03/01/2026
Assalamu Calaykum.
waxa uu qaadanaya hal macallin oo Qaybta Daraasaadka ah, gaar ahaan Qaybta casarkii.
Macalinku Wuxu imtixaan ku gali doonaa qaybaha machadka.
Shuruuda laga Rabo macallinka
1- in uu machadka u dhawyahay dhibna aanay ku ahayn Imaansha machadku.
2- in aanu da'ahaan ka yarayn 22 jir.
3- In uu leeyahay khibrad Shaqo ugu yaraan hal sanno.
— Cv-ga waxaad ku soo diri kartaa Whatsapp +252634156526
Fg: Haddaba waxa Cv-ga ugu danbayn la qabanaya maalinta Axada oo ay bishu tahay 1447/7/14H oo waafaqsan 4/1/2026M casarka 4:00
Waad mahadsantihiin.