Al Cayn Qur'an Online

Al Cayn Qur'an Online Ku baro Qur'anka hab online ah adiga oo gurigaga jooga

OGAYSIIS. OGAYSIIS. OGAYSIIS.-----------------------------------------------'MARKISKA AL-CAYN  ISLAMIC ONLINE'. Waa dugs...
24/06/2023

OGAYSIIS. OGAYSIIS. OGAYSIIS.
-----------------------------------------------
'MARKISKA AL-CAYN ISLAMIC ONLINE'.

Waa dugsi lagu barto qur'aanka kariimka ah iyo culuumta shareecada Islaamka, sidaas awgeed;
Waxa uu ogaysiinayaa dhammaan dadwaynaha jecel barashada kitabka allah iyo sunada nabigeennaa suuban (SCW) iyo sidoo kale waalidiinta ubad kooda la jecel barashada qur'aanka kariimka ah iyo culumtiisa in uu markisku qaadanayo arday cusub sanadkan *2023-2024ka* is qoristu way socotaa, Ee H**e u gaadh.

COURESESKA AMA CASHARADA UU BIXINAYO MARKISKU WAXA KA MID AH:-

1:- xifidga qur'aanka kariimka ah.
2:- higaadda carabiga.
3:- caqiidada islaamka.
4:- ducoyinka ama adkaarta.
5:- luuqadda carabiga.
6:- xadiiska rasuulka scw.
7:- siirada rasuulka scw.
Iyo qaybaha kale ee culuumta shareecada.

Wixii faafahin ah Ee kale fadlan kala soo xidhiidh:-
Wathsapp lamberkan:-

" +252637181671.

23/06/2023

Maxaa keena daalka || sheekh mustafe

23/06/2023

Hadi Aad ilahay iyo rasuulkisa jeceshihiin markad sheekaynayzan run ku Sheekeya. | sheekh xuseen cali ❤️

من نصائح علي بن أبي طالب ،جمعة حلوة
22/06/2023

من نصائح علي بن أبي طالب ،جمعة حلوة

Address

M Mooge
Hargeisa

Telephone

+252637181676

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Cayn Qur'an Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share