12/04/2015
asc all members waxaan manta is barbardhigaynaa laba version am laba nooc oo kamid ah cisco packet tracer for windows student
1:CISCO PacketTracer 5.3.3
2:Cisco Packet Tracer 6.2 for Windows Student Version
aan ku horaynee packet tracer 5.3.3 wuxuu
a)manually ip assigning for each node
Packet Tracer 6.2 for Windows Student Version
a) marwaliba uma baahnid in aad soo doortid sida aad u delting garaysid ama network describing ama place note hal markaliya ayaa ka ga filan an aad delet botton ka tabatid oo ad delate garaysid nodes badan.
b) modifications ayaa lagu sameeyay version kii h**e sida sawirka ka muuqata
NB
qof kii jeclena in uu wax badan ka ogaado waxbandan messaga + email hano soo diro thanks
word ahaan ayaan ku soo diraya ka download garysata