Ardaykaab

Ardaykaab Ardaykaab it is the leading Somali support center for scholarships, admissions, trainings and tour links. We are a member of the country’s Chamber of Commerce.

It is a social enterprise dedicated to making it possible to study for anyone, anywhere, at any time, and in any field of study. ABOUT US
Ardaykaab was founded in 2016, it is the leading Somali support center for scholarships, admissions, Health service facilitation, and tour links. It is a social enterprise dedicated to making it possible for anyone, anywhere, at any time, and in any field of stu

dy. We are committed to equality and access to Scholarship and skills training irrespective of gender, geography, economic status, or any other barriers that can so often stunt potential. So, we offer a range of support services that meet the many diverse needs of our students and clients in general. We work with well-known language schools, universities, and student organizations offering higher education. Also, exam preparation and executive courses. We are always open to broaden our scope and work with new partners offering different programs to our students. So, please do not hesitate to email us if you believe we have a similar area on which we can collaborate. OUR MISSION
Our mission is to facilitate quality education opportunities for the students and make them achieve prosperity. CORE VALUES

Confidentiality
Consultancy
Responsibility
Patience
Teamwork

πŸŽ“ Hadda codso Fursadaada Malaysia!Waxbarasho tayo leh, kharash ka yar $3,500 sanadkii.πŸ‘‰Bilow mustaqbalkaaga maanta!
23/08/2026

πŸŽ“ Hadda codso Fursadaada Malaysia!
Waxbarasho tayo leh, kharash ka yar $3,500 sanadkii.

πŸ‘‰Bilow mustaqbalkaaga maanta!

πŸŽ‰ Hambalyo Jaamacadda Hargeysa!Ardaykaab waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa University of Hargeisa inay noqotay Xarunt...
12/08/2026

πŸŽ‰ Hambalyo Jaamacadda Hargeysa!

Ardaykaab waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa University of Hargeisa inay noqotay Xarunta Imtixaanka ACCA ee ugu horreysa Somaliland.

Waa guul taariikhi ah oo fursado cusub u furaysa ardayda iyo xirfadlayaasha Somaliland. πŸ‘

Hambalyo University of Hargeisa! πŸŽ“

β€” Ardaykaab Scholarships

πŸ‡§πŸ‡Ύ BELARUS VISA SERVICE – HADDA CODSO! ✈️Ma rabtaa inaad u safarto Belarus? πŸ‡§πŸ‡ΎArdayda iyo dadka doonaya fursad waxbarash...
08/08/2026

πŸ‡§πŸ‡Ύ BELARUS VISA SERVICE – HADDA CODSO! ✈️

Ma rabtaa inaad u safarto Belarus? πŸ‡§πŸ‡Ύ
Ardayda iyo dadka doonaya fursad waxbarasho iyo safar, Ardaykaab waxay kuu fududaynaysaa in aad heshid visahaaga.

πŸ“‹ Shuruudaha:

βœ… Passport
βœ… Photo
βœ… Secondary Certificate
βœ… Birth Certificate

🎯 Da'da: Qofka dhashay 1999 ilaa 2007 wuu codsan karaa.

🌍 Passport-ka lagu xareyn karo:
πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somalia
πŸ‡ͺπŸ‡Ή Ethiopia
πŸ‡©πŸ‡― Djibouti

πŸ“ Burj Omaar (kaaraha) dabaqa 6aad qolka 610 - Hargeysa
πŸ“ž 63 4066247
πŸ“ž +252 63 3234383

Your Journey, Our Expertise. ✈️🧑

28/07/2026
21/07/2026

πŸŽ“ Success Story | Ardaygaab Scholarships

Hambalyo Sadam Jama Osman, oo ka mid ah ardayda sanadkan aanu ku guulaysannay inaan ka caawinno helitaanka waxbarashada dalka Turkiga. πŸ‡ΉπŸ‡·

πŸ›οΈ Jaamacadda: KarabΓΌk University
πŸ“š Kuliyadda: Civil Engineering

Waxaan u rajaynaynaa guul iyo mustaqbal ifaya. Adiguna haddii aad doonayso inaad waxbarasho dibadda ah hesho, nala soo xidhiidh maanta.

11/07/2026

Ma ku riyoonaysaa inaad waxbarashadaada ka sii wadato Turkiga?
Ardaykaab waxay kuu fududaynaysaa helitaanka Education Visa iyo dhammaan habraacyada safarkaaga.
βœ… Bachelor's Degree
βœ… Master's Degree
βœ… PhD Programs
Waxaan ku caawinaynaa:
Jaamacad helid
Admission
Education Visa
Dukumentiyada loo baahan yahay
La-talin iyo hagitaan dhamaystiran
🎯 Guushaadu waa Hadafkayaga.
πŸ“ Burj Omar, Floor 6, No:610 - Hargeisa
πŸ“ž +252 63 4066247
πŸ“ž +252 63 3234383

Ardaykaab it is the leading Somali support center for scholarships, admissions, trainings and tour links. It is a social enterprise dedicated to making it possible to study for anyone, anywhere, at any time, and in any field of study.

πŸŽ‰ Sawirro: Xafladda Xadhig-ka-Jarka Xarunta Cusub ee Ardaykaab Burco πŸŽ‰Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay xarunta cus...
22/06/2026

πŸŽ‰ Sawirro: Xafladda Xadhig-ka-Jarka Xarunta Cusub ee Ardaykaab Burco πŸŽ‰

Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay xarunta cusub ee Ardaykaab ee magaalada Burco. Tani waa tallaabo kale oo muhiim ah oo lagu ballaadhinayo adeegyada waxbarashada, deeqaha waxbarasho, tababarrada xirfadaha iyo la-talinta ardayda ku sugan magaalada Burco.

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan marti-sharaftii, waalidiintii, ardaydii iyo saaxiibbadii nagala soo qaybgalay munaasabaddan qiimaha badan. Furitaanka xaruntan cusub wuxuu qayb ka yahay himilada Ardaykaab ee ah in fursadaha waxbarasho la gaadhsiiyo meel kasta oo ay joogaan dhallinyaradu.

Ardaykaab waxaa la aasaasay sannadkii 2016 iyadoo hadafkeedu yahay fududaynta helitaanka waxbarasho iyo tababaro tayo leh.

πŸ“ Burco, Somaliland
Tilmaan: Fooqa cusub ee Dahabshiil dabaqa 1aad
πŸŽ“ Your Success Is Our Aim

πŸ‡ΉπŸ‡·πŸŽ“ Turkey Education Visa Applications Are Now Open!Bilow safarkaaga waxbarasho ee Turkiga adigoo kaashanaya Ardaykaab. ...
14/06/2026

πŸ‡ΉπŸ‡·πŸŽ“ Turkey Education Visa Applications Are Now Open!

Bilow safarkaaga waxbarasho ee Turkiga adigoo kaashanaya Ardaykaab. Waxaan kaa caawinaynaa codsiyada Bachelor's, Master's iyo PhD.

πŸ“ Xarumahayaga:
β€’ Hargeisa: Burj Omaar (Kaaraha), Dabaqa 6aad, Xafiiska No. 610
β€’ Burco: Dahabshiil Plaza, Dabaqa 1aad, Xafiiska No. 01

πŸ“ž Nala soo xidhiidh si aad uga mid noqotid codsadayaasha.

Your Success Is Our Aim. ✨🌍

πŸŽ‰ War Farxad Leh!Waxaanu si weyn ugu faraxsanahay inaanu xaruntii cusub ee Ardaykaab Burco ka furnay Dahabshiil Plaza, D...
13/06/2026

πŸŽ‰ War Farxad Leh!

Waxaanu si weyn ugu faraxsanahay inaanu xaruntii cusub ee Ardaykaab Burco ka furnay Dahabshiil Plaza, Dabaqa 1-aad.

Xaruntan cusub waxaad ka heli doontaan dhammaan adeegyadii waxbarasho ee Ardaykaab, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

βœ… La-talin iyo hagid ku saabsan fursadaha deeqaha waxbarasho (Scholarships)
βœ… Caawinta aqbalaadaha jaamacadaha (Admissions)
βœ… Adeegyada Flight Reservation
βœ… Xog iyo taageero ku saabsan waxbarashada caalamiga ah

Hadafkayagu waa inaan dhalinyarada iyo ardayda gobolka Togdheer u fududeyno helitaanka fursadaha waxbarasho ee caalamiga ah.

πŸ“ Goobta: Dahabshiil Plaza, 1st Floor, Burco

Guushaadu waa hadafkayaga. Soo booqo xaruntayada cusub!

YourSuccessIsOurAim

πŸŽ“ Admissions in Turkey Now Open!Ma doonaysaa inaad waxbarashadaada ka sii wadatid dalka Turkiga?βœ… Undergraduateβœ… Postgra...
10/06/2026

πŸŽ“ Admissions in Turkey Now Open!

Ma doonaysaa inaad waxbarashadaada ka sii wadatid dalka Turkiga?

βœ… Undergraduate
βœ… Postgraduate (Master's)
βœ… PhD Programs

Ardaykaab kaa caawinaysaa:
πŸ“Œ University Admission Support
πŸ“Œ Application Assistance
πŸ“Œ Visa Guidance

Mustaqbalkaaga maanta bilow!

πŸ“ž +252 63 4066247
πŸ“ž +252 63 3234383

Offices: Hargeisa, Burao and Mogadishu

Address

Burj Omaar (Kaaraha) Dabaqa 6aad, Qolka 610
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00

Telephone

+252634424143

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ardaykaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ardaykaab:

Shortcuts

Share