ASHIYA's Product

ASHIYA's Product Kala soco page kan maqaalo ku raadeeya iyo baadhitaan kusaabsan sida loo la'qabsada wax akhriska badan. ALAA MAHAD LEH. Mahadsanid. Lawadaag page kan asxaabtaada.
(4)

Muhiimadda aan page kan u sameeyay waa:-
1.Kor uqaadida tayadda tacliintee dugsiyadda sare si ay ardaydu unoqdaan qaar yagu wax is bara markay jaamacad gaadhaan ama ay la qabsadaan jaamacadda dalka dibadiisa hadday tagaaan.
2.Waxaan idiin soo qorri doonaa in sha Alaah maqaalo ku saabsan sida ugu saxsan ee qofku u' dooran karro fiilka jaamacadda ku haboon.
3. Su' aalo aan idiin soo bandhigi doono

ama ay tahey muhiim in lays waydiiyo si maskaxdu u fikirto oo ay abuurto wax cusub oo Adiga,Aniga iyo Inaka ina wadda anfaca.
4. Intaa korka aan ku xusay iyo waliba sheekooyiin maada'daalo dhinac ka ah oo fariin xambaarsan kala soco page kan.

Address

MY Mind
Hargeisa
200

Telephone

252634674100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ASHIYA's Product posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share