15/03/2015
Tartankii manta oo Axada waxaa isku arkay labada kooxood ee HOLAC iyo FUTURE STARS, sidii awalba dhici jirtay waxa kooxwalba kusoo hagaagay 12 su'aalood laakiin natiijadii waa lagu kala bixi waayey, tartankaasina wuxuu ku dhamaaday barbaro dhibic iyo dhibic ah