Dhalinyarooy Guurka Isku Fudaydiya || Sh Barbaraawi┇► Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi《حفظه الله》
Anfac Islamic Tv
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Anfac Islamic Tv, Hargeisa.
"Ciqaabka Aduun Iyo Ka Aakhiro Waxa Sababa Waalidkoo Lagu Xumaado" Sh Barbaraawi
13/01/2026
Saddex arimood oo istiqfaarta laga faaidayo ha mogaan
13/01/2026
Xalka Cadhada Akhriso ee nebigu inoo sheegay
13/01/2026
# Raga Xasaska Badan leh .......
06/10/2025
رَبِّ اغْفِرْ لِي، وَتُبْ عَلَيَّ، إِنَّكَ أَنْتَ التَّوَّابُ الرَّحيمُ
عنِ ابنِ عمرَ، قالَ: إن كنَّا لنعدُّ لرسولِ اللَّهِ صلَّى اللَّهُ علَيهِ وسلَّمَ في المَجلِسِ الواحدِ مائةَ مرَّةٍ: ربِّ اغفر لي، وتُب عليَّ، إنَّكَ أنتَ التَّوَّابُ الرَّحيمُ
﴿ وَمَا كَانَ اللَّهُ لِيُعَذِّبَهُمْ وَأَنتَ فِيهِمْ ۚ وَمَا كَانَ اللَّهُ مُعَذِّبَهُمْ وَهُمْ يَسْتَغْفِرُونَ﴾
Khadar Carab
قصيدة الإمام الشافعي رحمه الله:
ما في المقام لذي عقل وذي أدب * من راحة فدع الأوطان واغترب،
سافر تجد عوضاً عمن تفارقه * وانصب فان لذيذ العيش في النصب،
إني رأيت وقوف الماء يفسد * إن سال طاب وإن لم يجر لم يطب،
والشمس لو بقيت في الفلك ثابتة * لملّها الناس من عجم ومن عرب،
والأسد لو فراق الغاب ما افترست * والسهم لولا فراق القوس لم يصب،
والتِبر كالترب ملقىً في أماكنه * والعود في أرضه نوع من الحطب،
Khadar Carab
22/09/2025
Waxa uu yidhi Ibnul-qayim AHUN:
" Lix calaamadood salaadda dhexdeeda, waa astaamaha Nifaaqa:
1- Wahsiga marka loo kacayo ( Dabcan salaadda ).
2- Dadka oo la is tustuso, marka la tukanayo.
3- Dib u dhig.
4- Kawinta ( xilliga rukuucda oo laga soo degdego, amaba sujuudda oo wajiga dhulka la gala soo boodo ).
5- Xuska Ilaahay in uu salaadda dhexdeeda ku yaraado.
6- Jameecaadka in laga dib dhaco.
17/09/2025
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa