Daarul Basiira Online

Daarul Basiira Online

Share

Markaska barashada quraanka kariimka iyo culuumtiisa ee daarul basiira quraan online
ku baro quraanka adoo jooga gurigaaga ama goobtada shaqoda. Mahadsanid.

08/04/2026

____بسم الله الرحمن الرحيم__
OGAYSIIS OGAYSIIS = DAARULBASIIRAQURAAN. ONLINE
_________
(ku baro quranka adoo jooga gurigaga ama goobtada shaqo)

https://wa.me/message/CBWAJ3GOKI4LJ1

Tell,+252634644146 . DAARULBASIIRAQURAAN ONLLINE1.

03/04/2026

____بسم الله الرحمن الرحيم__
OGAYSIIS OGAYSIIS = DAARULBASIIRAQURAAN. ONLINE
_________
(ku baro quranka adoo jooga gurigaga ama goobtada shaqo)
________
▪Muddo Kooban▪
qaabkee ayay casharadu u baxayaan?
_________
waxay ubaxayaan hab maqal iyo muuqal ah
adigoo si toosa ula socon kara macalimka
•qaabkeen uga qayb qaadan karaa?
_________
waxaad uga qayb qaadan karta inaad diyar u tahay kaliya inaad barato quranka
•imisa sanno ayad ku dhamaysaa quranka?
_________
kolay waxay ku xidhantay dadaalkaad samayso lkn anagu quranka ugu badnaan waxaa laguugu dhamaynaya 2 sano iyo lix bilood
sideen ugu qayb qaadanaya imtixaanada?
waxaad ugu qayb qadanaysaa hab online ah
imisa cisho ayaan dhigan karaa?
waxad dhigan kartaa:-
*5cisho week

MAHAD_SANIDIIN

KALA.XIDHIIDH.CONTEC.±252634644146 ||| Wattsapp:|)imo.veber .

fiiro gaar ah : waxa la bilaabaya ardey

●ardey bilow iyo dhex dhaxaada
ardeyda la qaadanayaa wey xadidan tahay ee h**e ugaadhisdiwaangali.__
courses /casharada
1:xifdiga qur.aanka kariimka ah
2:higaada caqiida islaamka ah 6:taariikh islaamka
3:tajwiidka[qurxinta quraanka] 7:tafsiirka quraanka
2:ducooyinka & adkaarta 8:luqada carabiga

CONTECT/ NAGALA SOO XIDHIIDH
>>> GUJI HALKAN:-
https://wa.me/message/CBWAJ3GOKI4LJ1

We provide you and your family members with Services of Quran Reading, Quran learning, Quran recitation and holy Quran understanding through the knowledge and wisdom of our professionally trained holy Quran Teacher
Tell,+252634644146 . DAARULBASIIRAQURAAN ONLLINE1.

30/12/2025

Fursad shaqo.
Waxa uu Markaska Daarul Basiira uu qaadanayaa Macalin Quraan Fadlan wakhtigu Waa uu gaabanyay hadii aad dhamays tirto shuruuda hoos ku xusan h**e u soo xareeso CV

Falaw gare siina sher gare Mahadsanid.

03/11/2025

Markaska xifdinta quraanka kariimka iyo Bar-barinta ubadka ee Daarul Basiira oo malinta bari ah ka qabsoomi doonto Kormer aad u balaadhan Hadii ALLE ogalaado.

Guul wacan dhamaantin.

17/10/2025

Markaska facwayn ee Daarul Basiira ee xifdiga quraanka kariimka oo iyo munasibadii sanad dugsiyeedka 2024-2025

Photos from Daarul Basiira Online's post 16/10/2025

Xaflada qalinbadalashada iyo xifdinta quraanka kariimka ee Dugsiga Daarul Basiira &Bilkhayr Primary School (2024-2025)

Fadlan sii shergare nuguna soo biir mahadsanid 63 4644146

Profile pictures 14/10/2025

Daarul Basiira Online

07/09/2025
11/08/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa