01/05/2026
Maanta oo Jimce ah, bishuna tahay 1/5/2026, waxaa wasarad qoyska iyo arimaha bulshada lagu soo afmeeray barnaamij noociisu ku cusub yahay dalka, kaas oo magaciisu yahay βMaalinta Agoonkaβ.
Barnaamijkan waxaa ka soo qayb galay dhammaan xarumaha lagu daryeelo ubadka agoonta ah, iyadoo sidoo kale ay ka yimaadeen gobollada kala duwan sida Awdal, Togdheer, Saaxil iyo Gabiley. Xaruunta Daru nawaaf ayaa qayb ka ahayd
Tirada ardayda ka qayb qaadatay barnaamijkan waxay gaadhaysay 400 arday.
Allaah mahad leh.
20/04/2026
π’ πππππππ πππππππππ πππππππ ππππ ππππππ
Barnaamija daabuurka waxa marti noogu ah Sheekh Cabdicasiis Axmed Cabdi (Abu Shurayix), oo ardayda u jeedin doona muxaadaro ku saabsan "Ψ’Ψ―Ψ§Ψ¨ Ψ§ΩΨ·Ψ§ΩΨ¨ Ψ§ΩΨΉΩΩ
β.
π 21/04/2026
π
Salaasa
πBarxaddaDugsiga
09/02/2026
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Mudane Jamaal Jaamac Xaamud ayaa maanta si rasmi ah u furay Tartanka Qur'anka Kariimka ah iyo Sunnada Rasuulka (scw), ee Daar Al-Raxma oo ay sanad walba qabato Hay'adda Al-Huda.
Tartankan oo noqonaya kii lixaad, ayaa waxa ka soo qaybgalay tartamayaal ka socoda dhammaan gobolada dalka Jamhuuriyadda Somaliland.
07/02/2026
π’ πππππππ πππππππππ πππππππ ππππ ππππππ
Barnaamija daabuurka waxa marti noogu ah Nuuradiin Cismaan, oo ardayda u jeedin doona muxaadaro ku saabsan "Aqoontaβ.
π 08/02/2026
π
Axad
πBarxaddaDugsiga
04/02/2026
π
02/02/2026
Waxaanu ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaanka kalka h**e u kaxaynay xarunta ciyaaraha ee City RollersπΌπ―, halkaas oo ay ku qaateen wakhti xiiso, madadaalo iyo farxad leh.
Rollers π
03/02/2026
Koobka Kubadda Cagta β½οΈπ¦΅
Dugsiga Daru Nawaf
27/11/2025
Warbixin Kooban
Shalay oo ahayd subax Arbaca, waxaa Tobabar loo qabtay macallimiinta labada xarumood ee daryeelka carruurta. Waxaa lagu qaatay 3 mawduuc:
1. Maaraynta fasalka
2. Doorka macallinka ee akhlaaq-dhiska ardayda
3. Habka loola dhaqmo ardayda xaraysan
tobabarku wuxuu ku dhammaaday jawi degan oo cilmi badan laga faaβiiday.
Rabbi ayaa mahad leh.
26/11/2025
ΨͺΨ―Ψ±ΩΨ¨ Ω
ΨΉΩΩ
Ω Ψ―ΩΨ± Ψ§ΩΨ£ΩΨͺΨ§Ω
( ΩΩΨ§Ω ΩΨ―Ψ§Ψ± Ψ§ΩΨ±ΨΩ
Ψ©)