27/05/2026
🌙✨ Ciid Mubaarak ✨🌙
Maamulka iyo bahda Somline Academy waxay dhammaan shacabka Muslimiinta ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa. 🤍.
Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadada, hana inagu gaadhsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
🎓 fans Somline Academy
Online Learning Centre
📍 Hargeisa