Gurey Online Academy

Gurey Online Academy Welcome to Gurey Online Academy

29/06/2022

Ka faaideysi fiican walaalayaal course-kan muhiimka ah.

Basic English grammar for beginner to advanced.

Waxaan u hambalyeynayaa anagoo ah teamka   ilmaha u dhashey ustaad  , Allah sw hakadhigo mid dalkiisa,diintiisa, iyo dad...
28/06/2022

Waxaan u hambalyeynayaa anagoo ah teamka ilmaha u dhashey ustaad , Allah sw hakadhigo mid dalkiisa,diintiisa, iyo dadkiisaba Anfaca Aamiin Aamiin aaamiin aaamiin.

Hanbalyo ku socota .

There is no winner, you should complete the requirements to win.
16/06/2022

There is no winner, you should complete the requirements to win.

Iskudey wacan walaalayaal.Shuruudaha jawaabta ku xidhan;1. Page-ka Like saar.2. Share garee page-ka.3. Follow dheh.4. Su...
15/06/2022

Iskudey wacan walaalayaal.

Shuruudaha jawaabta ku xidhan;
1. Page-ka Like saar.
2. Share garee page-ka.
3. Follow dheh.
4. Suaasha commentiga kaga jawaab.
5. Whatsappkaga commentiga suaasha kureeb.

Guul wacan ayaan idiin rajeynayaa.

05/05/2022
Keliya bixi lacagta isdiwaangelinta oo ah $ 3 , barona cilmigaas baaxada weyn ee aad loogu baahan yahay.
14/03/2022

Keliya bixi lacagta isdiwaangelinta oo ah $ 3 , barona cilmigaas baaxada weyn ee aad loogu baahan yahay.

Machadka Gurey Online Acadmey waxa aad ka baran kartaa xirfado noloshaada wax kabedeli doona idimka Alle. Hadda waxa soc...
13/03/2022

Machadka Gurey Online Acadmey waxa aad ka baran kartaa xirfado noloshaada wax kabedeli doona idimka Alle.

Hadda waxa socda isdiwaangelinta xirfada
Small Managment Business skills.

Iska diwangeli numberka shaashada ama kudhufo linkigan.

Message Gurey Online Academy on WhatsApp. https://wa.me/message/L6QWSKLVLRS6P1

Asc dhamaan walaalaha qiimaha badan ee nagu xidhan.Ubedel jumladan passive voice kolay haddi aad grammarka soo dhigatay ...
12/03/2022

Asc dhamaan walaalaha qiimaha badan ee nagu xidhan.

Ubedel jumladan passive voice kolay haddi aad grammarka soo dhigatay waad garanaysaa isku day fiican walaalayaal.

Good job.

Bilaabidii Course-ka Small Business Management and Entrepreneur maanta ayuunbaa ka hadhey fadlan kamid noqo ardayda is d...
11/03/2022

Bilaabidii Course-ka Small Business Management and Entrepreneur maanta ayuunbaa ka hadhey fadlan kamid noqo ardayda is diwaangelisey ee ka fii'ideysan doontaa Cilmigan. Waqti badan kaaga bixi lahaa helidiisa iyo dhigashadiisa.

Contac us whatsapp : +2520633788266

Hal maalinbaa ka hadhay bilaabidii course-kaSmall Business Management and Entrepreneur. H**e isu diwaangeli,  muddo koob...
10/03/2022

Hal maalinbaa ka hadhay bilaabidii course-ka
Small Business Management and Entrepreneur.

H**e isu diwaangeli, muddo koobana kubaro
Course-kan qiimaha badan.

Iska diwaangeli numberkan oo ah
Whatsapp number: +252633788266.

Acaademiyada Gurey Online Academy waxa ay bilaabaysaa course gaaban oo waxter u leh bulshaweynta, course-kaas oo ah (Sma...
09/03/2022

Acaademiyada Gurey Online Academy waxa ay bilaabaysaa course gaaban oo waxter u leh bulshaweynta, course-kaas oo ah (Small Business Management and Entrepreneur) Cimiga maamulada Ganacsiga yar iyo sida loo abuuro. Fadlan ka faaideyso, keliya Bixi lacagta diwaangelinta oo noqo Ganacsade.

Address

Allaaamiin-98@hotmail. Com
Hargeisa

Telephone

+252633788266

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurey Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Gurey Online Academy:

Shortcuts

Share

Category