COTA Analytics

COTA Analytics Cota is a website for Data related Learning and analysis courses.

Waxa xallay noo qabsoomey kulan kooban oo ku saabsanaa Qorista Cilmi-baadhista iyo Daabacadooda ( Article writing and Pu...
07/07/2025

Waxa xallay noo qabsoomey kulan kooban oo ku saabsanaa Qorista Cilmi-baadhista iyo Daabacadooda ( Article writing and Publication) oo ay soo abaabuleen COTA Analytics.

Waxa Marti inoogu ahaa Madasha Mohamed M. Abdilleh.

Waa aan idinka mahadnaqaynaa kala soo qaybgalkiina iyo in aad kulanka ka faaideysateen.

Fg: Muuqaalka oo duuban waa aan idinla soo wadaageynaa insha allah.

Waxa aynu qaban doonaa Session kooban Maalinka Axadda, Habeenka Isniintu soo gelayso 8:00pm ilaa 9:00pm.________________...
04/07/2025

Waxa aynu qaban doonaa Session kooban Maalinka Axadda, Habeenka Isniintu soo gelayso 8:00pm ilaa 9:00pm.
__________________________________________________
Free Session: Master Article Writing & Publication

Greetings,

COTA Analytics is pleased to announce a free community capacity-building session on Article Writing and Publication.

This workshop is designed to equip you with the essential skills to write compelling articles and navigate the publication process effectively.

๐Ÿ“… Date: Sunday, July 6th, 2025
๐Ÿ•— Time: 8:00 PM - 9:00 PM [Hargeisa, Somaliland ]
๐Ÿ“ Platform: Google Meeting

๐Ÿ’ธ Cost: Free of Charge

To Register, Please Complete These Two Simple Steps:
โฟก Fill out the Registration Form:
https://forms.gle/3Vbud2ds5TR8dc2W9

โฟข Join our WhatsApp Group for updates and the meeting link:
https://chat.whatsapp.com/GeNhO3O87ORLcppSAg0fiO

We look forward to helping you enhance your skills.
Sincerely,
The COTA Analytics Team

_______________________________________________________________________

Fadlan halkan hoose iska diwaangeli
inoo buuxi link hoose:
https://forms.gle/3Vbud2ds5TR8dc2W9

kuna soo biir Whatsapp groupkan:
https://chat.whatsapp.com/GeNhO3O87ORLcppSAg0fiO

Waxa aad dib uga daawan kartaa kulankeeni xallay ee ku saabsanaa  " Over view of Understanding Data Analysis" Ka faaidey...
28/02/2025

Waxa aad dib uga daawan kartaa kulankeeni xallay ee ku saabsanaa " Over view of Understanding Data Analysis"

Ka faaideysi wacan.

Lingixan hoose

Waxa inoo soo idhamaaday caawa Tababarkeenii Fahanka guud ee falaqaynta Xogta(Data Analysis).Waxanu rajaynaa inaad ka fa...
27/02/2025

Waxa inoo soo idhamaaday caawa Tababarkeenii Fahanka guud ee falaqaynta Xogta(Data Analysis).

Waxanu rajaynaa inaad ka faaidaysan doontaa kulamadeena danbe.

Caawa iyo kulankeenii.
27/02/2025

Caawa iyo kulankeenii.

๐Ÿš€ Ku Biir tababarkan Fahamka Falanqaynta Xogta(Data Analysis)Ma dooneysaa inaad barato sida xogta(Data Analysis) loogu i...
25/02/2025

๐Ÿš€ Ku Biir tababarkan Fahamka Falanqaynta Xogta(Data Analysis)
Ma dooneysaa inaad barato sida xogta(Data Analysis) loogu isticmaalo ama lagu go'aan-qaadasho sax ah? Kalfadhigan wuxuu kuu sharxayaa aasaaska falanqaynta xogta(Data Analysis), farsamooyinka muhiimka ah, iyo qalabka lagama maarmaanka ah si aad u hesho aragtiyo qiimo leh.
๐Ÿ“… Taariikh: 27-Feb-2025
โฐ Waqtiga: 6:40 PM - 7:40 PM
๐Ÿ“ Goobta: Google Meeting
๐Ÿ”น Baro Aasaaska Falanqaynta Xogta
๐Ÿ”น Farsamooyinka Muhiimka ah & Sida Loo Helo Aragtiyo Xogeed
๐Ÿ”น Qalabka & Hababka Ugu Wanaagsan
๐Ÿ”ŠIska diiwaan gali lifaaqan:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf00t8QGOa7yJmjuL4LqLOaZG7x2PCkAhgTlHaowUCZw6A2Gw/viewform?usp=preview&fbclid=IwY2xjawIqUlVleHRuA2FlbQIxMAABHQmR1azYt2xytq3clwTK7UzcvwfwLBe4KQLcus_fTOlo-D5SfijoyeroNA_aem_4HOA_8q8YtkUXgVwVEaWoA

Eid Mubarak.
09/04/2024

Eid Mubarak.

New Course:  Data Analysis using Ms. Excel! ๐Ÿ“Š๐Ÿ’ปKu soo biir WhatsApp group-ka hadda:  https://chat.whatsapp.com/JPwmhOkJib...
11/02/2024

New Course: Data Analysis using Ms. Excel! ๐Ÿ“Š๐Ÿ’ป

Ku soo biir WhatsApp group-ka hadda: https://chat.whatsapp.com/JPwmhOkJibu7x1QModSJb2

COTA Analytics waxa ay kuugu war-galinaysaa inay bilaabi doonto Course cusub oo lagu baran doono Data Anlysis with Ms. Excel.

๐Ÿ“ˆ Tababarku waxa dhici doonaa bishan Feb 2024.

Barnaamijka waxa uu ku bixi doonaa qaab fogaan-arag ah [ Online ]

FG. Waxad iska diiwan galin kartaa Number ka hoose.

Macluumaad dheeraad ah: Nambarka WhatsApp-ka 63 6628791 ๐Ÿ“ž

8:pm habeenimo ee caawa iyo Habka fogaan-aragga ( Online).
03/02/2024

8:pm habeenimo ee caawa iyo Habka fogaan-aragga ( Online).

Seminarka Bilaashka Google form for Data collection ๐Ÿ“Š๐Ÿ’ป

Ku soo biir Wattsappkeena https://chat.whatsapp.com/JPwmhOkJibu7x1QModSJb2

COTA Analytics waa kuugu war-gali naysaa inay idiin soo agaasimeen Seminarka Bilaashka ah oo baran doonta Google Form for data Collection ๐Ÿ“ˆ Tababarkeeda waxay dhici doontaa muddo 1 Maalin ah (03 - Feb -2024).

Barnaamijka waxa uu ku bixi doonaa si live session ah (Google meeting) markay saacadu tahay 8 pm. ๐Ÿ•—

FG. Seminar-ku waxa uu yeelan doonaa certificate, kana marqati kici doonta inaad qaadaty program-kan.๐Ÿ“œ๐Ÿ…

Macluumaad dheeraad ah: Nambarka WhatsApp-ka 63 6628791 ๐Ÿ“ž

Seminarka Bilaashka  Google form for Data collection ๐Ÿ“Š๐Ÿ’ปKu soo biir Wattsappkeena https://chat.whatsapp.com/JPwmhOkJibu7x...
31/01/2024

Seminarka Bilaashka Google form for Data collection ๐Ÿ“Š๐Ÿ’ป

Ku soo biir Wattsappkeena https://chat.whatsapp.com/JPwmhOkJibu7x1QModSJb2

COTA Analytics waa kuugu war-gali naysaa inay idiin soo agaasimeen Seminarka Bilaashka ah oo baran doonta Google Form for data Collection ๐Ÿ“ˆ Tababarkeeda waxay dhici doontaa muddo 1 Maalin ah (03 - Feb -2024).

Barnaamijka waxa uu ku bixi doonaa si live session ah (Google meeting) markay saacadu tahay 8 pm. ๐Ÿ•—

FG. Seminar-ku waxa uu yeelan doonaa certificate, kana marqati kici doonta inaad qaadaty program-kan.๐Ÿ“œ๐Ÿ…

Macluumaad dheeraad ah: Nambarka WhatsApp-ka 63 6628791 ๐Ÿ“ž

ALhamduilaah.waxaa caawa si qurux badan inoogu so idladey ee seminarkeni; ๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐š๐ง๐š๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ ๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐  ๐Œ๐ฌ. ๐ž๐ฑ๐œ๐ž๐ฅ.Hadii aad Jecesh...
24/01/2024

ALhamduilaah.

waxaa caawa si qurux badan inoogu so idladey ee seminarkeni; ๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐š๐ง๐š๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ ๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐  ๐Œ๐ฌ. ๐ž๐ฑ๐œ๐ž๐ฅ.

Hadii aad Jeceshahay barashada xifadaha iyo kuwa kale la field ka faldan naga soo xidhiidh +252 63 4866143@ COTA Analytics

Early January we will start  Free Training and Workshops.If you are interested to participate Enroll the link below with...
19/12/2023

Early January we will start Free Training and Workshops.
If you are interested to participate Enroll the link below with your preferrence programs such as
โ— Excel Data Analysis
โ— Kobo Toolbox
โ— STATA Software
โ— Data Analysis with R
โ— Data Visualization ( Power BI & Tabluea) etc.
โ— Data Analysis with Python.
โ— Other Trainings

Feel free to reach us on our contacts.

------------------------------------------------------------------------------------
Bilowga January waxa aanu bilaabi doonaa tababaro bilaash.
Hadii aad xiiseynayso in aad ka mid noqoto iska diiwaangeli lingaxan hoose koorsada aad rabto.

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSe9R3bQcRFVmptrz0xsPAz14Z1pmwcCKaC-HlB_T96JmNGUTA/viewform

Waxa aad nala soo xidhiidhi kartaaa.

We will register participants, who are interested to be part for the coming FRWorkshops, Training and Courses on Jan 2024

Address

Hargeisa
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when COTA Analytics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share