Somali islamic online

Somali islamic online somali islamic online waa mac,had lagu barto qur,aanka iyo culuumta sharecada islaamka sida caqiidada, fiqiga, tafsiirka, adkaarta, adaabta islaamka.

waxa kale oo dugsigu wuu diyaariyay barnaamij casriya oo si fudud qofku ugu baranaayo kicinta (higaada)

πŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚       πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒ  Baro quraanka & Diinta       Adoo Jooga Gurigaa:          πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚        πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒ  1️⃣: Bushaaro:...
20/12/2022

πŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚ πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒ
Baro quraanka & Diinta Adoo Jooga Gurigaa:
πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚ πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒπŸ‚πŸƒ

1️⃣: Bushaaro:
wuxuu kugu bushaaraynayaa hoyga waxbarashada onlineka ah ee Somali islamic online in uu kusoo kordhiyay barnaamijyo waxbarasho diineed ah oo kaa caawinaya adiga iyo ilmahaagu inaad si fudud ubarataan quraanka iyo culuumta shareecada.

2️⃣: maadooyinka waxbarasho:
Maadooyinka dugsiga lagu barto:
Qur,aanka, higaada, axaadiista, ducooyinka, tarbiyada asaasiga ah ee ilmaha muslimka ah, tafsiir, iyo qaybaha kale ee culuumta shareecada.

3️⃣:Qaabka waxbarasho:
Qaab Online ah barnaamijyada; {{what's app, skype etc}}.

4️⃣: Maalmaha waxbarasho:
5 maalin.
4 maalin.
2 maalin.

5️⃣: Waqtiga aad na heli karto:
24-ka saacadood, 5 maalin oo usbuuca ka mida.
{24/5}.

6️⃣: Cadaymo waxbarasho:
Waxaad helaysaa Cadayn waxbarasho oo aqoonsi leh γ€ŠShahado》.

7️⃣: Nalaga soo xidhiidh:
Email: [email protected]

22/11/2022
06/03/2022

Quran

16/10/2021

07/07/2021

xaqiiqooyin ku saabsan nabi maxamed S.C.W iyo qur,aanka iyo diinta islaamka.

Address

Hargeisa

Telephone

+252659704227

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali islamic online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Somali islamic online:

Shortcuts

Share

Category