YESA - Youth Essential Skills Academy

YESA - Youth Essential Skills Academy

Share

Empowering youth with essential skills for growth, success, and capacity building.

At YESA, we drive educational innovation and community development, fostering opportunities that inspire and uplift globally.

02/01/2026

2026 is here โ€” and skills matter more than ever.

๐Ÿ’ฌ Which skill should youth focus on this year?
Weโ€™re listening ๐Ÿ‘‡

11/01/2025

Turkiye Burslari Scholarships! ๐ŸŽ‰๐ŸŽˆ๐Ÿ…

Ka mid noqo, tirada kooban ee aanu u adeegi doonno sannadkan 2025, kana faa'idaysan doona Deeqda Waxbarasho ee Turkiye.

Mudane/marwo, muhiim ma aha in aan fursadda weydo, balse waxa muhiim ah in aanay ku seegin, oo aanad adeegsan awooddaada!

Si aad isku diiwaangeliso, hadda buuxi linkiga foomkan:
https://surveyheart.com/form/67821f0b47e6833bd0be29fc





01/01/2025

Sannad wacan oo wanaagsan!๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ

Mudane/marwo, fadlan nala wadaag xirfadaha aad baratay, sannadkan tegay ee 2024, iyo kuwa aad jeceshahay in aad barato isla sannadkan cusub ee 2025?!



20/09/2024

Keliya 15 ilaa 20 daqiiqo oo keliya ayaa ay kaa qaadanaysaa in aad akhrido, maalinkan qiimaha badan Suuradda Al-Kahf!

Haddaba bilaw ....

20/08/2024

Taiwan Education Sholarships & Self-funded Learning Programs 2024/2025 ๐ŸŽ‰ ๐ŸŽŠ

Ma jeceshahay in aad kaa faa'idaysato fursaddan dahabiga ah, oo khubarada Akaademiga Xirfadaha Dhallinyarada ee (YESA), ay kaa caawiyaan diyaarinta iyo dirista dhammaan xogaha rasmiga ah ee codsiga/arjiga jaamacadaha, gaar ahaanna heerarka waxbarasho ee kala duwan, sida:
1. Undergraduate Programs.
2. Master's Programs.
3. PhD Programs.
4. Research Scholarships.
5. Training Programs.

Mudane/marwo, fadlan iska diiwaangeli linkiga hoose.๐Ÿ‘‡https://surveyheart.com/form/66c495067c55ac467c9be369






18/08/2024

Unlock Your Future with YESA! ๐ŸŽŠ๐ŸŽ‰

Exciting opportunities are on the horizon ...

Scholarships, conferences, internships, and much moreโ€”Youth Essential Skills Academy (YESA) is bringing you a wide range of opportunities to help you achieve your goals. Stay tuned as we prepare to share these incredible chances with you soon.

Donโ€™t miss outโ€”share this with friends and be ready to take the first step towards your global success!

YESA - Empowering Ambitions, Transforming Futures ๐Ÿซต๐Ÿ’ช๐Ÿฅฐ

12/08/2024

Celebrate International Youth Day with us! Letโ€™s empower the next generation to shine. ๐ŸŒโœจ

"Youth is not a time of life; it is a state of mind." โ€“ Samuel Ullman.



Photos from YESA - Youth Essential Skills Academy's post 03/08/2024

๐ŸŒ Hindisaha Horumarinta Hargeysa ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ

Waxa si rasmi ah u bilaabmay hawlqabadka hormada koowaad ee HINDISAHA HORUMARINTA HARGEYSA, iyada oo ay ka qayb qaateen in ka badan 20+ dhallinyaro ah, oo ka socda dhammaan degmooyinka Caasimadda Hargeysa ee JSL, iyaga oo metalaya jaamacadaha dalka iyo ururrada bulshada.

Waxa aanu si gaar ah, ugu mahadnaqaynaa Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa Gollis University Ururka Dhallinyarada ee Cafaariigsi & Hadraawi Organization oo dhammaantood kaalin laxaad leh ka qaatay hirgelinta barnaamijkan.

Mudane/marwo, si' aad isu diiwaangeliso, fadlan akhri oo buuxi linkaga foomka hoose:๐Ÿ‘‡
https://surveyheart.com/form/659003b582a91d3c9f9ec7e5

Ugu danbayn, waxa aanu ugu baaqaynaa dhammaan dhallinyarada Hargeysa in ay ka faa'idaystaan barnaamijkan qiimaha badan.

๐Ÿซต Isha ku hay kulannada xiga! ๐ŸŽŠ๐Ÿ‘

Mahadsanid.



ee CaasimaddaHargeysa


30/07/2024

๐ŸŽ‰Boost Your Career with a Professional Diploma in Secretariat & Office Management!

๐ŸŽ“ Modules:
โ€ข Office Administration
โ€ข Business Communication
โ€ข Records Management
โ€ข Customer Service

โœจ Benefits:
โ€ข Access to learning materials
โ€ข Internship opportunities

๐Ÿ† Certification:
โ€ข Professional Diploma upon completion

๐Ÿ‘‰Enroll Now!
https://surveyheart.com/form/659d3f0a4356d109872f8d26

Photos from YESA - Youth Essential Skills Academy's post 19/07/2024

Waxa heshiis is-fahan (MoU), wada galay Youth Essential Skills Academy - YESA iyo Ururka Dhallinyarada ee Cafaariigsi, waxana kala saxeexday Agaasime Cilmi Samatar iyo Agaasime Fathi Bashe - ูุชุญูŠ ุจุงุดูŠ.

Ujeedka heshiiskan ayaa ah, in ay labada dhinac iska kaashadaan; horumarinta cududda dhallinyarada, cilmibaadhista iyo wacyigelinta bulshada.

Ugu danbayn, waxa aanu rejaynaynaa in uu heshiiskani qeyb ka noqon doono dedaallada horumarineed ee Qarankeenna JSL, gaar ahaanna dhinaca waxbarashada.




16/07/2024

....... Akhris?!๐Ÿซต๐ŸŒน

Waxa uu Naadiga Akhriska ee (YESA), ku wargelinayaa dhammaan bahweynta jecel akhriska iyo qoraalka, bandhigga buugga 3-aad ee sannadka 2024 ๐ŸŽ‰

๐Ÿ“”Magaca buugga: (Sirdoon).
๐ŸŒ Qoraaga buugga: Maxamuud Cabdillaahi.
๐ŸŽคTurjumaadda & gorfeynta buugga: Qoraa Cabdirsaaq Sandheere.
๐Ÿ—“๏ธTaariikhda tebinta: Arbaca, 17/07/2024 (8:08PM - 9:15PM).
๐Ÿ“Hannaanka Gudbinta: Online - (Zoom) ๐Ÿ“น๐Ÿ“ฑ๐Ÿ’ป

โžก๏ธ Mudane/marwo, si' aad uga faa'idaysato fursaddan qiimaha badan, fadlan nagaga soo biir linkiga hoose. ๐Ÿ‘‡https://chat.whatsapp.com/Ge0SSABIrvV4Uc1N2SV9ZD

Mahadsanid ๐Ÿ‘

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00