Hirad Macalin Guri "Home Teacher"

Hirad Macalin Guri "Home Teacher" Hirad Macalin Guri
Waxa uukuu hayaa macalimiin khibrad u leh waxdhigista islamarkaan kuugu imaan kara Gurigaaga ama goobtaada shaqo ama hab online ah.

  banaan ♦️ Goobta:  .➡️xaaruunta    waxa ka banaan Fursad shaqo oo ah  .♦️FAAHFAAHINTA SHAQADANooca shaqada: Macallimad...
01/12/2025

banaan

♦️ Goobta: .

➡️xaaruunta waxa ka banaan Fursad shaqo oo ah .

♦️FAAHFAAHINTA SHAQADA
Nooca shaqada: Macallimad quraan
Heerka shaqada: macalin guri
Waqtiga: Galab

♦️SHURUUDAHA LOOGA BAAHAN YAHAY
1) Waa in macallimadu haysataa shahado quraan
2) waa in ay leedahay khibrad macalinimo ugu yaraan 6-bolood
3)waa in ay aqoon fiican u leedahay sido maadooyinka Carabiga, somaliga iyo cilmiga shareecada.

♦️HABKA LOO SOO CODSANAYO

FG:shaqadan waxa codsan kara dumar kalaiya

Si aad usoo codsato shaqadan fadlan buuxi foom-kam,https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSewOTENygTZ9cZFufWZoI_XE1rH_Lxa6-chrv-vCw3cEF4eZA/viewform?usp=publish-editor ama kusoo dir CV- gaaga Email-ka, [email protected] , shaqada aad codsanayso magaceedana soo raaci, sida macalin quran.




Address

Hargeisa

Opening Hours

Tuesday 08:00 - 22:30
Wednesday 08:00 - 22:30
Thursday 08:00 - 22:30
Saturday 08:00 - 22:30
Sunday 08:00 - 22:30

Telephone

+252633216849

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirad Macalin Guri "Home Teacher" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hirad Macalin Guri "Home Teacher":

Shortcuts

Share

Category