Maraakiz Salaxudiin m.mooge

Maraakiz Salaxudiin m.mooge

Share

Halkani waa bogga rasmiga ah ee Madaarista Salaaxudiin Al-Ayuubi ee magaalada Hargeysa.

03/01/2026

Assalamu Calaykum.
waxa uu qaadanaya hal macallin oo Qaybta Daraasaadka ah, gaar ahaan Qaybta casarkii.

Macalinku Wuxu imtixaan ku gali doonaa qaybaha machadka.

Shuruuda laga Rabo macallinka
1- in uu machadka u dhawyahay dhibna aanay ku ahayn Imaansha machadku.
2- in aanu da'ahaan ka yarayn 22 jir.
3- In uu leeyahay khibrad Shaqo ugu yaraan hal sanno.
— Cv-ga waxaad ku soo diri kartaa Whatsapp +252634156526

Fg: Haddaba waxa Cv-ga ugu danbayn la qabanaya maalinta Axada oo ay bishu tahay 1447/7/14H oo waafaqsan 4/1/2026M casarka 4:00
Waad mahadsantihiin.

21/10/2025

Assalamu Calaykum.
waxa uu qaadanaya Laba macalin oo Qaybta Daraasaadka ah, gaar ahaan Qaybta casarkii.

Haddaba waxa Cv-ga ugu danbayn la qabanaya maalinta Arbacada oo ay bishu tahay 1447/4/30H oo waafaqsan 22-10-2025M casarka 4:00

Macalinku Wuxu imtixaan ku gali doonaa qaybaha daraasaadka islaamigaa.

Fg: shuruuda laga Rabo macalinka
1- Inuu machadka u dhawyahay dhibna aanay ku ahayn Imaansha machadku.
2- In aanu da'ahaan ka yarayn 22 jir.
3- In uu leeyahay khibrad Shaqo ugu yaraan hal sanno.
— Cv-ga waxaad ku soo diri kartaa Whatsapp +252636470708 ama soo wac +252634156526
Waad mahadsantihiin.

08/10/2025

Ka faa'idaysi wacan.

06/10/2025

caruur diinta lagu barbaariyay, maasha allaah.
maraakisu salaaxu diin.

30/07/2025

kusoo dhawaaad Macaahid Salaaxudiin oo uga barateen waxbarasho tayo leh iyo macaliniin khibrad leh. @

09/05/2025
Photos from Maraakiz Salaxudiin m.mooge's post 16/03/2025

Maasha alaah hambalyo Cabdiraxmaan Cabdilaahi cabdisamed oo u tartamayay Markazka Salaaxudiin, waxa uu soo hooyay guul wayn isaga oo galay kaalinta Koowaad ee xadiiska Alle ha barakeeyo.

23/02/2025

11/02/2025

Ardaygaa Shekhu Sheegay waxa uu kamid yahay ardayda Maraakiz Salaxudiin m.mooge waana ardayda danyarta ah ee aan laga qaadin wax fii ah ama lacag ah .
Sidaa Shekha ama maamulku sheegay waxaanu haynaa arday badan io bilaasha ah oo ka badan 130 arday kuwaa ayaanu kamidyahay ardaygani

Ilahay Caruurta iyo ubadkaba haynoo wanaajiyo.

Photos from Maraakiz Salaxudiin m.mooge's post 25/12/2024

Ardayda xufaadda ah ee Maraakiz Salaaxudiin Al ayuubi

26/10/2024

Maamulka maraakiz Salaaxudiin Al ayuubi waxa uu ogaysiinayaa dadwaynaha ku dhaqan Hargaysa gaar ahaan dagmada Maxamed Mooge, in ay socoto diwaangalinta fasalkii hablaha ee boodhinka ah ama labada galin ahaa ee 2Sanno Qur’aanka ku dhamaynayay.
Sidaa haw ogaadaan Waalidiintii aadka noolasoo xidhiidhaysay.
Faahfaahin intaa dheer waxaad ka heli kartaa xafiisyada kala duwan ee Markazka.

02/10/2024

Ogaysiis
Markaska Salaaxudiin Al-ayuubi Waxa uu qadanaya 2macalin oo rag ah.

Haddaba sideg deg ah Cv-Gaaga ugee Xafiisyada markazka oo kuyaal Hargaysa Gaar ahaan Xafada maxamed mooge

Mahadsanidin dhammaantiin

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Maxamed Mooge, Boodhari
Hargeisa