Ogeysiis
Maamulka Dugsiga School of Tomorrow. waxa uu ogaysiinayaa dhammaan waalidiinta sharafta leh iyo ardaydaba. In Maalinta Axadda oo bari ah uu dugsigu fasax yahay .
22/2/2026 ,iyado ay tahay tukashada salaadda roob doonta Awgeed dhamana gobolada jamhuuriyada somaliland laga tukanayo
Allah ayeynu weydiisanaynaa inuu abaaraha inaga soo jebiyo.
Shaqada dugsigana waxa dib loogu soo laaban doonaa maalinta isniinta 23/2/2026. idamka alle.
School Of Tomorrow
Page kan waxa loogu talo galay in lagala socdo wax yabaha ku cusub schoolka iyo activity ga ardayda schools of Tomorrow
07/11/2025
13/10/2025
#
02/08/2025
Fursad Shaqo.
Waxa Fursad ka banaan tahay qaybta dugsiga hoose dhexe iyo barbaarinta waxa loo bahan yahay macalin buuxinaya shurudaha hoos ku xusan
Deadline :4/8/ 2025
Whatsapp: +252 63 3777794
Share this postβ¦.
27/07/2025
ISDIWAANGELINTU WAY FURANTAHYπ’π!
Kusoo dhawoow SCHOOL OF TOMORROW, dugsi ku caan ah mustaqbal iftiimaya oo dhisa mustaqbalka bulshada , naga mid noqo maantaba!
Ilmahaagana udoor goob leh:
β
Wax barasho tayo sareysa
β
Activity carurta maskaxdoda dhisaya
β
Goob iyo ciyaaro kaladuwan
β
Studio gaar u ah wax barasho dheeraad ah.
English version
---------------------------
π Admissions Open for 2025β26! π
Welcome to School of Tomorrow, where every childβs future begins with excellence today!
Join us for a world-class educational journey focused on:
β
Best Education
β
Interactive Classroom Activities
β
Sports Field & Ground
β
Creative Studio & Learning Spaces
π Contact us: 633777794 / 634221913 / 634421156
π§ [email protected]
π Enroll now and shape a better tomorrow!
23/07/2025
Tabubar kor loogu qaadayo aqoonta iyo xirfadda dhamaan macalimiinta School of Tomorrow,qaybihiisa kala Duwan.
Tababarkas oo ku saabsana (Teachers Training Methods).
tababarka wakhtigisu waxa uu ahaa afar cisho (4 Days).
15/07/2025
Is qoristu way socotaa fadlan nagala soo xidhiidh numberada hoos ku qoran
4221913 4421156
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
State House
Hargeisa
SCHOOL1234