Camaar QURAN Online Academy

Camaar QURAN Online Academy Camaar Qur'aan Online Academy , Waxad Ka Baran kartaa Adoo Gurigaaga Jooga Quraanka Kariimka Axaadii

ku baro quranka hab online ah ado jooga gurigaaga iyo goobtada shaqo

25/09/2022

Wa macalin kamida macalimiinta CAMAAR QURAN ONLINE ACADEMY

18/09/2022

Camaar Qur'aan Online Academy , Waxad Ka Baran kartaa Adoo Gurigaaga Jooga Quraanka Kariimka Axaadii

18/09/2022

Mashallah ustad 👌👌👌

MACADKA CAMAAR QURAN ONLINE ACADEMY wuxu ku War galinaya dhaman dadka danaynaaya barshada culuumta diiniga qaybaheeda ka...
15/09/2022

MACADKA CAMAAR QURAN ONLINE ACADEMY wuxu ku War galinaya dhaman dadka danaynaaya barshada culuumta diiniga qaybaheeda kala duwan sida
☆ barshada quraanka iyo culuumtisa sida xifdiga iyo
tajwiidka iyo Higaada
☆ AXaadiista NABIGA {scw}
☆ Ducooyinka
☆ Adkaarta
iyado qof walba mustawihiisa loga bilaabi doono ila laga gaadhsiiyo mel sare inshallah,sido kale bulshada qaybaheeda kala duwan rag iyo dumar caruur iyo dadka waayayin ba waa u idiin furan yahay Macdku,
maamulka iyo macalimiintu diyaar bay u yihiin soo dhawayintiina.
Idinko nagala soo xidhiidhaya
WhatsApp number +252653047972
Telegram number +252653047972
Skype number +252653047972

《is isdiiwan galintu wa ay socotaa》

Camaar Quran online Academy wuxu idinku soo dhawaynaya gacmo furan iyo adeeg hufan wuxu qaabilaya bulshada qaybaheeda ka...
15/09/2022

Camaar Quran online Academy wuxu idinku soo dhawaynaya gacmo furan iyo adeeg hufan wuxu qaabilaya bulshada qaybaheeda kala duwan sida rag iyo dumar caruur iyo dadka waayayin waxa ku diyaara macalimiin si wangsn o xirfadaysan kugu dhigi doonta Quranka xifdigiisa iyo tajwiidkiisa iyo culuum kale o diiniya is diwaan galintu way socota ka mid noqo ardayda ugu horaysa ee u qaadanayo macadka Camaar Quran online Academy
Nagala soo xidhiidh
WhatsApp nambr #+252653047972 #

14/09/2022

WhatsApp nambr +252653047972

14/09/2022
Ducooyinka ku jira Quraanka Kariimka
13/09/2022

Ducooyinka ku jira Quraanka Kariimka

Address

Hargysa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Camaar QURAN Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category