Mo culaydh

Mo culaydh Garaaadka123

17/08/2024

Waad salaaman tihiin dhammaantiin

Walaalayaal aabo ayaa saaka waaberigii wadnaha lagaga soo booday ee iigu soo duceeya in uu alle wayne caafiyo 🀲

W.B.T

Xaaji Muuse waxa uu ka weyn yahay 100 sano, subax walbana waxa uu ku tukadaa safka h**e ee Masajidka,balse waxa laga yaa...
09/11/2023

Xaaji Muuse waxa uu ka weyn yahay 100 sano, subax walbana waxa uu ku tukadaa safka h**e ee Masajidka,balse waxa laga yaaba dhalinyaro badan inaanay subaxii Salaada u kicin, halka qaar kale oo badan ay Ilaahay ka baryayaan inay Cafimaad helaan si ay salaada u oogaan.
Waxyaabaha Cajiibka ah ee uu leeyahay waxa kamid ah Inuu Mararka qaar Masaajiska ku garaaco subaxii oo dadka oo dhan ka soo h**eeyo dhulka oo Madaw isaga oo aan haysan indho kuwada filan xiliga mugdiga ah.
Sawirkani waa maasajidka hortiisa waxaanan jeclaystay inaan idinla wadaago si ay dhalinyaro badan ugu noqoto baraarujin iyaga oo cafimaad taam ah haysta inay noloshana ku baraarugsanadaan inay fursad weyn haystaan.

Waa baga uu xaramku kulahaa fecbook oo la saaray picture πŸ“Έ black
17/10/2023

Waa baga uu xaramku kulahaa fecbook oo la saaray picture πŸ“Έ black

17/10/2023

Lebanon πŸ‡±πŸ‡§ ayaa ku dhawaaqday Baroor diiq qaran maalinta berrito ah, kaddib Duqeynta ay YH caawa ka fulisay cusbitaal ku yaala Gaza

17/10/2023

Qaza: Dhimashada Falastiiniyiinta ayaa gaadhey hadda 4,000 iyada oo markii h**e ay ahayd 3,000 oo u badan dumar iyo carruur, dhaawucuna wuxuu ka badan 13,500 oo ruux; iyada oo ay jiraan boqolaal kale oo lagu la' yahay dhismayaasha ay YH duqaynayso

17/10/2023

HADDA DHIMASHADU WAA AY SII KORODHAY WAXAANAY GAADHAY 1000 QOF OO DHAMAANTOOD LAGU BEEGSADAY CUSBITAAL

17/10/2023

Dhimashadu waa ay korodhay waxaanay hadda maraysaa 800 !!!!!

17/10/2023

Damaca Itoobiya iyo Daanta Galbeed Talow Yaa Guuleysani !!!!

In ka Badan 500 oo falastiiniyiin ah ayay israa,iil ku dishay goob  cusbitaal  ah oo ku yaala Gaza
17/10/2023

In ka Badan 500 oo falastiiniyiin ah ayay israa,iil ku dishay goob cusbitaal ah oo ku yaala Gaza

😭😭😭😭😭πŸ₯±πŸ₯±FREE PALESTINE πŸ‡΅πŸ‡Έ
16/10/2023

😭😭😭😭😭πŸ₯±πŸ₯±
FREE PALESTINE πŸ‡΅πŸ‡Έ

06/10/2023

wixii ku qaatay kuma dhigaan πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ˜ƒπŸ˜ƒ

Address

200
Hargeisa

Telephone

+252634832309

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mo culaydh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mo culaydh:

Shortcuts

Share

Category