Darul Azhar Online

Darul Azhar Online Dugsiga Darul Azhar Online,
waxa lagu bartaa quranka karimka ah iyo culumtisa iyo sharecada islamka.

03/09/2024

#لحظات مؤثرة.

29/05/2024

allaah🌹.

23/05/2024

#ما شآء الله، اللهم زده وباركه🥰.

 #قال الله تعالى:_ قُلْ بِفَضْلِ ٱللَّهِ وَبِرَحْمَتِهِۦ فَبِذَٰلِكَ فَلْيَفْرَحُواْ هُوَ خَيْرٌ مِّمَّا يَجْمَعُونَ، #ن...
23/05/2024

#قال الله تعالى:_ قُلْ بِفَضْلِ ٱللَّهِ وَبِرَحْمَتِهِۦ فَبِذَٰلِكَ فَلْيَفْرَحُواْ هُوَ خَيْرٌ مِّمَّا يَجْمَعُونَ،
#نخبة الحفاظ_هرجيسا_صومالي لاند🌹.

21/05/2024

#التجئ بالله!.

21/05/2024

quraanka adoo gurigaaga iyo goobtaada shaqo ku sugan.

  Cabdi rashiid Sh. Cali Suufi ayaa yiri: Ma dhicin weligeed in salaada Taraawiixda juskii aan habeenkaas ku tujin lahaa...
26/04/2024

Cabdi rashiid Sh. Cali Suufi ayaa yiri: Ma dhicin weligeed in salaada Taraawiixda juskii aan habeenkaas ku tujin lahaa inaan maalintii iska sii fiiriyo...

Isagoo ka sheekeynaya sida uu heerkaas ku gaaray wuxuu yiri: markii aan dugsiga dhigan jiray, waxaan aheyn walaalo badan, reerkeenna hal jeer kaliya ayaa la wada qadeyn jiray, qofki maqan sidaas ayey ku dhaaftay, haddana waxaa dhici jirtay in jacayl aan Qur'aanka u qabo dartiis in aanba qadada iska ilaawo, oo casiradii soo baraarugo. Waxaan sujuudda Alle uga baryi jiray inuu Qur'aanka i jecleysiiyo, Qur'aanka i baro...

Markii aan Qur'aanka xifdiyay, waxaan go'aansaday inaan loox dib ugu qoro, si uu qalbigeyga u galo. Bogga aan looxa ku qoray waxaan akhrin jiray afartan jeer (40), haddana marka aan tiiriyo oo uu qalalo bogga kale ayaan ku qori jiray, kii h**e inta aan haddana dhaqin waxaan dib u akhrin jiray afartan jeer, ilaa Qur'aanka oo dhami uu sida Faataxada ii noqday.

Sheekha alle ha xifdiyo, inagana Qur'aanka ha ina jeclaysiiyo.

 #وينشَأُ ناشِئُ الفِتيان منَّا ‏على ما كانَ عوَّدَه أبُوه!.
19/04/2024

#وينشَأُ ناشِئُ الفِتيان منَّا
‏على ما كانَ عوَّدَه أبُوه!.

"Sida wadooyinka iyo dhirtu u qurxiyaan billicda magaalooyinka ayuu qur'aankuna u qurxinayaq qalbiyadeena, qubuuraheena,...
03/04/2024

"Sida wadooyinka iyo dhirtu u qurxiyaan billicda magaalooyinka ayuu qur'aankuna u qurxinayaq qalbiyadeena, qubuuraheena, iyo wajiyadeena maalinka qiyaamaha,

Qof waliba waa inuu gartaa qiimaha qur'aanka oo bartaa dadkana baraa, Sheekh muxamed cumar dirir🥰.

"أَكْرِمْ بقومٍ أَكْرَمُوا القُرآنا_ وهبوا له الأرواح والأبدانا🌹.
21/03/2024

"أَكْرِمْ بقومٍ أَكْرَمُوا القُرآنا_ وهبوا له الأرواح والأبدانا🌹.

19/03/2024

lagu dadaalo ducada insha allah.

07/03/2024

#عليكم بتلاوة القرآن📚.

Address

Jig Jiga Yar
Hargeisa

Telephone

+252633300155

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darul Azhar Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Darul Azhar Online:

Shortcuts

Share