Saeed daki

Saeed daki

Share

teach and try answer WELCOME OPENING HANDS

23/09/2021

M MK

Markuu herer Joogo mujaahid hubaysan
Markuu la hadlaaayo hamaansi libaaxle
Maxaad ka aaminsanayd Mujaahid maxamed Kahin Ka Hor xukuumada Biixi?

23/09/2021
03/08/2017

ASC manta oo taariikhdu tahay 3da B/7aad 2017ka waxan jeclaystay illaahayna iisura galiyey inaan bilaabo mawduucyadii aan doonayey inaan lawadaago bahda afka soomaliga kuhadasha intaasi arar hay ahaato
waxa kaloo sheegayaa in xigashada mawduucyadan ay yihiin udub dhexaad na uyihiin abwaano buugaag dhaqameed iyo iwm



"CALOOL GOONO TAQAANA"
"CARAB NAADO YAQAANA"
"INDHO CAWRI YAQAANA"

10/04/2017

asc bacda salaan page kaygani wuxuu yahay iminka iyo wuxuu noqondoono ayaan jecelay inaan idiin soo bandhigo ugu horayn page kaygani waa page utaagan una diyara in uu ufaaideyo dhalinyarta somaliyeed guud ahaan gar ahaan dhalinta jecel una jeelan in ay waxbadan ka ogaadaan oo kabartaan dhankoodii soo jireenka ahaa iyo afkooda suuban
marka laabaad page kaygani wuxuu noqon doonaa insh/allah page keeni doona kana hadli doona dhaqanka haday noqoto ashyaadii dhaqanka inoo ahayd iyo murtidii ama mahmahihii maada iyo macnaha aadka uqiimaha badan xanbaarsan WAAD MAHAD SANTIIN COMING SOON

09/02/2017

welcome my page
please learn and try answer
coming soon

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hargeisa
252