Youth Essential Skills Academy

Youth Essential Skills Academy

Comments

๐Ÿ“Waa kuu diyaare, kaalay daawo! ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰

๐ŸŸฃBarnaamijka Waxbarashada || Kulan-aqooneedka 1aad (The concept and meaning of education).

๐ŸŸชMartida kulanka:
โœ”๏ธ Ustaad Xassan Muuse.
โœ”๏ธUstaad Mukhtaar Cabdi.

https://youtu.be/QPlK0tiHdHs

Mahadsanid.
ACADEMY_2022
๐Ÿ”ŠThe QUALITY assurance of education at any level is the prime concern of modern education!

๐Ÿ“Do you believe that we're challenged by how we can provide sufficient progress in education with the increasing number of educational institutions, teachers, and students?
๐Ÿ“Do you know that educational supervisors should have special practical educational techniques including constructive feedback, communication skills, and dealing with difficulties?

So, please apply for this great opportunity and register via the link below: ๐Ÿ‘‡
https://surveyheart.com/form/631ca6d34c8577243882a9d5
Or contact us via: http://wa.me/+252633792020

NB:In regards to this program, the academy is in collaboration with the educational center (Together We Rise).

Thanks โ€ฆ
ACADEMY_2022
๐ŸŽŠ๐ŸŽ‰HAMBALYO ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ

Hambalyo dhammaan akhyaarta sharafta leh, ee isugu jiray fasallada tooska ah iyo fogaan-aragga ee ka dheefay fursaddan qaaliga ah ๐Ÿ‘๐Ÿ’ฏ

ACADEMY_2022
๐Ÿ”Š๐ŸŸฃ ู„ุง ุฒุงู„ุช ุงู„ูุฑุตุฉ ู…ุชุงุญุฉ ๐Ÿ””๐Ÿ””

โฎ๏ธ ุชุนู„ู† ุงู„ุฃูƒุงุฏูŠู…ู€ู€ู€ู€ูŠุฉ ุจุงู„ุชุนุงูˆู† ู…ุน ุฌุงู…ุนุฉ ุฃูุฑูŠู‚ูŠุง ุงู„ูุฑู†ุณูŠุฉ ุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ุนู†:
๐Ÿ‘ˆ ุงู„ุฏูˆุฑุฉ ุงู„ุชุฏุฑูŠุจูŠุฉ ููŠ ู…ู‡ุงุฑุงุช ุงู„ุชุฏุฑูŠุณ ุงู„ุฅุจุฏุงุนูŠ ::
ู…ุน ุงู„ุฎุจูŠุฑ :
๐Ÿ‘ค ุฃ.ุฏ.ุนุงุทู ุดุงู‡ูŠู†

๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ :
โœ”๏ธ ูˆุฌุงู‡ู€ู€ู€ู€ุฒุŒ ุญุถูˆุฑูŠุง
ู„ู€ู€ู€ู€ู„ู…ู‚ูŠู…ูŠู† ููŠ ู‡ุฑุฌูŠุณุง #ุฃุฑุถ ุตูˆู…ุงู„ูŠู„ุงู†ุฏ.
โœ”๏ธ ุฃูˆู†ู„ุงูŠู†ุŒ ุนุจุฑ ู…ู†ุตุฉ ZOOM/ุชู„ูŠุฌุฑุงู…
ู„ู€ู„ุฌู…ูŠุน ู…ู† ูƒุงูุฉ ุฃู†ุญุงุก ุงู„ุนุงู„ู….

โฐ #ู…ุฏุฉ ุงู„ุฏูˆุฑุฉ: ูŠูˆู…ูŠู†ุŒ ุจุฏุงูŠุฉ ู…ู† ูŠูˆู… ุงู„ุฎู…ูŠุณ ุงู„ู…ูˆุงูู‚ 8/9/2022.

๐Ÿ“‹ ูŠุญุตู„ ุงู„ู…ุชุฏุฑุจ ููŠ ู†ู‡ุงูŠุฉ ุงู„ุชุฏุฑูŠุจ ู…ุน ุงูƒู…ุงู„ ุฌู…ูŠุน ุงู„ู…ุชุทู„ุจุงุช ุงู„ุชุนู„ูŠู…ูŠุฉ ุนู„ู‰ ุดู‡ุงุฏุฉ ู…ุนุชู…ุฏุฉ ู…ู† ุงู„ุฌุงู…ุนุฉ ูˆุงู„ุฃูƒุงุฏูŠู…ูŠุฉ ู…ุนุง.

๐Ÿ“ุณุฌู„ ู†ูุณูƒ ูˆุงุญุฌุฒ ู…ู‚ุนุฏูƒ ุนู† ุทุฑูŠู‚ ู‡ุฐุง ุงู„ุฑุงุจุท:
https://surveyheart.com/form/6308f133c17e4966f51fc1ac
๐ŸŽฏ #ู„ู„ุชูˆุงุตู„ ูˆุงู„ุฅุณุชู€ู€ู€ูุณุงุฑ ูŠุฑุฌู‰ ุงู„ุชูˆุงุตู„ ู…ุนู†ุง:
โ˜Ž๏ธ +252 63 3792020
๐Ÿ“ž ูˆุงุชุณุฃุจ :
http://wa.me/+252633792020
๐Ÿ“ง ุฅูŠู…ูŠู„ :: [email protected]

๐Ÿ“€ #ู…ู„ุงุญุธู€ู€ู€ู€ุฉ ::
ุชุณุชู„ู… ุงู„ุดู‡ุงุฏุงุช ุงู„ูˆุฑู‚ูŠุฉ ู…ู† ูˆูƒูŠู„ู†ุง ุจุฏูˆู„ุชู€ู€ูƒุŒ ูƒู…ุง ุงู†ูƒ ุณุชุญุตู„ ุนู„ู‰ ุงู„ุดู‡ุงุฏุฉ ุงู„ุฅู„ูƒุชุฑูˆู†ูŠุฉ.
__
#ู†ุญู€ู€ู€ูˆุฑุคูŠู€ู€ู€ุฉุนู„ู…ู€ู€ู€ู€ู€ูŠุฉุชุฏุฑูŠุจูŠู€ู€ุฉุนุงู„ู…ูŠู€ู€ู€ุฉ.
ACADEMY_2022
๐ŸŒ๐Ÿคฉูู„ุงุงุงุงุงุงุงุงุง ุชููˆุช ุงู„ูุฑุตู‡๐Ÿคฉ๐ŸŒ

โฎ๏ธ ุชุนู„ู† ุงู„ุฃูƒุงุฏูŠู…ู€ู€ู€ู€ูŠุฉ ุจุงู„ุชุนุงูˆู† ู…ุน ุฌุงู…ุนุฉ ุฃูุฑูŠู‚ูŠุง ุงู„ูุฑู†ุณูŠุฉ ุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ุนู†:
๐Ÿ‘ˆ ุงู„ุฏูˆุฑุฉ ุงู„ุชุฏุฑูŠุจูŠุฉ ููŠ ู…ู‡ุงุฑุงุช ุงู„ุชุฏุฑูŠุณ ุงู„ุฅุจุฏุงุนูŠ ::
ู…ุน ุงู„ุฎุจูŠุฑ :
๐Ÿ‘ค ุฃ.ุฏ.ุนุงุทู ุดุงู‡ูŠู†

๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ :
โœ”๏ธ ูˆุฌุงู‡ู€ู€ู€ู€ุฒุŒ ุญุถูˆุฑูŠุง
ู„ู€ู€ู€ู€ู„ู…ู‚ูŠู…ูŠู† ููŠ ู‡ุฑุฌูŠุณุง #ุฃุฑุถ ุตูˆู…ุงู„ูŠู„ุงู†ุฏ.
โœ”๏ธ ุฃูˆู†ู„ุงูŠู†ุŒ ุนุจุฑ ู…ู†ุตุฉ ZOOM/ุชู„ูŠุฌุฑุงู…
ู„ู€ู„ุฌู…ูŠุน ู…ู† ูƒุงูุฉ ุฃู†ุญุงุก ุงู„ุนุงู„ู….

โฐ #ู…ุฏุฉ ุงู„ุฏูˆุฑุฉ: ุซู„ุงุซุฉ ุฃูŠุงู…ุŒ ุจุฏุงูŠุฉ ู…ู† ูŠูˆู… ุงู„ุฃุฑุจุนุงุก ุงู„ู…ูˆุงูู‚ 31/8/2022 .

๐Ÿ“‹ ูŠุญุตู„ ุงู„ู…ุชุฏุฑุจ ููŠ ู†ู‡ุงูŠุฉ ุงู„ุชุฏุฑูŠุจ ู…ุน ุงูƒู…ุงู„ ุฌู…ูŠุน ุงู„ู…ุชุทู„ุจุงุช ุงู„ุชุนู„ูŠู…ูŠุฉ ุนู„ู‰ ุดู‡ุงุฏุฉ ู…ุนุชู…ุฏุฉ ู…ู† ุงู„ุฌุงู…ุนุฉ ูˆุงู„ุฃูƒุงุฏูŠู…ูŠุฉ ู…ุนุง.

๐Ÿ“ุณุฌู„ ู†ูุณูƒ ูˆุงุญุฌุฒ ู…ู‚ุนุฏูƒ ุนู† ุทุฑูŠู‚ ู‡ุฐุง ุงู„ุฑุงุจุท:
https://surveyheart.com/form/6308f133c17e4966f51fc1ac
๐ŸŽฏ #ู„ู„ุชูˆุงุตู„ ูˆุงู„ุฅุณุชู€ู€ู€ูุณุงุฑ ูŠุฑุฌู‰ ุงู„ุชูˆุงุตู„ ู…ุนู†ุง:
โ˜Ž๏ธ +252 63 3792020
๐Ÿ“ž ูˆุงุชุณุฃุจ :
http://wa.me/+252633792020
๐Ÿ“ง ุฅูŠู…ูŠู„ :: [email protected]

๐Ÿ“€ #ู…ู„ุงุญุธู€ู€ู€ู€ุฉ ::
ุชุณุชู„ู… ุงู„ุดู‡ุงุฏุงุช ุงู„ูˆุฑู‚ูŠุฉ ู…ู† ูˆูƒูŠู„ู†ุง ุจุฏูˆู„ุชู€ู€ูƒุŒ ูƒู…ุง ุงู†ูƒ ุณุชุญุตู„ ุนู„ู‰ ุงู„ุดู‡ุงุฏุฉ ุงู„ุฅู„ูƒุชุฑูˆู†ูŠุฉ.
____
#ู†ุญู€ู€ู€ูˆุฑุคูŠู€ู€ู€ุฉุนู„ู…ู€ู€ู€ู€ู€ูŠุฉุชุฏุฑูŠุจูŠู€ู€ุฉุนุงู„ู…ูŠู€ู€ู€ุฉ.
ACADEMY_2022
๐Ÿ“Kulan-aqooneed ๐Ÿ”Š

Barnaamijkan la magac baxay "Waayaha Waxbarashada" waxa diiradda lagu saari doono aqoonta la xidhiidha isla waxbarashada, iyada oo la raacayo hannaan hagi kara qof kasta oo u hilooba, hammigiisuna uu yahay hiilka aqoonta.

Barnaamijkani waxa uu martigelin doonaa kulan-aqooneedyo bille ah oo ay ku kulmi doonaan haldoorka waxbarashada ee dalkeenna iyo dalalka caalamka labadaba, si ay bulshadeennu u hesho una haleesho xalal horumarineed oo waara.

๐ŸŒGoobta: Hargeisa Gateway Mall, 1st floor.

โฐGoorta: Khamiis 25 Aug, 2022 || 8:10PM - 9:30PM (Fiidnimo).

FG: Tirada ka qeybgalayaashu waa ay koobanahay fadlan halkan iska diiwaanageli๐Ÿ‘‡

https://surveyheart.com/form/6305044055f65366e7083971

Mahadsanid.
Hambalyo dhammaantiin ๐Ÿ˜๐Ÿคฉ๐Ÿ˜๐Ÿ’ฏ

Tababar: Fagaare-ka-hadalka Tolmoon.
Tababare: Ustaad Xamse Cumar Kujoog

Waxa aanu dhammaantiin idiin rejaynaynaa guul waarta oo aad ku hanataan hayaankiinna nololeed, sidoo kale waxa aanu idiinka mahadnaqaynaa in aad doorataan fursadda iyo adeegga aanu idiin fidinnay ee ah xirfaddan aad wax ka barateen.

FG: fadlan isha ku hay fursadaha soo socda Insha Allaah ๐Ÿ‘€ Mahadsanid ๐Ÿ˜

ACADEMY_2022
Hambalyo dhammaantiin ๐Ÿ˜๐Ÿคฉ๐Ÿ˜๐Ÿ’ฏ

Tababar: Fagaare-ka-hadalka Tolmoon.

Tababare: Ustaad Xamse Cumar Kujoog

Waxa aanu dhammaantiin idiin rejaynaynaa guul waarta oo aad ku hanataan hayaankiinna nololeed, sidoo kale waxa aanu idiinka mahadnaqaynaa in aad doorataan fursadda iyo adeegga aanu idiin fidinnay ee ah xirfaddan aad wax ka barateen.

FG: fadlan isha ku hay fursadaha soo socda Insha Allaah ๐Ÿ‘€ Mahadsanid ๐Ÿ˜

ACADEMY_2022
Eid Al-Adha Mubarak to you all ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ๐ŸŽ‰

On the blessed occasion of Eid al-Adha, we wish you and your families peace and prosperity.

ACADEMY_2022
*๐ŸŒ๐Ÿคฉูู„ุงุงุงุงุงุงุงุงุง ุชููˆุช ุงู„ูุฑุตู‡๐Ÿคฉ๐ŸŒ*

โฎ๏ธ ุชุนู„ู† ุงู„ุฃูƒุงุฏูŠู…ู€ู€ู€ู€ูŠุฉ ุจุงู„ุชุนุงูˆู† ู…ุน ุดุฑูƒุฉ ุฃู„ูˆุงู† ู„ู„ุฎุฏู…ุงุช ุงู„ุฅุนู„ุงู…ูŠุฉ
๐Ÿ‘ˆ ุงู„ุฏูˆุฑุฉ ุงู„ุชุฏุฑูŠุจูŠุฉ ููŠ *ูู† ุงู„ุชุตู…ูŠู… ุงู„ุฌุฑุงููŠูƒูŠ-ุงู„ููˆุชูˆุดูˆุจ* ::
ู…ุน ุฎุจูŠุฑ ุนู„ู… ุงู„ุชุตู…ูŠู… :
๐Ÿ‘ค *ุฃ. ุญู…ุฒุฉ ุฃุญู…ุฏ ุนู„ูŠ*

๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ :
โœ”๏ธ ูˆุฌุงู‡ู€ู€ู€ู€ูŠุŒ ุนู„ู‰ ุฃุฑุถ ุงู„ูˆุงู‚ู€ู€ู€ู€ุน
ู„ู€ู€ู€ู€ู„ู…ู‚ูŠู…ูŠู† ููŠ ู‡ุฑุฌูŠุณุง #ุฃุฑุถ ุงู„ุตูˆู…ุงู„ู„ุงู†ุฏ.
โœ”๏ธ ุฃูˆู†ู„ุงูŠู†ุŒ ุนุจุฑ ู…ู†ุตุฉ ZOOM/ุชู„ูŠุฌุฑุงู…
ู„ู€ู„ุฌู…ูŠุน ู…ู† ูƒุงูุฉ ุฃู†ุญุงุก ุงู„ุนุงู„ู….

โฐ #ู…ุฏุฉ ุงู„ุฏูˆุฑุฉ: ุดู‡ุฑ ูƒุงู…ู„ ุจุฏุงูŠุฉ ู…ู† *14/7/2022* ููŠ ุงู„ุดู‡ุฑ ุงู„ุญุงู„ูŠ.

๐Ÿ“‹ ูŠุญุตู„ ุงู„ู…ุชุฏุฑุจ ู†ู‡ุงูŠุฉ ุงู„ุชุฏุฑูŠุจ ู…ุน ุงูƒู…ุงู„ ุฌู…ูŠุน ุงู„ู…ุชุทู„ุจุงุช ุงู„ุชุนู„ูŠู…ูŠุฉ ุนู„ู‰ ุดู‡ุงุฏุฉ ุฏูˆู„ูŠุฉ ู…ุนุชู…ุฏุฉ ู…ู† ุงู„ุฃูƒุงุฏูŠู…ูŠุฉ.

๐Ÿ“ุณุฌู„ ู†ูุณูƒ ูˆุงุญุฌุฒ ู…ู‚ุนุฏูƒ ุนู† ุทุฑูŠู‚ ู‡ุฐุง ุงู„ุฑุงุจุท:
https://surveyheart.com/form/62c06064985f931487b6d936

๐ŸŽฏ #ู„ู„ุชูˆุงุตู„ ูˆุงู„ุฅุณุชู€ู€ู€ูุณุงุฑ ูŠุฑุฌู‰ ุงู„ุชูˆุงุตู„ ู…ุนู†ุง:
โ˜Ž๏ธ +252 63 3792020
๐Ÿ“ž ูˆุงุชุณุฃุจ :
http://wa.me/+252633792020
๐Ÿ“ง ุฅูŠู…ูŠู„ :: [email protected]

๐Ÿ“€ #ู…ู„ุงุญุธู€ู€ู€ู€ุฉ ::
ุชุณุชู„ู… ุงู„ุดู‡ุงุฏุงุช ุงู„ูˆุฑู‚ูŠุฉ ู…ู† ูˆูƒูŠู„ู†ุง ุจุฏูˆู„ุชู€ู€ูƒุŒ ูƒู…ุง ุงู†ูƒ ุณุชุญุตู„ ุงู„ุดู‡ุงุฏุฉ ุงู„ุฅู„ูƒุชุฑูˆู†ูŠุฉ.
____________
.
ACADEMY_2022
Graphic design is all around us, and you need it!

Are you among those who pay hundreds of dollars to spread their message in the digital world?
Are you looking to polish your creative skills in order to develop your business as well as your personal branding in the digital world?
Since the graphic design profession is becoming ever more important, are you ready to launch your career as a graphic designer to earn unlimited income from digital world?

If yes, please don't miss this great opportunity with the limited seats and get your professional certificate after the successful completion of the course.

Registration link: https://surveyheart.com/form/62c06064985f931487b6d936

Thank you!

ACADEMY_2022
Fundamentals of Managerial Economics Training Workshop ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ๐ŸŽ‰

ACADEMY_2022
Waddaniyad iyo wadashaqayn!

Waxa aannu maanta oo taariikhdu tahay 30/June/2022 ka qayb qaadannay ololaha billaha ah ee dadweynaha iyo Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa ku bilciyaan caasimadda dalka, gaar ahaanna Degmada Maxamuud Haybe.

Marka laga yimaaddo dedaalkan maanta, ee isugu jiray wacyigelinta, nadiifinta iyo kaalmaynta aannu u fidinayno muwaadiniinta ololaha ka qayb qaatay, waxa aannu samaynay qiimayn iyo qorshe hordhac u ah kaalinta aannu ku yeelan doonno horumarinta degmada iyo caasimadda guud ahaanba.

Ugu dambayn, waxa aannu aad iyo aad ugu mahadnaqaynaa Guddoomiyaha Degmada mudane Axmed Cawl Raage, Guddoomiye ku xigeenkiisa mudane Mohamed Mustafe Bidhaan iyo Xoghaya degmada mudane Mshakir Ismail Abdi, oo runtii qaab milge iyo maamuusba leh noo qaabilay. Waxa aannu marag uga nahay daacadnimada iyo dedaalka ay ku hogaaminayaan horumarinta degmada, annana waanu ku garab istaagi doonnnaa Idanka Alle.

Mahadsanid.

ACADEMY_2022

-2022


ACADEMY_2022
How best do you learn?

This is an interesting training workshop on how to be a successful manager in business. It is designed for economic students as well as managers and retailers. This workshop will give you a clear idea of what managerial economics is, what the principles of managerial economics are, and how to formulate logical managerial decisions.

If you're interested in this workshop for your business or team, please register via the link below:

https://surveyheart.com/form/62b7398bd2ae5a146345ea7f

Thank you!

ACADEMY_2022

With the 21st century global educational view, we work across the Somali community by providing mult

Operating as usual

02/10/2023

Tababbar ๐ŸŽ‰

๐Ÿซก Waxa aan leeyahay goob ganacsi oo heersare ah, balse, xilli kasta oo aan u baahdo naqshadaynta iyo xayeysiiska adeegyadayda ganacsi waxa iga baxa kharash aad u badanยฟ๐Ÿ™ƒ๐Ÿ’ฐ

๐Ÿซก Waxa aan ahay arday aan weli shaqo gelin, rabana in uu barto xirfad aan iskay (kaligay) ugu shaqaysan karo dhakhlina uga samayn karoยฟ๐Ÿ™ƒ๐Ÿ’ฐ

Mudane/marwo, si' aad uga faa'iidaysato fursaddan qiimaha badan, fadlan iska diiwaangeli linkiga hoose. ๐Ÿ‘‡https://surveyheart.com/form/64ee30e1f45cab218a3af69b
Amaba ku soo biir CG-kayaga.
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid ๐Ÿ‘

23/09/2023

๐Ÿ”Š Wargelin ๐Ÿ””

Mudane/marwo, subax wanaagsan.

Akaadeemiga Xirfadaha Dhallinyarada ee YESA - Youth Essential Skills Academy, waxa ay idinku wargelinaysaa in ay socoto isdiiwaangelinta tababbarka [Branding and Graphic Design], waxaanu si' rasmi ah u bilaabmi doonaa horraanta bisha tobnaad. Muddada uu soconayaana waa 2 bilood, maalmuhuna waa khamiis iyo Jimce.

Barnaamijkan ayaa ku bixi doona qaab Online/Offline ah, haddaba hadii aad xiiseynayso in aad ka faa'iidaysato fursaddan, fadlan la xidhiidh lambarradan๐Ÿ‘‡

526555 / 063-3231376 / 063-3792020

Mahadsanid.

Photos from Youth Essential Skills Academy's post 17/09/2023

๐Ÿ“ Hambalyo ๐Ÿ‘๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ

๐Ÿ‘‰ Waxa noo sharaf ah in aanu in ka badan, toban dugsi 10+ maamulkoodii waxbarasho, u soo xidhno tababbarkan qiimaha badan.

โ–  || Tababbar - Tabaha dejinta qorshe-hawleedka iyo cashar diyaarinta casriga ah๐Ÿฅฐ

โ–  || Tebiye - Dr. Dahir Ali Jama

๐Ÿ‘‰ Isha ku hay kulannada soo socda! ๐Ÿ‘€

โ€ข Mahadsanid ๐Ÿ‘

Photos from Youth Essential Skills Academy's post 14/09/2023

๐Ÿ“ Sawirro (01)๐ŸŽ‰๐ŸŒบ๐ŸŽŠ

โ–  || Tababbar - Tabaha dejinta qorshe-hawleedka iyo cashar diyaarinta casriga ah๐Ÿฅฐ

๐Ÿ‘‰ Isha ku hay kulannada soo socda! ๐Ÿ‘€

โ€ข Mahadsanid ๐Ÿ‘

08/09/2023

Barnaamij Cusub ๐ŸŽ‰โ˜€๐ŸŒบ

๐ŸŽค Dhaqan Podcast ๐Ÿ‘๐ŸŒน

โ–  || Dhawaan filo xalqaddiisa koowaad (1) ๐Ÿ‘€

๐Ÿ‘‰ Haddaba si' aad barnaamijkan si' dhaw ula socoto, fadlan ku soo biir CG-kayaga:
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid๐Ÿ‘

โ€ขโ€ขโ€ข

06/09/2023

Tababbar ๐ŸŽ‰โ˜€๏ธ๐ŸŒบ

๐Ÿซก Macallin ma ogtahay in aad u baahan tahay waxbarasho joogto ah, sida aad ardaydaadaba u siiso waxbarashada joogtada ah?!

Mudane/marwo, waxa noo sharaf ah in aanu kuu diyaarinno tababbarka:

โ€ข| โœ’๏ธ Modern Lesson Plan Methodologies -
ุทุฑู‚ ุชุญุถูŠุฑ ุงู„ุฏุฑูˆุณ ุงู„ุญุฏูŠุซุฉ

โ€ข| ๐Ÿ—“๏ธ 3 Cisho - Arbaca, Khamiis & Jimce.

โ€ข| ๐Ÿ“‚ Tebiye: Dr. Daahir Cali Jaamac.

๐Ÿ“Haddaba, si' aad u hesho fursaddan xogteeda oo faahfaahsan fadlan iska diiwaangeli linkiga hoose:๐Ÿ‘‡
https://surveyheart.com/form/64f8bb46e9092906c8427fdc

Amaba ku soo biir CG-kayaga:

https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid๐Ÿ‘
โ€ขโ€ขโ€ข

03/09/2023

Tababbar ๐ŸŽ‰

๐Ÿซก Waxa aan leeyahay goob ganacsi oo heersare ah, balse, xilli kasta oo aan u baahdo naqshadaynta iyo xayeysiiska adeegyadayda ganacsi waxa iga baxa kharash aad u badanยฟ๐Ÿ™ƒ๐Ÿ’ฐ

๐Ÿซก Waxa aan ahay arday aan weli shaqo gelin, rabana in uu barto xirfad aan iskay (kaligay) ugu shaqaysan karo dhakhlina uga samayn karoยฟ๐Ÿ™ƒ๐Ÿ’ฐ

Mudane/marwo, si' aad uga faa'iidaysato fursaddan qiimaha badan, fadlan iska diiwaangeli linkiga hoose. ๐Ÿ‘‡https://surveyheart.com/form/64ee30e1f45cab218a3af69b
Amaba ku soo biir CG-kayaga.
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid ๐Ÿ‘

02/09/2023

Tababbar ๐Ÿ‘€๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ

Ma tahay arday dhammaystay waxbarshada dugsiga sare?

Ma doonaysaa in aad hesho jidka ugu habboon ee loo maro dunida jaamacadaha?

Ma u baahan tahay la talin cilmiyaysan, lana xidhiidha takhasuskaaga jaamacadeed ee mustaqbalka?

Mudane/mawro, haddii ay jawaabtu tahay HAA, fadlan ka faa'idayso fursadda tababbarkan qiimaha badan, iskana diiwaangeli linkiga hoose. ๐Ÿ‘‡
https://surveyheart.com/form/64f352a3ea02407dd8728e47
Amaba ku soo biir CG-kayaga:
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid ๐Ÿ‘

31/08/2023

๐Ÿ“น Muuqaal Dhammays ah- ๐ŸŽ‰๐ŸŒบ๐ŸŽŠ

โ–  || Barnaamijka Jiheeye - Jidka loo maro dunida jaamacadaha ๐Ÿฅฐ

๐Ÿ‘‰ Fiirso, ka faa'iidayso, ka dibna faafi ๐Ÿ‘€

โ€ข Mahadsanid.
.

28/08/2023

๐Ÿ“น Muuqaal - ๐ŸŽ‰๐ŸŒบ๐ŸŽŠ

โ–  || Barnaamijka Jiheeye - Jidka loo maro jidka jaamacadaha ๐Ÿฅฐ

๐Ÿ‘‰ Dhawaan filo muuqaalka oo dhammays ah! ๐Ÿ‘€

โ€ข Mahadsanid.

.

Photos from Youth Essential Skills Academy's post 27/08/2023

๐Ÿ“ Sawirro (03)๐ŸŽ‰๐ŸŒบ๐ŸŽŠ

โ–  || Barnaamijka Jiheeye - Jidka loo maro jaamacadaha ๐Ÿฅฐ

๐Ÿ‘‰ Isha ku hay kulannada soo socda! ๐Ÿ‘€

โ€ข Mahadsanid ๐Ÿ‘

Photos from Youth Essential Skills Academy's post 27/08/2023

๐Ÿ“ Sawirro (02)๐ŸŽ‰๐ŸŒบ๐ŸŽŠ

โ–  || Barnaamijka Jiheeye - Jidka loo maro jaamacadaha ๐Ÿฅฐ

๐Ÿ‘‰ Isha ku hay kulannada soo socda! ๐Ÿ‘€

โ€ข Mahadsanid ๐Ÿ‘

26/08/2023

๐Ÿ“ Sawirro (01)๐ŸŽ‰๐ŸŒบ๐ŸŽŠ

โ–  || Barnaamijka Jiheeye - Jidka loo maro jaamacadaha ๐Ÿฅฐ

๐Ÿ‘‰ Isha ku hay kulannada soo socda! ๐Ÿ‘€

โ€ข Mahadsanid ๐Ÿ‘

16/08/2023

Mudane/marwo waxa noo sharaf ah in aanu kugu martiqaadno barnaamijkan qiimaha badan ee "Jiheeye - Jidka loo maro dunida jaamacadaha".

Barnaamijkani waxa uu inoo qabsoomi doonaa habeen danbe, gaar ahaanna maalinta khamiista 17/8/2023, saacaddu marka ay tahay 8:00PM (Bacdal Cishaa'i), goobtuna waa Sahanbooks.

Mahadsanid.

.

16/08/2023

๐Ÿ™ƒTaloow yaa i JIHEEYA!

Waxa aan ahay arday haatan uun ka soo baxay marxaladdii Dugsiga sare ee waxbarashadayda, waxa aan aqaannay dugsi leh maamule, ku-xigeen, barayaal, kaaliyeyaal ......

Waxa aanu wax wada baran jirnay ku dhawaad lixdameedyo arday ah amaba ka badan. Waxa aan si' joogto ah u qaadan jiray ugu yaraan 5 xiisaadood oo maalinle ah. Waxa aan lahaa shaqo fasal iyo shaqo guri oo barahaygu iga hubin jiray.

Guud ahaan, waayahaa waxbarsho, waxa aan kaga soo gudbay ardaynimadii Dugsiga-sare.

๐Ÿซก Haatan ma aqaan:
โ€ข JAAMACADI waxa ay tahay!
โ€ข Waxbarashada JAAMACADDA!
โ€ข JAAMACAD aan galo!

๐Ÿ‘‰Taloow yaa i jiheeya?!

Mudane/marwo, si' aad fursaddan uga faa'iidaysato fadlan iska diiwaangeli linkigan hoose, mahadsanid.
https://surveyheart.com/form/64dc6283fbcfb165e717adaf
Amaba ku soo biir CG-kayaga:
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Photos from Youth Essential Skills Academy's post 08/08/2023

๐Ÿ“ Sawirro ๐ŸŽ‰๐ŸŒบ๐ŸŽŠ

โ–  || Barnaamijka Waayaha Waxbarashada [08] ๐Ÿฅฐ

๐Ÿ‘‰ Isha ku hay kulannada soo socda! ๐Ÿ‘€

โ€ข Mahadsanid ๐Ÿ‘

03/08/2023

Mudane/marwo, waxa noo sharaf ah in aanu kugu martiqaadno:

๐Ÿ“ Barnaamijka Waayaha Waxbarashada - [08] ๐ŸŽ‰๐Ÿ’๐ŸŒบ

โ€ข| Topic: Mother tongue in education.
โ€ข| Guests: Abw. Maxamed Xirsi (Cabdibashiir) and Abw. Axmed-yaasiin Dool.
โ€ข| ๐Ÿ—“๏ธ 04 Aug, 2023 (Friday, 7:00PM - 8:20PM ).

๐Ÿ“Si' aad uga faa'iidaysato fursaddan, amaba u hesho xogteeda oo faahfaahsan fadlan iska diiwaangeli linkigan hoose:๐Ÿ‘‡
https://surveyheart.com/form/64cb9ae97934e6657dafc5cb
Amaba ku soo biir CG-kayaga:
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW
Mahadsanid๐Ÿ‘
โ€ขโ€ขโ€ข

05/06/2023

Subax wanaagsan ๐ŸŽ‰โ˜€๏ธ๐ŸŒบ

Ma ogtahay in FAGAARE-KA-HADALKU yahay xirfad uu qof waliba u baahan yahay, gaar ahaanna qarnigan aynu joogno ee maanta?

Mudane/marwo, waxa noo sharaf ah in aanu kuu diyaarinno tababbarka:

โ€ข| Public Speaking Skill -
ูู† ุงู„ุชุญุฏุซ ุฃู…ุงู… ุงู„ุฌู…ู‡ูˆุฑ
โ€ข| ๐Ÿ—“๏ธ 15-16 June, 2023 (Khamiis & Jimce).
โ€ข| Tebiye: Mr. Xamse Cumar Kujoog.

๐Ÿ“Si' aad u hesho fursaddan xogteeda oo faahfaahsan fadlan iska diiwaangeli linkigan hoose:๐Ÿ‘‡
https://surveyheart.com/form/647db6f4144349537a84fe56

Amaba ku soo biir CG-kayaga:
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid๐Ÿ‘

โ€ขโ€ขโ€ข

Photos from Youth Essential Skills Academy's post 03/06/2023

๐Ÿ“ Hambalyo dhammaantiin ๐ŸŽ‰๐ŸŒบ๐ŸŽŠ

โ–  || Relationship Engineering Workshop - ูˆุฑุดุฉ ู‡ู†ุฏุณุฉ ุงู„ุนู„ุงู‚ุงุช ๐Ÿฅฐ

โ–  || Facilitator: Mr. Mohamud M. Abucubayda.

โ€ข Mahadsanid ๐Ÿ‘

Photos from Youth Essential Skills Academy's post 02/06/2023

๐Ÿ“ Sawirro ๐ŸŽ‰๐ŸŒบ๐ŸŽŠ

โ–  || Relationship Engineering Workshop - ูˆุฑุดุฉ ู‡ู†ุฏุณุฉ ุงู„ุนู„ุงู‚ุงุช ๐Ÿฅฐ

โ–  || Facilitator: Mr. Mohamud M. Abucubayda.

โ€ข Mahadsanid ๐Ÿ‘

Photos from Youth Essential Skills Academy's post 27/05/2023

๐Ÿ“ Sawirro ๐ŸŽ‰๐ŸŒบ๐ŸŽŠ

โ–  || Barnaamijka Waayaha Waxbarashada ๐Ÿฅฐ

๐Ÿ‘‰ Isha ku hay kulannada soo socda! ๐Ÿ‘€

โ€ข Mahadsanid ๐Ÿ‘

25/05/2023

Mudane/marwo, waxa noo sharaf ah in aanu kugu martiqaadno:

๐Ÿ“ Barnaamijka Waayaha Waxbarashada ๐ŸŽ‰๐Ÿ’๐ŸŒบ


โ€ข| Topic: Teacher Commitment to Teaching.

โ€ข| Guests: Mr. Ali Farah and Sh. Farhan Hussein.

โ€ข| ๐Ÿ—“๏ธ 26 May, 2023 (Friday, 6:30PM - 8:00PM ).

๐Ÿ“Si' aad u hesho fursaddan xogteeda oo faahfaahsan fadlan iska diiwaangeli linkigan hoose:๐Ÿ‘‡
https://surveyheart.com/form/646f459b0e6bcc53b16b28c0

Amaba ku soo biir CG-kayaga:
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid๐Ÿ‘

โ€ขโ€ขโ€ข

23/05/2023

Subax wanaagsan ๐ŸŽ‰โ˜€๏ธ๐ŸŒบ

Ma ogtahay in uu yahay XIDHIIDHKU seeska & sirta ka danbaysa dhammaan guulaha nololeed ee aadmiga idil ahaantii?

Mudane/marwo, waxa noo sharaf ah in aanu kuu diyaarinno tababbarka:

โ€ข| Relationship Engineering - ู‡ู†ุฏุณุฉ ุงู„ุนู„ุงู‚ุงุช

โ€ข| ๐Ÿ—“๏ธ 1-2 June, 2023 (Khamiis & Jimce).

โ€ข| Tebiye: Mr Mohamud M.Abucubayda.

๐Ÿ“Si' aad u hesho fursaddan xogteeda oo faahfaahsan fadlan iska diiwaangeli linkigan hoose:๐Ÿ‘‡
https://surveyheart.com/form/646c6439144349537a51036d

Amaba ku soo biir CG-kayaga:
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid๐Ÿ‘

โ€ขโ€ขโ€ข

20/05/2023

Maxaad ka ogtahay barnaamijka "Waayaha Waxbarashada"?

Barnaamijkani waa kulan aqooneed taxane ah, kana mid ah bandhigyada xarunta YESA, oo aanu soo afmeernay kalkiisii 1-aad (Season One) - April, 2023.

Barnaamijkan ayaa aalaaba kulmiya khubarada iyo daneeyayaasha waxbarashada, iyada oo la adeegsanayo hababka casriga ah ee aqoon-is-weydaarsiga, si' bulshada loogu yagleelo kansho aqooneed oo ay ku kobcin karto garaadkeeda iyo ogaalkeeda waxbarasho.

Barnaamijkan ayaa intii uu socday, waxa uu soo martigeliyay haldoorkan magacyadooda hoos ku xusan yihiin:
1. Dr. Daahir Cali
2. Dr. Cabdikhabiir Maxamed
3. Dr. Maxamed Waaberi
4. Dr. Axmed Maxamed
5. Sh. Maxamed Abiib
6. Mr. Xassan Muuse
7. Mr. Mukhtaar Cabdi
8. Mr. Jaamac Cabdi
9. Mr. Cabdiraxmaan "Sameeco"
10. Mr. Kawniin Siciid
11. Mr. Cabbaas Axmed
12. Mr. Maxamed "Taharo".

Waxa aanu jecelnahay in aanu si' xeeldheer ugu MAHADNAQNO dhammaantood, sidoo kalena aanu muunadayno daadihiyaha barnaamijka Fathi Bashe - ูุชุญูŠ ุจุงุดูŠ , warbaahinta kala duwan ee kaalinta laxaadka leh ka qaadatay, tayaynta iyo tebinta barnaamijka, kana mid yihiin Astaan TV , CBA TV iyo bulshada kala duwan ee sida joogtada ah ugu taxan barnaamijka.

Ugu dambayn, waxa aanu rejaynaynaa in uu kalka soo socda ee "Season Two (2)" oo bilaabmi doona isla bishan - May, 2023 - uu isna Alle innagu simi doono isaga oo dhammays ah Idanka Alle.

Mudane/marwo halkan ka dheego dhammaan muuqaallada barnaamijka:
1. https://youtu.be/5wUfunD_qY8
2. https://youtu.be/QPlK0tiHdHs
3. https://youtu.be/YS0L69QvZp8
4. https://youtu.be/zGjsNa9XaVo
5. https://youtu.be/cOc73tGoQbk

FG: Si' aad ugu soo biirto bahda YESA, fadlan soo booqo CG-kayaga WhatsApp: ๐Ÿ‘‰ https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid ๐Ÿ‘


18/05/2023

Hambalyo, dhammaan shacabka reer Soomaalilaan munaasibadda sanad-guurada 32-aad ee Maalinta Qarannimadda Jamhuuriyadda Somaliland.

Xarunta YESA, waxa ay kaalin laxaad leh ka qaadataa horumarinka aqoonta iyo xirfadaha dhallinyarada JSL, dalalka jaarka ah, iyo guud ahaan adduun weynaha.

Waxa aanu u rejaynaynaa shacabkayaga horumar, badhaadhe iyo barwaaqo waarta Idanka Alle.



.

06/05/2023

๐ŸŸฃ Xirfad & xoogsi!

๐Ÿ“Ma ogtahay in mar kasta oo ay xirfadahaagu bataan, fursadahaaga shaqana ay badanayaan?

๐Ÿ“Ma ogtahay in xirfad kasta oo aad barataa ay kaa kaalmayn karto in aad kaga maaranto adeeg lacageed oo kuu kaydsami lahaa?

Haddaba, xarunta YESA waxa ay kuu diyaarisay koorso tayaysan oo uu tebin doono Macallin Abdirahman Moumin oo koorsadan u leh aqoon iyo waaya'aragnimo shaqo oo durugsan. Koorsadanna waxa aad kaga bogan doontaa xirfadaha kamaradda Qarsoon (CCTV Camera) iyo aaladda Taswiirta Faraha (Fingerprint Scanner).

Mudane/marwo fadlan riix linkigan hoose, ka dibna buuxi foomka si' aad uga faa'iidaysato fursaddan:
https://surveyheart.com/form/6455fc9df4c4ee290139161f
Amaba ku soo biir madasha:
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid ๐Ÿ‘

26/04/2023

AROORYO SUUBBAN ๐ŸŒบโ˜€๏ธ๐ŸŒน

Barnaamijkan "Waayaha Waxbarashada" oo ah barnaamij taxane (bille) ah oo aad aalaaba kala socotaan kulan-aqooneedyo tayo leh oo khuseeya waxbarashada iyo waaqiceeda, ayaa aynu toddobaadkan ku eegi doonnaa ciwaanka ah, "Barashada sida wax loo barto".

Barnaamijkan waxa inoo soo jeedin doona Abbas Ahmed Abbas iyo Maxamed Taharo oo inala wadaagi doona khibradda iyo waaya'aragninada ay u leeyihiin mawduuca, halka ay dhammaan ka qeyb galayaashuna heli doonaan wakhtiga ugu badan si' ay madasha ugu hodmiyaan faallooyinkooda iyo aragtiyahooda labadaba.

Barnaamijkan waxa idiin soo qabanqaabisa/say akaademiyadda YESA oo u taagan kobcinta iyo kaalingalinta aqoonta, xirfadaha iyo wacyiga bulshada, gaar ahaanna dhallinyarada.

FG: fursadda barnaamijka si' aad ula socoto fadlan ku soo biir linkigan hoosta yaal๐Ÿ‘‡:
https://chat.whatsapp.com/DeRQWEPVv3rKXVcU4ov8ZW

Mahadsanid.
ACADEMY_2023

20/04/2023

Eid Mubarak ๐ŸŽ‰
Iid wacan oo wanaagsan ๐ŸŽŠ
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ๐ŸŒบ


26/03/2023

Ramadaan Mubaarak ๐ŸŽ‰

Ma jeceshahay in aad xoojiso xirfaddaada xidhiidh ee goobtaada shaqo iyo jihooyinka aad danwadaagga tihiin ee adeegsada luuqadda Ingiriisiga?

Culays ma kaa haystaa in aad muraadkaaga iyo aragtidaada ku cabbirto qoraal rasmi ah oo ku qoran luuqadda Ingiriisiga?

Haddaba, xarunta YESA waxa ay kuu diyaarisay koorsada "English Basic Writing Skills - ู…ู‡ุงุฑุงุช ุงู„ูƒุชุงุจุฉ ุงู„ุฃุณุงุณูŠุฉ ุจุงู„ู„ุบุฉ ุงู„ุฅู†ุฌู„ูŠุฒูŠุฉ" oo uu tebin doono Macallin Abubakar Isiaka oo maaddadan u leh aqoon iyo waaya'aragnimo durugsan.

Ugu danbayn haddii aad fursaddan diyaar u tahay fadlan ku soo dhawoow madashan WhatsApp: ๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/JjksbFrUAN86ezj480loOc
๐Ÿ“Ka dibna koorsada iska diiwaangeli linkigan hoose: ๐Ÿ‘‡
https://surveyheart.com/form/641ff350651f52085c6cd45b

Mahadsanid.


23/03/2023

RAMADAN MUBARAK ๐ŸŒค๏ธ

We wish you all a fruitful holy month of Ramadan with a blessings and happiness.


20/02/2023

๐Ÿ”† Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo ๐ŸŽ‰

๐Ÿ“ International Mother Language Day - 21st Feb, 2023.

๐ŸŒ Maalintan Caalamiga ah ee Afka Hooyo, UNESCO waxay ugu baaqaysaa dalalka dunida in ay raacaan siyaasadda waxbarashada luqadaha badan (Multilingual Education Policy). Hay'addu waxa ay ku talinaysaa carruurta in lagu baro afkooda hooyo sannadaha ugu horreeya ee waxbarashadooda, taas oo lagu dari karo luqadda rasmiga ah ee waxbaridda, habka loo yaqaan waxbarashada luqadaha badan.

๐ŸŒ Haddaba, waxa ay xaruntu YESA idinku martiqaadaysa kulan-aqooneedkan, lagu gorfayn doono munaasibadda maalinkan qaaliga ah, iyadoo ay innoo marti yihiin masuuliyiin & waxgarad kala duwan oo leh aqoon la xidhiidha munaasibadda "Maalintan Caalamiga ah ee Afka Hooyo".

๐Ÿ‘‰ Fadlan halkan iska diiwaangeli, mahadsanid.

https://surveyheart.com/form/63f318b921ac170736b6bcc4

12/02/2023

๐Ÿ””๐Ÿ””๐Ÿ”” ๐Ÿ”Š๐Ÿ”Š๐Ÿ”Š

Ma ogtahay in ay CILMIBAADHISTU tahay lafdhabarta iyo seeska dhammaan waaxaheenna nololeed ee ay ka mid yahiin dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada ee dunida maanta?

Ma garawsan tahay in ay barashada xirfadda CILMIBAADHISTU tahay aqoon laga-ma-maarmaan u ah tagtadaada, taagantaada iyo timaaddadaada intaba? Haa, oo guntooda cilmibaadhis baa lagu daah faydaa!

Haddaba, Xarunta YESA iyada oo kaashanaysa khubaradeeda waxbarasho, waxa ay kuu diyaarisay fursad qaali ah oo aad ku baran karto xirfaddan, iyada oo uu tebin doono Bare sare Mustafe Maxamuud (Al-Khaliili) oo leh waaya-aragnimo iyo aqoon durugsan oo la xidhiidha maaddadan.

Mudane/marwo si aad isu diiwaan geliso, meel kasta oo aad dunida ka joogto toos/fogaan-arag, fadlan akhri shuruudaha ku qoran foomka hoose, ka dibna buuxi, adiga oo raalli ah๐Ÿ‘‡

https://surveyheart.com/form/63e8d6176e1527535d998206

Mahadsanid.

29/01/2023

โ€œThe reward of a thing well done is to have done it.โ€ โ€”Ralph Waldo Emerson. Youโ€™ve all worked so hard for this. Congrats!

25/01/2023

The United Nations General Assembly proclaimed January 24 as International Day of Education in celebration of the role of education for peace and development. The theme of this year is "To invest in people prioritize education."

As YESA, we believe it is important to recognize that educators have a crucial role to play in achieving our global aspirations for people and the planet.

Photos from Youth Essential Skills Academy's post 25/01/2023

"Your positive action combined with positive thinking results in success."

~ Shiv Khera.

Congratulations to you! ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ๐ŸŽ‰

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

#YES ACADEMY

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00
Other Education in Hargeisa (show all)
Sosarista Tigidhada Bilashka e Dhofka Sosarista Tigidhada Bilashka e Dhofka
Town
Hargeisa

Xafiska hofinta ardaydu wuxu idiin haya scholarship yo

Halka baro chanel Halka baro chanel
Hargeisa

Halka baro dhaqanka afka

Nuradiin Online Academic Nuradiin Online Academic
City Center
Hargeisa

Educational page

Horn Training and Tutoring Center Horn Training and Tutoring Center
Hargeisa, Burj Omaar Building, 303
Hargeisa

This is a page for hornttc.org.

Technox Cisco Academy Technox Cisco Academy
Jigjiga Yar
Hargeisa

Cisco Academy kuliyadda barashada culuumta computerka iyo luuqada ee technox computer institute.

Dhiirigaliye Dhiirigaliye
Hargeisa

Dhiirigalintu waa tamarta naftadu u bahantahay si ay horumar u samayso

Al raxma islamic online Al raxma islamic online
Hargeisa, 252

business page

Cali binu qaanim Cali binu qaanim
Maxamed Mooge
Hargeisa

holy quran

Salaam Academy and Home Teaching Salaam Academy and Home Teaching
East Africa
Hargeisa

Ogeysis ogeysis Salaam Academy and Home Teaching waxey idin diyaarisey qeyb hab online oo ah iyo wal

Award Your Teacher - Abaalmari Macalinkaaga Award Your Teacher - Abaalmari Macalinkaaga
Hargeisa

this program will give a great support to our teachers and our education as whole.

Fikrcamp Fikrcamp
Jigjiga Yar
Hargeisa, 252

Fikrcamp is the first coding bootcamp in Somaliland. Attending this bootcamp students are given acce