01/01/2024
Hampalyo Hampalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhamaan Ardayda iyo macalimiinta Saba Online Academy Waxay Hampalyeynayaan , qof kasta oo Sanadkan cusubi ugu curtay , Caafimaad qab iyo Nabadgrlyaba ...
Waxan Alle ka baryeynaa inuu inooga dhigo mid badhaadhe iyo Horumar ku salaysan ....๐คฒ๐ฏ
War
Hampalyo Hampalyo โค Dhamaan Bahweynta Saba Online Academy.....๐
WSC