayaan, kana kooban ajaanib iyo muwaadiniin kooban yahay.
labada gelinba way shaqaynaysaa,
sidoo kale kuliyadu waxay ku war galinaysaa
in ay kuu hayso khamiista iyo jimcaha
courses degdega oo kala ah

1.financial accounting 1
2.financial accounting 2
3.speaking English courses. (Kenyan English teacher)

faa'iidayso fursadan oo baro luqada english-ta

we wish you every success in your pursuit of English proficiency!
Call us: 063-4484343 /063-4420483

Photos from Higher International College's post 10/12/2018

INTERNATIONAL COLLEGE .
Of English Language

Dhamaan bulshada jecel barashada luqada English-ta waxay kuliyada Higher international college ku wargelinaysaa, in kuliyady bixinayso English courses maqal iyo muuqaal ah, waxa kuugu diyaara macalimin ku xeeldheer duruusta ay bixinayaan oo leh khibrad iyo aqoon, sido kale waxad ka helaysaa ajaanib luuqada u dhashay ,
waa kooban yahay.
labada gelinba wa shaqaysaa,
faa'iidayso fursadan oo baro luqada english-ta

wish you every success in your pursuit of English proficiency!

Call us: 063-4484343 /063-4420483

05/07/2018

HIGHER INTERNATIONAL COLLEGE .
Center Of English Language

Dhamaan bulshada jecel barashada luqada English-ta waxay kuliyada Higher international college ku wargelinaysaa, in kuliyady bixinayso English courses maqal iyo muuqaal ah waqtiguna kooban yahay. kuliyadu labada gelinba waa shaqaynaysaa, ka faa'iidayso fursadan oo baro luqada english-ta
we wish you every success in your pursuit of English proficiency!
Call us: 063-4484343 /063-4420483

28/09/2017

HIGHER INTERNATIONAL COLLEGE
Center Of English Language

Come And Joig To Make A Sudden Change!!!

20/09/2017

HIGHER INTERNATIONAL COLLEGE
Center Of English Language

Kuliyada HIGHER INTERNATIONAL waxa ay ku wargalinaysa dhamaan bulshada jecel basharada luuqada English-ta, inay qaadanayso bisha October arday cusub oo ah Bilow iyo dhexdhexaadba leh,
hadaba ardayow, hadii aad jeceshahay inaad kuhadasho luuqada English ta si dhib yar fadlan h**e ugaadh HIGHER INTERNATIONAL COLLEGE.

Come and join to make a sudden change.

17/09/2017

HIGHER INTERNATIONAL COLLEGE
Center Of English Language

Come And Join To Make Sudden Change

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Near Hadhwanaag Hotel, Hargeisa Bridge
Hargeisa