12/04/2026
Maanta waxa is casilay hogaamiye xisbiga mucaaridka ah KAAH. Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo-tire .
Reerkii ARAB isaga ayaa kala jabiye oo heerka ay maanta joogaan gaadhsiiye. Talo waa mar aad gaadhi weydo iyo mar aad garanweydo. Reerka hogaanka waxa u haya reer la dhaho samane xaga siyaasad iyo taladaba. Ninkasi waxa ka soo horjeesaday reerki talada hayey ururkii horsed isaga ayaa rabay inuu soo bixin. Intii uu kusoo saaray xisbiga Kaah waxa kusoo bixi laha ururka