Ifiyaha nolosha

Ifiyaha nolosha batan waxaad ka helaysaa waxyaabo ku saabsan diinta islaamka iwm

28/02/2025

Ramadan Karim dhaman ummad muslinka

15/12/2024

Badi xuzka alleh xili kasta gar ahan xiliga ugunficnthy in ducadada la aqbalo🥰

28/11/2023
31/01/2023

Adunyadu waxy thy mlin aad farah santhy iyo mln murugo
Wana sunnah nolozha tasi💯💯👌

24/01/2023

Azc azxby waxynu jirna hilihi xurmada laha qarkmida marka halagodado faaidada ayleyohin rajab aya inoo biliw ah zhacbanna way xgta waxaa fooda inagu sohaysa bizhii fadliga badnyd ee allah mislimnta ugu deqay aynu usi shaqaysanno
Waxa layidhi bisha rajab waxa lagoqaday beer lafalayo zhacbana wixi labery ay sobaxan ramadnna lagoosto wixi laberty marka koly xigmada wad fahmyzan aynu lasocono اللهم بارك في رجب وشعبان وبلغنا رمضان 👏

21/01/2023

Hadad subacyzatid hasugin galabnimada
Hadad galabaysatidna hasugin subaxnimada dadkii inaga horeyay waa hadalada ay kushaqayn jiren akiid 👌

17/01/2023

Nolosha adunyada waxay ledahay caqabado kalduwn dhamntodna waxa lagaga baxaa waa samirka iyo salada ayaad kashato واصبر صبرا جميلا /صدق الله العظيم

Address

Hargeisa

Telephone

+252659947640

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifiyaha nolosha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ifiyaha nolosha:

Shortcuts

Share