Laba cisho aya ka dhiman kala badhka shacbaan hadaba maxa dhaca habenka 15 aad ka faa idaysi wacan shekh dirir
JIDKA TOSAN
baraarujinta iska saxida khaladaada shareecada ku dhaqanka diinteen suuban nasiixada raaxada ay leed
Is badalka ay keento salaadu
10 arimood u Ilahay kumasaxo danbiyada
Muxaadaro cusub ugu horeeya ee la xisaabinayo xuseen cali jabuuti and ka qayb qaado
Waa maxay wadada loo marayo inay khaatumadu ku hagaagto sheekh dirir
Maxaa laga faaiday sanayaa qisadi nabi yuusuf ?
Sidee hadalkeena uga dhignaa waxaynu ku faraxno maalinta yowmulqiyaaamaha?
Imaamka Masjid Al-Xaram, Shaykh Abdur Rahman Al Sudeysi ayaa soo jeediyay qaacido aad u wanaagsan oo aad kaga faaideysan karta tobanka dambe ee Ramadaan maadama ay ku jirta leylatul qadriga
1. Ku deeq hal dollar (ama ka badan) habeen kasta, haddii ay habeenkaa ku beeganto Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar la eg 84 sano oo sadaqa ama Kun bilood! adiga oo sadaqeysayay.
2. Tuko laba rakcadood Ama ka badan oo sunno ah habeen kasta, haddii ay habeenkaa ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad laba rakcadood oo sunno ah habeen kasta tukato ilaa 84 sano.
3. Akhri suuradda Ikhlaas habeen kasta saddex jeer, haddii ay habeenka ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad dhameysay Qur’aan ka karimka maalin kasta 84 sano.
Waxa kale oo uu yidhi dadka ku faafi hadalladan, kuwii hadalkaaga dhegaysan doona ee camal fala, idinkuna waxaad heli doontaan ajar la mid ah camalkooda, inshaa allaah. Maxaa yeelay Rasuulku (scw) wuxuu yidhi: “Qofkii hanuuniyo camal wanaagsan wuxuu helayaa ajar la mid ah kan camal fala, laakiin wax la’aani maayo ajarkiisa”. (Muslim, 2674)
Alle ha ina waafajiyo dhammaan camalka aan qabanno.
Aamiin.🥀🤲❤️
Xigasho Abdimajid Ahmed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
25465