Hana-Qaad Home teaching Center

Hana-Qaad Home teaching Center waxaanu kaa cawinayna helid macalin ku haboon casharada isla khibrad u leh wax dhigista

15/02/2023


bushaaro bushaaro ka faaidayso waalid fursadan dahabigaa taas uu ubadkaga u horseedi karta mustaqbal fiican iyo waxbrash...
15/02/2023

bushaaro bushaaro
ka faaidayso waalid fursadan dahabigaa taas uu ubadkaga u horseedi karta mustaqbal fiican iyo waxbrasho tayo leh

14/02/2023

Bushaaro Bushaare Xafiiska Hana-qaad Home Teaching Tenter wuxu ugu busharayna dhamaan walidiinta ku degen magalada hargaysa ee ubad kooda la jecel waxbarshadaiyo horumarka naftooda inaan idiin soo kordhinay macalimiin tayo leh isla markaana guriga wax kuugu barayaa ubadkaga taaso macalin kasta khibrad u leeyey madada uu dhigaayo shareeco iyo maadiba isla markaana uu meelo badan wax ka soo dhigay

xafiisku waxa uu ku yaaal fooqa oryatalka dabaqiisa labaad
waxaanad kala xidhiidhi kartaa
tell: 0636084893

Send a message to learn more

Address

Hargaisa
Hargeisa

Telephone

+255636084893

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hana-Qaad Home teaching Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share