29/06/2022
Marka qof aan talin jirin qaran dhan masuul looga dhigo waa iska sidaan
Dadkaaga usheeg wixii danah bes
29/06/2022
Marka qof aan talin jirin qaran dhan masuul looga dhigo waa iska sidaan
19/06/2022
Quraanku dawo ayuu uyahay umadda,hanuun iyo naxariis inta alle kacabsanaysa.
Maalin riyood Adoo kujira belo jar makaatuurtay 😅😅
14/06/2022
Dalal haysta kaydka nukliyeerka iyo sida ay ugu kala h**eeyaan
Al jaziira ayaa xogtan ku baahisay bogageeda
04/06/2022
Quruxdii oo loo fahmay qalad waayadaan bal fiiri taageerada ay haystaan labadan ✌️
Sax mise qalad
15/05/2022
Farmaajo ayaa lafilayaa. ??????
Maadaama oo aan u gudubnay wareeggii saddexaad ee tartanka madaxtinnimada dalka, waxaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka codsanayaa in ay codkooda ugu hiiliyaan Isbeddel Doonka Socda oo uu saldhigga u yahay horumarinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Guul Guul Guul
21/04/2022
Somali-land waxa lafilayaa todobaadkan roobab laxaad leh siday waaxda cimiladu sheegeen
31/03/2022
Dawladii somaliya oo markale khilaaf xooggan kadhex qarxay
Markii raysal wasare rooble sheegay inaan farmaajo doorasho diyaar u ahayn iyadoo fahad yasin laga waayay liiska xildhibaanada gudbay
29/03/2022
Ethiopia ayaa sheegtay inay hormar kagaadhay roobab yaraantii qalabkan ayaa kacaawin doona soo jiidashada iyo biyo kadhalinta daruuraha iyadoo mudaba lahadal hayey inay jiraan wararka qalabkan
Waxa lasheegay inay UAE iyo china ay h**e u isticmaaleen
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |