Madarasada Daarul Hilaal

Madarasada Daarul Hilaal Waa Dugsi Hoose/DHexe Gelinka H**e iyo Madarasad lagu Xifdiyo Kitaabka Alle Gelinka Dambe.

07/11/2025
07/11/2025
Dhamaan Bulsho Waynta Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa waxa Loogu Bushaaraynayaa inuu Furmay Diwaan Gelintii Ardayda Cusub.W...
22/07/2025

Dhamaan Bulsho Waynta Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa waxa Loogu Bushaaraynayaa inuu Furmay Diwaan Gelintii Ardayda Cusub.

Waalid Fadlan Ubadkaaga La Soo Gaadh Madarasadan oo Ku Qalabaysan Aqoon iyo Tayo.

Soon wanaagsan Waxa aanu hambalyo u dirayaa dhammaan macalimiinta, ardayda, waalidiinta iyo ummadda Muslimiinta ah ee ku...
01/03/2025

Soon wanaagsan

Waxa aanu hambalyo u dirayaa dhammaan macalimiinta, ardayda, waalidiinta iyo ummadda Muslimiinta ah ee ku kala nool daafaha dunida, Munaasibadda Curashada Bisha Barakeysan ee Soon awgeed.

Alle ha inaga yeelo kuwii ka faa'iidaysta fursaddan qaaliga ah ee Bisha Barakeysan ee Soon-ka, isla markaana la yimaadda cibaado, isa-saamaxaad, samafal, iyo isu naxariisasho badan.

Sida oo kale, waxa aan dhammaan Ummadda Muslimiinta ah Eebbe SWT uga baryayaa in uu ka aqbalo Soonka, Salaadda, iyo Acmaasha wanaagsan ee ay la yimaaddaan inta lagu jiro Bisha Barakeysan ee Soon-ka.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Maamulka iyo macalimiinta madrasadda Daarul hilaal waxay Tacsi tiiraanyo leh udira...
04/01/2025

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Maamulka iyo macalimiinta madrasadda Daarul hilaal waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Qoyska iyo Qaraabada uu ka baxay alla ha unaxariistee marxuum Nasru diin Daahir Muxumed oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeisa .sigaarana maamulaha madarasdda Fu,aad Maxamed Nuux oo marxuumku inaabtigii ahaa .
Waxaanu ilaahay uga baryaynaa in ilaahay qabriga unuuro , qoyska iyo qaraabada iyo dhamaanteena samir iyo iimaan kasiiyo.
إنا لله ما آخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى.
Geeridaas awgeed madrasadda oo maanta loo balansanaa in lagalo waxay noqon doontaa fasax.

إنا لله وإنا أليه راجعون إنّ لله ما آخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمّىMaamulka iyo macalimiinta Madrasadda Daarul H...
29/06/2024

إنا لله وإنا أليه راجعون
إنّ لله ما آخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمّى
Maamulka iyo macalimiinta Madrasadda Daarul Hilaal waxay tacsi udirayaan
Qoyska ,iyo Qaraabada Aamina Ismaaciil oo ahayd Ardayad Waalida .Ahaydna waalidkii Arday: C qani Cawil Jiilaani oo maanta Geeriyootay .
Allah ha unaxariisto Janooyinkiisana haku casuumo. Qabrigeegana Allah ha uwaasiciyo. Qoyskii ,Qaraabadii,iyo dhamaanteena samir iyo iimaan ha inaga siiyo

Ugu horeyn waxa mahad balaadhan iska leh Alle SC, mar labaadka waxa aan hambalyo balaadhan u diraynaa ardaydii Khamiisti...
09/01/2024

Ugu horeyn waxa mahad balaadhan iska leh Alle SC, mar labaadka waxa aan hambalyo balaadhan u diraynaa ardaydii Khamiistii ka qalinjabisay madarasada Daarul Hilaal oo aan leenahay Alle ha idinku anfaco cilmigaa aad barateen.

Waxa mahadcelinta ugu balaadhan Mudan macaliimiintii, waalidiintii, ardaydii iyo kooxdii kale ee ka shaqaysay quruxdii iyo xafladii shalay.

ALLE MAHAD LEH

Laba maalmood oo kaliya ayaa kadhiman hadii Allah wayni ogolaado, xaflada qalinjabinta Dufcadii saddexaad ee ka qalinjab...
01/01/2024

Laba maalmood oo kaliya ayaa kadhiman hadii Allah wayni ogolaado, xaflada qalinjabinta Dufcadii saddexaad ee ka qalinjabisa madarasadda Daarul_Hilaal .
Iyo xafladda sanad dugsiyeedka Dugsiga Miftaahul _ Culuum .
Allah nabad qab ha inoogu gaadhsiiyo ,hana inoogu dhamaystiro .

Ardayda iyo maamulka Madarasada Daarul Hilaal ayaa xaflad qiimo badan u qabtay laba Ustaad oo dhawaan ka qalinjabiyay Ja...
05/10/2023

Ardayda iyo maamulka Madarasada Daarul Hilaal ayaa xaflad qiimo badan u qabtay laba Ustaad oo dhawaan ka qalinjabiyay Jaamacadaha wadanka gaar ahaan Kuliyadaha waxbarasha ee dhanka Jaamcada Gollis iyo Tima'ade.

BUSHAARO  BUSHAARO  BUSHAAROWaxa loogu bushaaraynayaa dadweynaha ku dhaqan Xaafada Istaad Hawska iyo Nawaaxigeeda in dug...
01/08/2023

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Waxa loogu bushaaraynayaa dadweynaha ku dhaqan Xaafada Istaad Hawska iyo Nawaaxigeeda in dugsiga Madarasada Daarul Hilaal ay qaadanayso fasalo cusub Sannad-dugsiyeedkan cusub ee 2023-2024
Fasalada la Qaadanayaa waxa ay kala yihiin:
1. Gelin Dambe
2. Habeen
Tayo iyo Tacliin

Bushaaro  Bushaaro Bushaaro 𝗞𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗿𝗼 𝗫𝗶𝗳𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗤𝘂𝗿’𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 Darul hilaal  𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 QURAAN 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 ...
17/12/2022

Bushaaro Bushaaro Bushaaro

𝗞𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗿𝗼 𝗫𝗶𝗳𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗤𝘂𝗿’𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 Darul hilaal 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 QURAAN 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗫𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵 𝗟𝗶𝗻𝗸 𝗚𝗮𝗻 👇
http://wa.me/+252633162915

17/12/2022

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:30 - 21:00
Tuesday 06:30 - 21:00
Wednesday 06:30 - 21:00
Saturday 06:30 - 21:30
Sunday 06:30 - 21:00

Telephone

+252633162915

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madarasada Daarul Hilaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Madarasada Daarul Hilaal:

Shortcuts

Share

Category