21/12/2025
Sawiro Q:1aad
Xarunta ๐ฌ๐๐ฝ๐พ๐๐ ๐จ๐๐๐๐๐๐๐๐พ ๐๐ฟ ๐ช๐๐๐๐
๐พ๐ฝ๐๐พ ๐บ๐๐ฝ ๐ฑ๐พ๐๐พ๐บ๐๐ผ๐ (๐ผ๐ธ๐บ๐ ๐ฒ๐ด๐ฝ๐๐ด๐), waxay si guul leh u qabatay tababar ku saabsan "๐ข๐๐๐๐๐ผ๐บ๐
๐ณ๐๐๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐ฝ ๐ญ๐พ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐
๐
๐" kaas oo ay ka faaโiidaysteen 30 arday.
Tababarkani wuxuu diiradda saarayay kobcinta awoodda ardayda ee ftoolmoom, iyo sida loo dhiso xidhiidho wax ku ool ah oo ka caawinaya horumarka tacliimeed iyo ka xirfadeed ba.
Ardaydu waxay heleen fursad ay ku bartaan sida loo qiimeeyo fikradaha si cilmiyaysan, loona gaadho goโaanno xog ku saleysan, isla markaana loo fahmo muhiimada ay leedahay isku xidhka aqoonta, xirfadaha, iyo dadka kale.
Tababarkani wuxuu ahaa mid dhiirrigelin leh, wuxuuna door weyn ka ciyaaray diyaarinta ardayda mustaqbalka shaqo iyo hoggaamineed.
๐ท๐๐๐๐๐๐ 1: ๐ข๐๐๐๐๐ผ๐บ๐
๐ณ๐๐๐๐๐๐๐, waxa jeediyay Macalin ๐ฐ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ธ๐๐๐๐๐๐ ๐ผ๐๐๐e
๐ท๐๐๐๐๐๐ 2: ๐ญ๐พ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐
๐
๐, waxa jeediyay Macalin ๐ช๐๐บ๐
๐๐ฝ ๐ฌ๐๐๐บ๐๐พ๐ฝ ๐ฉ๐บ๐๐บ
๐
๐
๐
ก๐
๐
๐
๐
ข๐
,
โโโโถโโพโโถโโน
๐ผ๐ธ๐บ๐ ๐ฒ๐ด๐ฝ๐๐ด๐