M.A.ALI Secondary School

M.A.ALI Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from M.A.ALI Secondary School, High School, Hargeisa.

Dugsigga Sarre Ee Mohamoud Ahmed Ali (M.A.ALI Secondary School) waa mid ka mid ah Dugsiyada Sarre ee Dawlada, wuxuu ku yaala caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeisa, Degmada M.Haibe, Waddada tagta madaarka caasimada Hargeisa...

30/03/2026

Ardaydii 42 sanno ka hor ka qalin badashay Dugsigga M.A.ALI oo hadhimo sharafeed ku kulmay.

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ  ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ .....Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan ardayda, mucalimiinta, waalidiinta iyo dhamaan shaqaala waynaha ...
23/03/2026

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ .....

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan ardayda, mucalimiinta, waalidiinta iyo dhamaan shaqaala waynaha dugsigga in maanta oo Isniin ah taariikhduna tahay 23.March.๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ uu dib ufurmay dugsiggu si toos ahna ay ubilaabmeen duruustii socotay ka dib fasaxii koobnaa ee maalmaha CIIDUL FITRIGA.

Mahadsanidiin.

๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž ......ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงู”ุนู…ุงู„ Munaasibada Ciidal Fitriga Awgeed Waxaanu Hambalyada iyo Faraxada L...
19/03/2026

๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž ......

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงู”ุนู…ุงู„

Munaasibada Ciidal Fitriga Awgeed Waxaanu Hambalyada iyo Faraxada La Wadaagaynaa Dhamaan Maamulka, Macalimiinta, Ardayda, Waalidka, Hawl wadeenada dugsigga sare ee M.A.ALI Secondary School iyo Guud Ahaan Umadda Muslimka Ah Ee Ku Nool Daafaha Dunidda.

ALLE Ha Inaga Aqbalo Acmaashii Wanaagsanayd Ee bishii RAMADAN Aynu La Nimid, Sanadkan Sanadkiisana RABBI Ha Inagu Gaadhsiiyo Bashbash, Barwaaqo, Nabad, Cimri-dheer ,Cibaado Suuban iyo Caafimaad.

HAMBALYO , NABAD KU CIIDA DHAMAAM BAHWAYNTA REER M.A.ALI ๐ŸŽŠ

๐‘๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š โ™ฅ๏ธ Hambalyo Dhamaan Umadda Islaamka ah, Gaar ahaan Shacab Waynaha Jamhuuriyadda Somaliland , Waxaan Idii...
17/02/2026

๐‘๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š โ™ฅ๏ธ

Hambalyo Dhamaan Umadda Islaamka ah, Gaar ahaan Shacab Waynaha Jamhuuriyadda Somaliland , Waxaan Idiinku Hambalyaynayaa Curashada Bishan Barakaysan Ee Ramadaan.

Waxaanu Si Gaar Ah Ugu Hambalyaynaynaa Maamulka , Macalimiinta, Ardayda, Waalidka iyo Guud Ahaan Hawl Wadeenada Dugsigga Sare Ee M.A.ALI Secondary School

Waxaynu Alle Ka Baryaynaa Inuu Acmaasha Wanaagsan Inagu Sugo Kuwii Uu Ka Aqbalo, Una Danbi Dhaafo uu Inaga Yeelo Insha Allah.

ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑุŒ ุงู„ู„ู‡ู… ุฃู‡ู„ู‘ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ุจุงู„ุฃู…ู† ูˆุงู„ุฅูŠู…ุงู†ุŒ ูˆุงู„ุณู‘ูŽู„ุงู…ุฉ ูˆุงู„ุฅุณู„ุงู…

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ  ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ .....Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan ardayda, mucalimiinta, waalidiinta iyo dhamaan shaqaala waynaha ...
03/01/2026

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ .....

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan ardayda, mucalimiinta, waalidiinta iyo dhamaan shaqaala waynaha dugsigga in maanta oo ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ถ ah taariikhduna tahay ๐Ÿฌ๐Ÿฏ.๐—๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐—ฎ๐—ฟ๐˜†.๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ uu dib ufurmay dugsiggu si toos ahna ay ubilaabmeen duruustu hadii ALLE idmoh.

30/08/2025
Hambalyo Dhamaan Ardayda Dugsigga Sare ee M.A.ALI Secondary School.Waxaa imtixaanka ufadhiistay 616 arday, dhamaantoodna...
17/08/2025

Hambalyo Dhamaan Ardayda Dugsigga Sare ee M.A.ALI Secondary School.

Waxaa imtixaanka ufadhiistay 616 arday, dhamaantoodna way wada gudbeen, dhibco wanaagsana way kuwada baxeen.

Farxad wayn Bay Noo Tahay Guushiinu Ka School Ahaan ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

๐—ก๐—”๐—ง๐—œ๐—œ๐—๐—”๐——๐—” ๐—œ๐— ๐—ง๐—œ๐—ซ๐—”๐—”๐—ก๐—ž๐—”              ......      .....Maalinta axada oo taariikhdu tahay 17.08.2025 waxaa la shaacin doonaa...
15/08/2025

๐—ก๐—”๐—ง๐—œ๐—œ๐—๐—”๐——๐—” ๐—œ๐— ๐—ง๐—œ๐—ซ๐—”๐—”๐—ก๐—ž๐—”
...... .....
Maalinta axada oo taariikhdu tahay 17.08.2025 waxaa la shaacin doonaa natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad iyo 12aad ( form four) hadii ALLE idmoh , dhamaan ardayda natiijada sugaysa waxaanu urajaynaynaa natiijo ay ku farxaan gaar ahaan ardayda dugsigga M.A.ALI Secondary School ...

๐—š๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—ง๐—” ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—ฌ ๐—œ๐——๐—”๐— ๐—ž๐—” ๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—˜.

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ  ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ .....Waxaa lagu wargalinayaa ardayda , mucalimiinta, waalidiinta iyo dhamaan shaqaala waynaha sharaft...
02/08/2025

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ .....

Waxaa lagu wargalinayaa ardayda , mucalimiinta, waalidiinta iyo dhamaan shaqaala waynaha sharafta badan ee ka hawl gala dugsigga Sarre ee M.A.ALI Secondary School in maanta oo ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ถ ah taariikhduna tahay ๐ŸŽ๐Ÿ ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ uu dib ufurmi doono dugsiggu si toos ahna ay ubilaabmi doonaan duruustu hadii ALLE idmoh.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 13:00
Tuesday 07:00 - 13:00
Wednesday 07:00 - 13:00
Saturday 06:00 - 13:00
Sunday 06:00 - 13:00

Telephone

+252634233007

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when M.A.ALI Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to M.A.ALI Secondary School:

Shortcuts

Share

Category