11/02/2022
second day of mechatronics training @ Waheen Institute of Industrial Science and Technology
Welcome to Waheen Institute of Industrial Science and Technology. Barta lagu dhigo aqoon dhaxal-gala.
Waheen Institute of Industrial Science and Technology (WIIST) offers accredited and career oriented training in the field of industrial technologies and management. The institute is equipped with the latest educational laboratories in electrical, electronics and automation technologies and aims to produce outstanding professionals capable of contributing innovative breakthroughs to the national development and community well-being.
11/02/2022
second day of mechatronics training @ Waheen Institute of Industrial Science and Technology
OGEYSIIS: FURSAD WAXBARASHO BILAASH AH
Dayax College of Engineering and Industrial Science waxay ogaysiinaysaa dhamaan dadwaynaha Somaliland, gaar ahaan kuwa xiisaynaya waxbarashada, inay jiraan fursado waxbarasho oo bilaash ah. Waxbarashadan oo loogu talo galay dhalinyarada Somaliland, waxa iska kaashanayaWasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare iyo hay’adda caalamiga ee badbaadada caruurta (Save the Children International) waxana maalgalisay midowga reer Yurub (European Union).
Deeqdan waxbarasho waxa lagu dhiganayaa Cilmiga Electronics-ka oo heer Diploma ah (Diploma of Electronics). Waana mid tayadeedu aad u sarayso iyada oo ardayda loo baridoono hab casri ah.
Hadadaba cidii danaynaysa deeqdan waxbarasho ee bilaashka ah hala xidhiidhaan Kulliyada Injineerinka iyo Cilmiga Wershadaha ee Dayax oo ku taala dhinaca barri ee Ex-National Cinema ama siijeedka Alxayat Diagnostic Center, Hargaysa.
Warqadda codsiga iyo shuruudaha looga baahan yahayba waxaad ka helaysaa xafiiska kulliyadda.
Tiradu way xadidantahay, mudada is-qoristuna waxay soconaysaa 14/06/2016 ilaa 20/06/2016.
Wixii faahfaahina kala xidhiidh telephonadan:
510422
063-478 77 59
063- 44 00 744
063-443 43 09
Allaa Mahad Leh
| Monday | 08:00 - 21:00 |
| Tuesday | 08:00 - 21:00 |
| Wednesday | 08:00 - 21:00 |
| Thursday | 08:00 - 21:00 |
| Saturday | 08:00 - 21:00 |
| Sunday | 08:00 - 21:00 |