Umul Qur aan Schools

Umul Qur aan Schools

Share

Dugsiyada Umul Quraan ugu Kaalay Waxbarasho heerkeedu Sareeyo.

26/09/2021

JOB VACANCY

Position: ENGLISH TO ENGLISH TEACHER
Location: Hargeisa
Deadline: 30th September 2021
-
Job Description

We are looking to employ an English Teacher with an outstanding track record of teaching English Lessons to Intermediate and Secondary School.

The English teacher will be responsible for the teaching of different skills of English language; listening, speaking, reading and writing skills.

English Teacher Responsibilities

1. Teach the English skills including reading, writing and speaking following the Somaliland National Curriculum.
2. Execute lessons efficiently using different styles of teaching depending on the content.
3. Engage students to ensure a lively classroom atmosphere.
4. Instruct students about the structure and content of the English Language
5. Teach students the spelling of words, and their meanings
6. Emphasize the rules of composition, grammar and sentence construction
7. Teach students the correct pronunciation of words

Requirements

1. Bachelor's degree in Education.
2. Minimum of 3 years experience in a teaching role.
3. The ability to compile lesson plans efficiently.

How to Apply

Interested Applicants can send their application letter and CV to [email protected]. Please call +252 63 4747716 if you have any questions or need further information.

02/07/2021

OGAYSIIS MUHIIM AH
-
Maamulka Dugsiyada Umul Qur aan waxa uu ogaysiinayaa Bulsho-weynta ku dhaqan magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeeda in dugsigu uu Qaadanayo arday cusub, oo ka kooban;

1. Dugsiga Barbaarinta (Kindergarten School)
2. Dugsiga Hoose (Primary School)
3. Dugsiga Dhexe (Intermediate School)
4. Dugsiga Sare (Secondary School)
5. Dugsiga Hoyga ah (Boarding School)

Dugsiga Waxa la furayaa Berri oo Sabti ah 03/07/2021, sida ay astaysan Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska JSL.

Dugsigu waxa uu ku yaallaa Xaafadda New Hargeysa, Wadada Waran-cadde, agagaarka Suuqa Nasiye.

Kala Xidhiidh:
063 3333357, 063 3333356, 063 4747716, 063 4747718, 063 4747723, 063 4747724

Photos from Umul Qur aan Schools's post 19/06/2021

Ardayda Fasalada 8aad ee Dugsiyada UMUL QUR AAN oo ka kooban Dugsiga Hablaha, Dugsiga Boodhinka iyo Dugsiga Hoose Dhexe ee Inamada ee u fadhiisanaya Imtixaanka Shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL.

19/06/2021

Maamulka Dugsiyada Umul Qur aan waxa uu duco u dirayaa Ardayda Dugsiyada Umul Qur aan ee maanta u fadhiisanaya imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada Hoose Dhexe.

06/06/2021

FURSAD SHAQO BANNAAN - MACALIN ARABIC & ENGLISH

Maamulka dugsiyada Umul Qur aan waxa ay ogaysiinayaan Bulsho waynta Somaliland in dugsiga uu ka bannaan yahay Macalimiinta Maadadooyinka Af-ingiriisiga & Af-Carabida.

Shuruudaha laga rabo Macalinka:

1. In uu sito Shahaado jaamacadeed oo Education ah amma Aqoon u dhigmanta

2. In uu khibrad macalinimo leeyahay ugu yaraan 3 sanno, isla markaana wax ka soo dhigay dugsiyo la aqoonsan yahay

3. In uu ku xoogan yahay maamulitaanka Fasalka iyo ka war haynta ardayda

4. In uu aqoon u leeyahay dajinta qorshaha manhajka iyo dhamaystirkiisa (Scheme of work)

5. In uu ku xeel dheer yahay diyaarinta qorshaha Casharka (Lesson plan)

6. In uu qaatay tabobarro macalinimo isla markaana aqoon u leeyahay cilmi nafsiga caruurta (Child Psychology)

7. Inuu ka diiwaan-gashan yahay Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska

Haddii aad tahay tartame buuxin kara shuruudaha sare, fadlan ku soo dir CV-gaaga oo ay la socto warqadda codsiga shaqada (Application letter) iyo dhukumantiyada nidaamiga ah email kan: [email protected] ama si toos ah u keen Xafiiska dhexe ee dugsiyada Umul Qur aan. Kala xidhiidh wixii xog raadin ah 063 4747718, 063 3333356

09/05/2021

TACSI

Maamulka Dugsiyada Umul Qur aan Waxa uu tiiraanyada la qaybsanayaa Qoyska Ilma Mohamed Ahmed Hussein Geeridii Naxdinta badnayd ee ku timid Aabahood Mohamed Ahmed Hussien oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Maamulku waxa uu si gaar ah uga Tacsiyadaynayaa Macalin Abdirahman Mohamed Ahmed oo uu Marxuumku Aabihii ahaa. Alle waxaynu uga baryaynaa marxuumka inuu ku arsaaqo Jannatul Firdowsa, kana yeelo kuwa Kitaabkooda laga siiyo Gacanta midig iyadoo aynu ku jirno Maalmihii Khayrka Badnaa ee tobanka dambe Ramadaan.

19/03/2021

TACSI

Maamulaha Guud ee Dugsiyada Umul Quraan Sh. Maxamed Yusuf Kaahin, Maamul Qaybeeyada, Macalimiinta iyo Dhamaan Shaqaale waynaha Dugsiyada Umul Quraan waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Aabo Abdi Ibrahim oo ku geeriyooday Hargeysa.

Maamulku waxay Alle uga baryayaan in uu Jannooyinkiisa ku arsaaqo. Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

AAMIIN.

16/01/2021

TACSI

Maamulaha Guud ee Dugsiyada Umul Quraan Sh. Maxamed Yusuf Kaahin, Maamul Qaybeeyada, Macalimiinta iyo Dhamaan Shaqaale waynaha Dugsiyada Umul Quraan waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Caaqil Shukri Jaamac Diiriye (Shukri Xulul) oo ku geeriyooday Hargeysa.

Maamulku waxay Alle uga baryayaan in uu Jannooyinkiisa ku arsaaqo. Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

AAMIIN.

Photos from Umul Qur aan Schools's post 08/01/2021

Mid ka mida Baadhitaanada Caafimaad ee loo sameeyay Dugsiga Hoyga ah ee Umul Quran Boarding School.

19/09/2020

FURSAD SHAQO BANNAAN - MACALIN SOCIAL

QAYBTA: BOODHINKA

Maamulka dugsiyada Umul Qur aan waxa ay ogaysiinayaan Bulsho waynta Somaliland in dugsiga Boodhinka uu ka bannaan yahay Macalinka Maadada Social.

Shuruudaha laga rabo Macalinka:

1. In uu sito Shahaado jaamacadeed oo Education ah amma Aqoon u dhigmanta

2. In uu khibrad macalinimo leeyahay ugu yaraan 3 sanno, isla markaana wax ka soo dhigay dugsiyo la aqoonsan yahay

3. In uu ku xoogan yahay maamulitaanka Fasalka iyo ka war haynta ardayda

4. In uu aqoon u leeyahay dajinta qorshaha manhajka iyo dhamaystirkiisa (Scheme of work)

5. In uu ku xeel dheer yahay diyaarinta qorshaha Casharka (Lesson plan)

6. In uu qaatay tabobarro macalinimo isla markaana aqoon u leeyahay cilmi nafsiga caruurta (Child Psychology)

Haddii aad tahay tartame buuxin kara shuruudaha sare, fadlan ku soo dir CV-gaaga oo ay la socto warqadda codsiga shaqada (Application letter) iyo dhukumantiyada nidaamiga ah email kan: [email protected] ama si toos ah u keen Xafiiska dhexe ee dugsiyada Umul Qur aan. Kala xidhiidh wixii xog raadin ah 063 4410534

20/08/2020

FURSAD SHAQO BANNAAN - MACALIN PHYSICS

QAYBTA: DUGSIGA SARE

Maamulka dugsiyada Umul Qur aan waxa ay ogaysiinayaan Bulsho waynta Somaliland in dugsiga Sare uu ka bannaan yahay Macalinka Maadada Physics-ka.

Shuruudaha laga rabo Macalinka:

1. In uu sito Shahaado jaamacadeed oo Education ah amma Aqoon u dhigmanta

2. In uu khibrad macalinimo leeyahay ugu yaraan 3 sanno, isla markaana wax ka soo dhigay dugsiyo la aqoonsan yahay

3. In uu ku xoogan yahay maamulitaanka Fasalka iyo ka war haynta ardayda

4. In uu aqoon u leeyahay dajinta qorshaha manhajka iyo dhamaystirkiisa (Scheme of work)

5. In uu ku xeel dheer yahay diyaarinta qorshaha Casharka (Lesson plan)

6. In uu qaatay tabobarro macalinimo isla markaana aqoon u leeyahay cilmi nafsiga caruurta (Child Psychology)

Haddii aad tahay tartame buuxin kara shuruudaha sare, fadlan ku soo dir CV-gaaga oo ay la socto warqadda codsiga shaqada (Application letter) iyo dhukumantiyada nidaamiga ah email kan: [email protected] ama si toos ah u keen Xafiiska dhexe ee dugsiyada Umul Qur aan. Kala xidhiidh wixii xog raadin ah 063 4403941

20/08/2020

HAMBALYO: Maamulka Dugsiyada Umul Quran waxa uu hambalyo u dirayaa Dhamaan Shucuubta Islaamka Meel kasta oo ay Joogaan dhalashada Sanadka Cusub ee Hijiriyada 1442.

Waxa si gaar ah Maamulku Hambalyo ugu dirayaa Waalidiinta, Macalimiinta, Ardayda iyo dhamaan Shaqaale waynaha dugsiga. Alle haynagu gaadhsiiyo sanadkan sanadkiisa Bash bash iyo Barwaaqo.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:00
Tuesday 06:30 - 17:00
Wednesday 06:30 - 17:00
Saturday 06:30 - 17:00
Sunday 06:30 - 17:00