Ururka Horumarinta Tacliinta Saabuul

Ururka Horumarinta Tacliinta Saabuul Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Horumarinta Tacliinta Saabuul, School, Hargeisa.

13/10/2025
Hambalyo          Hambalyo         Hambalyo.Ururka Horumarinta Tacliinta Saabuul Waxey hambalyo  iyo bogaadin udirayaan ...
03/04/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Ururka Horumarinta Tacliinta Saabuul Waxey hambalyo iyo bogaadin udirayaan dhamaan ardaydii kaalamaha h**e ka gashay Tartankii Quraanka kariimka ee lagu qabtay GOBOLKA DAADMADHEEDH magaalo madaxdiisa OODWAYNE .

Gaar ahaan ardaydii ka socotay madaarista hoostaga uruka SAABUUL .

Ardaydaasoo ku guulaysatay 8 kaalmood oo ka midaa 14ka kalmood ee la abaalmariyay .

Halkan hoose ka eeg magacyada ardaydaas iyo deegaanada ay ka socdeen iyo waliba kaalmaha ay galeen .

Qaybta 20juz

1 Naasir Jamaal ciise (qarwaraabe)................................
10 jus

1 mahdi cumar xasan (c/dheere)
2 c/fataax cismaan haybe (gatiitaley )
4 maxamed yuusuf nur (c/dheere) ................................
5 jus

1 maxamed c/raxiin cali (carraale)
2 khaalid axmed cabdilahi c/dheere)
3 muxiyadiin axmed maxamed (qarwaraabe)
5 maxmed c/karim maxamud (gatitaley)

Sidoo kale waxaan la hilmaami karin hambalyadooda Macalimiintii dadaalkooda iyo wakhtigoodaba ku bixiyay sidii ardaydaas meelsare u gaadhsiin lahaayeen .

29/03/2024

Fursad shoqo macalinimo

Ururka saabuul ee horumarinta waxbarashadu wuxuu ku wargalinayaa cid kastoo danaynaysa fursadan shaqo in uu ka faaiidaysto .
NOOCA SHAQADA : MACALIN QURAAN
GOOBTA : MIYI "baadiye "
GOBAL : Deegaanada hoostaga gobolka DAAD MADHEEDH
TIRADA : LABA MACALIN

Hadab hadii aad ka mid tahay dadka danaynaya fursadan shoqo waxa lagaaga baahan yahay shuruudahan hoos ku xusan :
1. Inuu macalinku 30 juz xifdisanyahay kuna gali karo imtixaan.
2. Inuu shaahdo quraan haysto ama wax u dhigma .
3. In uu leeyahay aqoon diineed haystana shahaado machad ama jaamacadeed ama wax u dhigma .
4. In uu khibrad u leeyahay waxbarida ubadka ku nool baadiyaha ama "miyiga ".
5. In uu buuxinkaro baahiya dacwadeed ee looga baahanyahay deegaanka macalinka looga dhigayo .
5. In uu soo xaraysto CV .
Hadii aad ku qanacday CV ga ku soo hagaaji lanbarkan waths apka 4113181
Wakhtiguna wuu xadidanyahay .

Alla mahadle

25/03/2024

Labadii macalin ee aynu baahinay in Ururka Horumarinta Tacliinta Saabuul uu qaadanayo waxa soo baxay hal macalin imtixaankii laga qaaday .

Sidaa awgeed Waxaanu mar labaad baahinaynaa fursad shoqo macalinimo .
GOOBTA : deegaanada hoostaga gobalka DAAD_MADHEEDH .
TIRADA : 1macalin
Nooca macalinmada : Macalin quraan .

Shuruudaha laga rabo macalinka
1. Inuu macalinku 30 juz xifdisanyahay kuna gali karo imtixaan.
2. Inuu shaahdo quraan haysto ama wax u dhigma .
3. In uu leeyahay aqoon diineed haystana shahaado machad ama jaamacadeed ama wax u dhigma .
4. In uu khibrad u leeyahay waxbarida ubadka ku nool baadiyaha ama "miyiga ".
5. In uu buuxinkaro baahiya dacwadeed ee looga baahanyahay deegaanka macalinka looga dhigayo .
5. In uu soo xaraysto CV .

Fadlan hadii aad ka mid tahay macalimiinta xiisaynaya fursadaa shoqo ama aad garanaysid cid u baahan nagala soo xidhiidh lambarkan hoos ku qoran .
4113181

24/03/2024

Waxa maanta si rasmi u fadhiisanayaa imtixaankii qaar ka midaa macalimiintii soo codsatay fursadihii shaqo ee aanu bartan ku baahinay
Iyagoo macalimiintaasi iskugu jirtay kuwo jooga HARGAYSA BARBARA BURCO
Waxaana maanta u fadhiisanaya macalimiinta joogta hargaysa maadama xurunta gudidu tahay hargaysa .

Fursad shaqo macalinimoUrurka saabuul ee horumarinta waxbarashadu wuxuu ku wargalinayaa cid kastoo danaynaysa fursadan s...
22/03/2024

Fursad shaqo macalinimo

Ururka saabuul ee horumarinta waxbarashadu wuxuu ku wargalinayaa cid kastoo danaynaysa fursadan shaqo in uu ka faaiidaysto .
NOOCA SHAQADA : MACALIN QURAAN
GOOBTA : MIYI "baadiye "
GOBAL : Deegaanada hoostaga gobolka DAAD MADHEEDH
TIRADA : LABA MACALIN

Hadab hadii aad ka mid tahay dadka danaynaya fursadan shoqo waxa lagaaga baahan yahay shuruudahan hoos ku xusan :
1. Inuu macalinku 30 juz xifdisanyahay kuna gali karo imtixaan.
2. Inuu shaahdo quraan haysto ama wax u dhigma .
3. In uu leeyahay aqoon diineed haystana shahaado machad ama jaamacadeed ama wax u dhigma .
4. In uu khibrad u leeyahay waxbarida ubadka ku nool baadiyaha ama "miyiga ".
5. In uu buuxinkaro baahiya dacwadeed ee looga baahanyahay deegaanka macalinka looga dhigayo .
5. In uu soo xaraysto CV .
Hadii aad ku qanacday CV ga ku soo hagaaji lanbarkan waths apka 4113181
Wakhtiguna wuu xadidanyahay .

Alla mahadle

Fursad shaqo macalinimo
Waxa gabagabo ku dhaw xiligii aynu kala saari lahayn macalimiintii soo codsatay fursadaa shaqo
Fadlan hadii aad u baahantahay lambarka hoose nagala soo xidhiidh siina shere garee si ay u gaadho macalimiin badan oo rajaynaya inay jaaniskaa helaan .

Fursad shaqo macalinimoWaxa gabagabo ku dhaw xiligii aynu kala saari lahayn macalimiintii soo codsatay fursadaa shaqo Fa...
22/03/2024

Fursad shaqo macalinimo
Waxa gabagabo ku dhaw xiligii aynu kala saari lahayn macalimiintii soo codsatay fursadaa shaqo
Fadlan hadii aad u baahantahay lambarka hoose nagala soo xidhiidh siina shere garee si ay u gaadho macalimiin badan oo rajaynaya inay jaaniskaa helaan .

Ururka saabuul ee horumarinta waxbarashadu wuxuu ku wargalinayaa cid kastoo danaynaysa fursadan shaqo in uu ka faaiidaysto .
NOOCA SHAQADA : MACALIN QURAAN
GOOBTA : MIYI "baadiye "
GOBAL : Deegaanada hoostaga gobolka DAAD MADHEEDH
TIRADA : LABA MACALIN

Hadab hadii aad ka mid tahay dadka danaynaya fursadan shoqo waxa lagaaga baahan yahay shuruudahan hoos ku xusan :
1. Inuu macalinku 30 juz xifdisanyahay kuna gali karo imtixaan.
2. Inuu shaahdo quraan haysto ama wax u dhigma .
3. In uu leeyahay aqoon diineed haystana shahaado machad ama jaamacadeed ama wax u dhigma .
4. In uu khibrad u leeyahay waxbarida ubadka ku nool baadiyaha ama "miyiga ".
5. In uu buuxinkaro baahiya dacwadeed ee looga baahanyahay deegaanka macalinka looga dhigayo .
5. In uu soo xaraysto CV .
Hadii aad ku qanacday CV ga ku soo hagaaji lanbarkan waths apka 4113181
Wakhtiguna wuu xadidanyahay .

Alla mahadle

Sawirada Q 4aad
11/03/2024

Sawirada Q 4aad

Address

Hargeisa

Telephone

+252634118896

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Horumarinta Tacliinta Saabuul posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ururka Horumarinta Tacliinta Saabuul:

Shortcuts

Share

Category