Golden Bears Schools

Golden Bears Schools Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Golden Bears Schools, Education, Isha Boorama, Hargeisa.

Golden Bears schools is an educational center in the capital city of Hargeisa, we provide both formal and non-formal education to the young students, we also provide computer study.

18/05/2023

Happy 18 May

Eid Mubarik, Waxaan hanbalyada Ciida Carafo ( Eid Al  Adha) u dirayaa dhamaan Maamulka, Macalimiinta, ardeydaiyo waalidk...
20/07/2021

Eid Mubarik, Waxaan hanbalyada Ciida Carafo ( Eid Al Adha) u dirayaa dhamaan Maamulka, Macalimiinta, ardeydaiyo waalidka iskuulka Golden Peers Primary School. Ciidan ciideeda bash bash iyo barwaaqo ayaan Eebbe ka rajaynayaa in uu inagu wada gaadhsiiyo.

03/07/2021

Ma tahay waalid ilmihiisa la jecel aqoon tayo leh?

Hadii ay jawaabtaadu tahay HAA, Fadlan ilmahaaga h**e usoo qor Golden Peers Primary School.

Is qoristu way socotaa waxaana la qaadanayaa ardey kooba. H**e isku diiwaan gali.

Sanad Dugsiyeedka Cusub ee 2021-2022, waxaa uu Furmi doonaa 3da July 2021, Qorista aredyda cusubi way socotaa, Fadlan, h...
01/07/2021

Sanad Dugsiyeedka Cusub ee 2021-2022, waxaa uu Furmi doonaa 3da July 2021, Qorista aredyda cusubi way socotaa, Fadlan, h**e u diiwaangali ardeygaaga.

FURSAD SHAQO
23/06/2021

FURSAD SHAQO

SCHOOL ADMISSION DON'T MISS!!!!!!
11/06/2021

SCHOOL ADMISSION DON'T MISS!!!!!!

Eid Mubarak, Waxaan halka hanbalyada Ciida Fidriga uga dirayaa dhamaan maamulka, macalimiinta waalidka iyo ardeyda Iskuu...
12/05/2021

Eid Mubarak,

Waxaan halka hanbalyada Ciida Fidriga uga dirayaa dhamaan maamulka, macalimiinta waalidka iyo ardeyda Iskuulka Golden Peers Primary School, ciidan ciideeda waxaan Eebbe inooga baryayaa in uu bash-bash, badhaadhe iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo.

Waxaa Lala Socodsiinayaa dhamaan Waalidiinta Iyo Ardeydaba in Maalinta Axada ah ee Bishu Tahay 2 January 2021, Si Rasmi ...
01/01/2021

Waxaa Lala Socodsiinayaa dhamaan Waalidiinta Iyo Ardeydaba in Maalinta Axada ah ee Bishu Tahay 2 January 2021, Si Rasmi ah Loo Furi Doono Iskuulkii, Isla Markaana Casharadii Toos Loo Bilaabi Doono.

Fadlan, Waalid Soo Tabaabulshee Adeygaaga.

Xafladii furitaanka sanad dugsiyeedka cusub ee 2019  - 2020 ee iskuulka Golden Bears Primary School, iyo sagootinta arde...
26/09/2019

Xafladii furitaanka sanad dugsiyeedka cusub ee 2019 - 2020 ee iskuulka Golden Bears Primary School, iyo sagootinta ardeydii ka baxday fasalka sideedaad..

Aqoon Tayo Fiican, Edaab Arday Taam ah, Aayaadkiyo Diinta, Alaylahe Golden, Asluub ugu Kaalay......
19/09/2019

Aqoon Tayo Fiican, Edaab Arday Taam ah, Aayaadkiyo Diinta, Alaylahe Golden, Asluub ugu Kaalay......

The fruits of Golden Bears Primary School.
16/09/2019

The fruits of Golden Bears Primary School.

Address

Isha Boorama
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Telephone

+252634418287

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golden Bears Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Golden Bears Schools:

Shortcuts

Share

Category