Noradin Schools

Noradin Schools Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Noradin Schools, School, Shacabka, Hargeisa.

Noradin Schools is 30 years old and has over the years made an enormous contribution in nurturing and shaping young minds in line with the motto: Education for Service.

20/08/2026

Tababar ku saabsan Xallinta Mushkiladaha oo Loo qabtay Hablaha Dugsiyadda Sare ee Noradin

18/08/2026

Maamulaha Guud ee Dugsiyada Sare ee Noradin, Ismaaciil Maxamuud Cakuush, oo hadallo dardaaran ah u jeediyey ardayda Dugsiga Sare ee Wiilasha.

18/08/2026

"Xishoodku waa quruxda qofka."Sheekh Aadan Abyad.

17/08/2026

“Sirta guushu waa xidhiidhka Alle.”
Sheekh Cabaas Sh. Maxamed Aadan

10/08/2026

Baraha Bulshada Iyo Saamaynta ay ku Leeyihiin Ardayda.

Sh. Ismaaciil Cabdi Hurre (Sh. Ismaaciil Dheeg)

09/08/2026

10-ka Arday ee Ugu Sarreeyey Dugsiyada Sare ee Noradin iyo Dugsiga Hogaaminayey Kaalmaha Sare

05/08/2026

Dugsiyada Noradin waxa ay abaal-marin guddoonsiiyeen in ka badan 1000 arday kuwaas oo isugu jira heerarka waxbarasho ee barbaarinta, dugsiga hoose, dhexe iyo dugsiga sare.

Saddexda arday ee ugu sarreeyey fasal kasta iyo ardayga ama ardayadda akhlaaqda ugu wacan muujiyey ayaa lagu abaal mariyay agab waxbarasho oo dhammaystiran.

Waalidka, ardayda iyo dugsiga Noradin ba farxad bay u tahay in ay u dabbaal-degaan harumar waxbarasho iyo guud ahaanba dedaalka la muujiyey, sannad-dugsiyeedka waxbarasho ee kal h**e 2025-2026



04/08/2026

"Waxaan hambalyeynayaa maamulka dugsiyada Noradin" Mid ka mid ah waalidiinta hooyooyinka ah.

04/08/2026

"Noradin oo dhan dugsiyadiisu way ka fiican yihiin dugsiyada kale."Mid ka mid ah waa waalidiinta ubadkoodu dhigtaan dugsiga Noradin

03/08/2026

"Inantaydaan aad u jecelahay aan si gaara u hambalyeenaya..."Wariye Xasan Maxamed Muuse

Address

Shacabka
Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 06:30 - 18:00
Tuesday 06:30 - 18:00
Wednesday 06:30 - 18:00
Saturday 06:30 - 18:00
Sunday 06:30 - 18:00

Telephone

+252633380705

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Noradin Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Noradin Schools:

Shortcuts

Share

Category